Archive for: September, 2015

Xuska sanadguurada 31aad ee JWXo oo si Live ah hada ay u qabanayso jaaliyada Jarmalka+Sawiro

Xuska sanadguurada 31aad ee JWXo oo si Live ah hada ay u qabanayso jaaliyada Jarmalka+Sawiro

Jaaliyada Ogadenya ee Jarmalka ayaa hada u fadhida xusida sanadguurada 31aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya oo si toos ah uga socota […]

 
 

Daawo: Soodhawayntii Afhayeenka JWXO Mudane Cadaani Ee Canada.

Daawo: Soodhawayntii Afhayeenka JWXO Mudane Cadaani Ee Canada.

Waxaad hoos ka daawataan qaar kamid ah Masuuliinta iyo madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogsdenya (JWXO) ee dalka Canada oo sidiiran usoo dhaweynaysa AfhayeenkaJWXO ahna Gudoomiyaha Hogaanka […]

 
 

Shirkii Billaha Ahaa Ee Jaaliyada Nairobi oo Si Habsami leh Uqabsoomay.

Shirkii Billaha Ahaa Ee Jaaliyada Nairobi oo Si Habsami leh Uqabsoomay.

Waxaa  shalay Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka  Kenya Lagu qabtay Shirkii bilaha  Faraca Faafan ee Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee Kenya, waxaana  ka soo qayb galay inta badan […]

 
 

Dhagaxbuur oo 300 oo Shacab ah Lagu Xidh Xidhay.

Dhagaxbuur oo 300 oo Shacab ah Lagu Xidh Xidhay.

Wararka aan ka helayno dagmada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa sheegaya in 1-3 bishan aan kujiro ay ciidanka Gumaysiga Itoobiya kusoo qabqabteen dad gaadhaya 300 oo qof […]

 
 

Labo Sheekh oo Qabribayax Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Kudileen.

Labo Sheekh oo Qabribayax Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Kudileen.

Wararka nagasoo gaadhaya dagmada Qabribayax ee Gobolka Faafan ayaa sheegaya dilal fool xun oo laba sheekh oo dagmada u dhashay ay ciidanka Gumaysiga Itoobiya ugu gaysteen degmadaas. Warkan […]

 
 

Bishaaro..Bishaaro: Riwaayadii Xornimaa Na Kaafida oo soo baxday(Daawo Video)

Bishaaro..Bishaaro: Riwaayadii Xornimaa Na Kaafida oo soo baxday(Daawo Video)

                          Bishaaro… Bishaar… Bishaaro Kooxda DANAB ee xidigaha bariga Afrika waxay ugu bishaaraynaysaa […]

 
 

Dagmada Danood oo Shacab Farabadan Lagu Waxyeeleeyay.

Dagmada Danood oo Shacab Farabadan Lagu Waxyeeleeyay.

Wararka naga soogaadhaya dagmada Danood ee Gobolka Doollo ayaa sheegaya tacadiyo kaladuwan oo loogaystay dad aad ubadan oo kamid ah dadka deegaankaas kudhaqan. Warkan ooy nasoogaadhsiisay xarunta […]

 
 

Dagaal Culus oo Kadhacay Xamudhlay oo Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle Katirsan.

Dagaal Culus oo Kadhacay Xamudhlay oo Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle Katirsan.

Wararkaan ka helayno Gobolka Shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa faah faahin ka bixinaya dagaal ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia (CWXO) ku qaadeen ciidan kamid ah kuwa uu […]

 
 

Afhayeenka JWXO oo Magaalada Edmonton Sidiiran Loogu Soodhaweeyay.

Afhayeenka JWXO oo Magaalada Edmonton Sidiiran Loogu Soodhaweeyay.

Waxaa sidiiran loogu soo dhaweeyey magaalada Edmonton ee dalka Canada Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ahna Gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka iyo Jaaliyadaha  (HAAJ) Mudane Cabdiqaadir […]

 
 

DaawoVideo: Masuuliyiin JWXO ah: Waynu guulaysanay waxaana Bogaadinaynaa Festivalkii Oslo-Norway

DaawoVideo: Masuuliyiin JWXO ah: Waynu guulaysanay waxaana Bogaadinaynaa Festivalkii Oslo-Norway

Daawo qaar kamid ah Masuuliyiin kamid ah JWXO iyo siyaasiyiin aad u  bogaadiyey qaabkii quruxda badnaa ee casriga ahaa soo jiidashadana lahaa ee ay jaaliyada […]

 
 

Deg Deg: Xerada Qaxootiga ee Xagardheere oo Dab Qabsaday.

Deg Deg: Xerada Qaxootiga ee Xagardheere oo Dab Qabsaday.

Waxaa daqiiqado kahor xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Dhadhaab kakacay dab aad uwayn oo galaaftay hanti aad ubadan dhaawacyo badana gaystay. Dabkan oo ka kacay guri kuyaala […]

 
 

Khilaaf cusub oo ka dhex bilowday ururka TPLF iyo Abay Woldu oo laga hor yimid

Khilaaf cusub oo ka dhex bilowday ururka TPLF iyo Abay Woldu oo laga hor yimid

Warar ONA kasoo gaadhaya xafiiska looga arimiyo ururka TPLF ee qowmiyada Tigrey ayaa sheegaya inuu xisbiga dhexdiisa ka bilowday khilaaf cusub iyo is kooxaysi aad […]

 
 

Zambia police found 100 Ethiopians hidden in truck’s container

Zambia police found 100 Ethiopians hidden in truck’s container

LUSAKA, ZAMBIA – Police in Serenje, Zambia, have intercepted a truck carrying 100 prohibited immigrants of Ethiopian origin, who were hidden behind bags of dry […]

 
 

EU diplomats reveal devastating impact of Ethiopia dam project on remote tribes‏

EU diplomats reveal devastating impact of Ethiopia dam project on remote tribes‏

EU diplomats reveal devastating impact of Ethiopia dam project on remote tribes Lives of semi-nomadic tribespeople being irreversibly changed by relocation into poorly planned settlements […]

 
 

Qoraxay oo Dad Shacaba Lagu Xasuuqay Dhimasho iyo Dhaawacba

Qoraxay oo Dad Shacaba Lagu Xasuuqay Dhimasho iyo Dhaawacba

Wararka naga soogaadhaya Gobolka Qoraxay ee dhulka ogadenia ayaa sheegaya xasuuq ay ciidanka wayaanuhu kagaysteen tuulada Mareeraale oo magaalada Qabridahare u dhaw. Warkan oo ay […]

 
 

Daawo: Dhaanto si casri ah loo tumayo iyo Ciyaalka JWXO oo cagta isla helaya

Daawo: Dhaanto si casri ah loo tumayo iyo Ciyaalka JWXO oo cagta isla helaya

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa da,yarta JWXO ee bari qaban doonta hogaanka dalka Ogadenya oo ciyaar dhaqameedkoodii kusii tababaranaya,waxayna ka qayb galeen Festival lagu qabtay […]

 
 

Qorshaha Minilk : Ku Qabso ku Qadi Maysidi –, TPLF/EPRDF-na : Qasa ku Qadi Maysaane – Noora Afgaab

Qorshaha Minilk : Ku Qabso ku Qadi Maysidi –, TPLF/EPRDF-na : Qasa ku Qadi Maysaane – Noora Afgaab

Waxaan ku balansanayn inaan ka faaloono shirarkii EPRDF iyo xisbiyada uga adeega qawmiyadaha kale oo soo gabagaboobay iyo marxaladda cusub ee Itobiya u bilaabatay. War […]

 
 

Daawo: Warbixin Kooban oo Kusaabsan Socdaalka Mudane Cadaani Hirmooge ee Canada.

Daawo: Warbixin Kooban oo Kusaabsan Socdaalka Mudane Cadaani Hirmooge ee Canada.

Waxaa mudo todobaad ah kusugan oo socdaal shaqo kujooga dalka Canada Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee JWXO ahna Gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka & Arimaha Jaaliyaadka […]

 
 

Somalia: Ethiopian Troops Indict For Killing 4 Men.

Somalia: Ethiopian Troops Indict For Killing 4 Men.

The Ethiopian troops who are part of the African Union Mission in Somalia have been accused of killing 4 civilians including 2 teachers at El-Qooxoole […]

 
 

Meelo Kamid Ah Gobolka Jarar oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Lagu Weeraray.

Meelo Kamid Ah Gobolka Jarar oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Lagu Weeraray.

Wararka aan kahelayno Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo sadexdii bari ee udambaysay kadhacay deegaano gobolka Jarar katirsan. Warkan oon kahelay wariyaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay