Archive for: September, 2015

Dagaalo Kadhacay Gobolka Nogob oo Gumaysiga Khasaare Laxaad Leh Kasoo Gaadhay.

Dagaalo Kadhacay Gobolka Nogob oo Gumaysiga Khasaare Laxaad Leh Kasoo Gaadhay.

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha ONA ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya howlgalladii ugu dambeeyay eey N/hurayaashu kucibaadaystaan oo ka dhacay Gobolka Nogob. Warkan oo faah faahintiisa aan kahelay xarunta […]

 
 

Taariikhdii Gumaysi ee Soomaaliya(Q1aad)

Taariikhdii Gumaysi ee Soomaaliya(Q1aad)

Halbeega cirifka Taariikheed ee gayiga Soomaaliya ayaa marka hadba gees laga eego waxaa uu noqonayaa abuuritaankii soo galitaan ee Gumaysiga gayiga Somaliya, Gumaysiga la gumaystay […]

 
 

Nogob ilaa Xagardheer:Hooyo iyo 6deeda Ilmood oo soo gaadhay Xerada Qaxootiga (Qiso Murugo badan)

Nogob ilaa Xagardheer:Hooyo iyo 6deeda Ilmood oo soo gaadhay Xerada Qaxootiga (Qiso Murugo badan)

Dhibaatooyinka aan kala joogsiga lahayn ee kasocda wadanka ogadenia ee loo gaysanayo shacabka biri magaydada ah ee soomaalida ogadenia ma aha wax aan qalin iyo hadal kusoo […]

 
 

Dagdag: Dil xaq darro ah oo ka dhacay South Afrika(Marxuum Aadan C/Wahaab)+Sawiro

Dagdag: Dil xaq darro ah oo ka dhacay South Afrika(Marxuum Aadan C/Wahaab)+Sawiro

Alle ha u naxariistee waxaa  muddo gaaban kahor lagu hor toogtay dukaankiisa ganacsado u dhashay Ogadenya oo lagu magac-aabi jiray Aadan Cabdiwahaab oo in mudo […]

 
 

Baro qofkii ugu horeeyey ee isagoo ONLF ah Ogadenya cagaha saaray iyo Masuulkii Diray(Daawo Video)

Baro qofkii ugu horeeyey ee isagoo ONLF ah Ogadenya cagaha saaray  iyo Masuulkii Diray(Daawo Video)

Daawadayaal waxaan halkan iidinku soo gudbinaynaa qofkii ugu horeeyey ee loo diro Ogadenya si uu shaqo uga soo qabto isagoo ONLF ah,ahaana aas-aasihii iyo xereeyihiin […]

 
 

Dagmada Dhagaxmadow oo Dad Shacab Ah Xadhig & Dhac Loogu Gaystay.

Dagmada Dhagaxmadow oo Dad Shacab Ah Xadhig & Dhac Loogu Gaystay.

Wararka naga soogaadhaya dagmada Dhagaxmadow ee Gobolka Jarar ayaa sheegaya dhibaatooyin dhankasta ah ooy ciidanka gumaysigu ugaysteen dad shacab ah oo ku dhaqnaa dagmada iyo nawaaxigeeda. Warkan oon […]

 
 

Waxay Ahayd Markii iigu Horeysay een Taageeray Cabdi iley – Noora Afgaab

Waxay Ahayd Markii iigu Horeysay een Taageeray Cabdi iley – Noora Afgaab

Isagu siduu doonaba ha ugasoo cararee, shirkii EPRDF-ta ee ka dhacay magaala madaxda Tigree waxaa u muuqatay wufuudii fadhiday ee dibadda iyo gudahaba isaga timid […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay