Archive for: October, 2015

Taksiile-yaashii Magaalada Bahir-Dar oo Shaqo Joojin Sameeysay.

Taksiile-yaashii Magaalada Bahir-Dar oo Shaqo Joojin Sameeysay.

War deg deg ah oo  naga soo gaadhay magaalada Bahir Dar  ee Gobolka Axmaarda ayaa  tibaaxaya ineey shaqo joojin sameeyeen Taxidii  magaaladaasi. Wararku waxay intaas […]

 
 

Daawo: Heestii Todobaadka By Ayaan Halgan

Daawo: Heestii Todobaadka By Ayaan Halgan

Daawo Hees aad u macaan oo ay  qaaday Ayaan Halgan    

 
 

Maqaal: Kobcinta Garaadku Waa Guusha Mustaqbalkaaga.

Maqaal: Kobcinta Garaadku Waa Guusha Mustaqbalkaaga.

Kobcinta garaadku waxay door muhiim ah ka qaadataa guusha mustaqbaleed ee qofka iyo isbadalka wakhtiyada nolosha ee kala duduwan. Halgamayaal wadada ugu wanaagsan ee garaadka lagudhiso waa […]

 
 

Xubno badan oo ka tirsan xisbiga Buluga ah oo la xidhay

Xubno badan oo ka tirsan xisbiga Buluga ah oo la xidhay

  Wararka naga soo gaadhaya magaalada Arba Minchi ee gobolka Axmaarada  ayaa tibaaxaya in lagu xidhay dhalin yaro aad u tiro badan magaaladaas, waxaa ku jira […]

 
 

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay reysul wasaaraha Hindiya

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay reysul wasaaraha Hindiya

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay reysul wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi iyagoo ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal […]

 
 

Shabeelle & Nogob oo Weeraro Gumaysiga Lagu Wiiqay Lagu Qaaday.

Shabeelle & Nogob oo Weeraro Gumaysiga Lagu Wiiqay Lagu Qaaday.

Wararka naga soogaadhaya Gobolada Shabeelle iyo Nogob ee dhulka Ogadenia ayaa sheegaya 2 dagaal oo ciidanka gumaysiga lagu xasuuqay. Warkan oon kahelay wariyaha ONA uga soowarama Xarunta […]

 
 

Siyaasiyiinta Soomaaliya oo waji cusub lasoo baxay & Itoobiya oo ka walwalsan baraaruga Siyaasiyiinta

Siyaasiyiinta Soomaaliya oo waji cusub lasoo baxay & Itoobiya oo ka walwalsan baraaruga Siyaasiyiinta

Siyaasiyiinta Soomaaliya oo waji cusub lasoo baxay & Itoobiya oo ka walwalsan….. Qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa si cad uga soo horjeeda qorshayaalka dowladaha […]

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Boqortooyada Sacuudiga oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Iskugu Yimid.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Boqortooyada Sacuudiga oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Iskugu Yimid.

Waxaa maanta ooy taariikhdu kubeegnayd 30/10/15  shir isugu yimid Jaaliyada Somali Ogaadenya ee kudhaqan caasimda Boqortooyada Sucuudiga ee Riyaad. Shirkan ayaa lagu furay ayaadaha quraanka […]

 
 

Shirkii Billaha Fraca Faafan oo Nairobi ku qabsoomay+Sawiro

Shirkii Billaha Fraca Faafan oo Nairobi ku qabsoomay+Sawiro

Waxaa  Magaalada Nairobi Xarunta Wadanka Kenya Maanta Lagu Qabtay Shirkii Bilaha ee Jaaliyada Soomaalida Ogadenia gaar ahaan Faraca Faafan, shirka ayaa waxaa ka soo Qeyb […]

 
 

Daawo: Gudomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada & Daryeelka Dadweynaha oo waraysi siiyey ILAYS TV

Daawo: Gudomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada & Daryeelka Dadweynaha  oo waraysi siiyey ILAYS TV

Mudane Axmed Yaasiin Sheekh oo kamid ah golaha Dhexe ee ONLF ahna gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada iyo daryeelka Dadweynaha ayaa waraysi siiyey Ilays Tv,wuxuuna mudane […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Culus oo Kadhacay Xadka U Dhexeeya Sudan & Itoobiya.

Deg Deg: Dagaal Culus oo Kadhacay Xadka U Dhexeeya Sudan & Itoobiya.

War hada nasoo gaadhay ayaa sheegaya in dagaal culus oo dhimasho iyo dhaawacba gaystay uu ka dhacay magaalada Matammaan oo kutaala xadka ay wadaagaan Sudaan […]

 
 

DAAWO: Muxaadararada Todobaadka IN AAD NOQOTIT QOF HAMI SARE QEETBA 1-2

DAAWO: Muxaadararada Todobaadka IN AAD NOQOTIT QOF HAMI SARE QEETBA 1-2

DAAWO: MUXAADARO CUSUB IN AAD NOQOTIT QOF HAMI SARE QEETBA 1-2 SH MUSTAFE X ISMACIIL 2015      

 
 

Khilaafkii Kooxda Wayaanaha U Dhexeeyay oo Wali Siisocda.

Khilaafkii Kooxda Wayaanaha U Dhexeeyay oo Wali Siisocda.

Waxaa ONA soo gaadhay warbixin kusaabsan in Berhane Gebrekiristos oo jagooyin badan kasoo qabtay taliska Itoobiya uu xilkiisii ugu dambeeyay waayay. Berhane ayaa wuxuu ku magacawnaa Wasiiru Dawlaha Arimaha Dibbada ee Itoobiya. Waxaa laga qaaday xilkan isagoo lagu badalay nin layidhaahdo Taye Atsekeselassie. Berhane ayaa horaan usoo waayay dhawr xil oo uu kumagacawnaa sida Xubinimadii Gudiga Fulinta & Golaha Dhexe ee Jabhada TPLF. Warbixintan ayaa intaas kudaraysa in Berhane Gebrekiristos ayaa gabi ahaanba ka dhex baxay siyaasadii Gumaysiga Itoobiya. Arintan ayaa waxay salka kuhaysaa khilaafkii u dhexeeyay kooxda TPLF oo gaadhay meeshii ugu saraysay. Tan iyo intii khilaafkan soo shaac baxay wuxuu saameeyay masuuliin badan oo magac & miisaan ku dhex lahaa taliska Gumaysiga dhexdiisa sida Berhane Gebrekiristos. Dadka Arimaha Gumaysiga falan qeeya ayaa talaabadan ugu dambaysay ee xilka lagaga xayuubiyay Berhane Gebrekiristos ku fasiray inuu hardansiyaasadeed oo hoose kasocdo Gumaysiga dhexdiisa. Waxaa xusid mudan in Berhane uu ahaa ninkii la aaminsanaa inuu Kaligii Taliyihii Bakhtiyay Malez Zinawi uu badali doono, maanta layidhi caruurtaada u xiiro. Waxa kale oo intaas dheer in kal fadhigii ururka TOLF la qabatay 2 jeer in ka yar mudo […]

 
 

Shacabka Oromia oo damaashaad iyo farxad kusoo dhaweeyey Isbahaysiga PAFD(Daawo Video)

Shacabka Oromia oo damaashaad iyo farxad kusoo dhaweeyey Isbahaysiga PAFD(Daawo Video)

Daawo sida ay Qowmiyada Oromadu usoo dhaweysay isbahaysigii PAFD ee Ogadenya,Ormia,Sidama,Gambela,Benishangul.                             […]

 
 

Aragtida Shacabka iyo Dagaalkii Wardheer oo ahaa Bilowga Marxalad Cusub – Noora Afgaab

?????????????

Maleesiyadii Ihadhig (Wayaane) sidaan soo sheegnay markay kasoo adkaadeen kana saareen dalka jabhadii xooga badnayd ee Itixaadka ayay usoo gacan banaanaadeen intii ka hubaysnayd ONLF […]

 
 

Gudiga Dabagalka Dambiyada Dagaalka oo Warbixin Kasoo Saaray Dambiyadii Kadhacay Koonfurta Sudan.

Gudiga Dabagalka Dambiyada Dagaalka oo Warbixin Kasoo Saaray Dambiyadii Kadhacay Koonfurta Sudan.

Gudiga dabagalka dambiyada dagaalka ee Midawga Africa uqaabilsan baadhitaanka dambiyadii ka dhacay Koonfurta Sudan ayaa warbixin ay Talaadadii soo saartay ku sheegay in gabood fallo […]

 
 

An African Union human rights investigation call for an internationally backed, African-led court to try those responsible for the violence

An African Union human rights investigation call for an internationally backed, African-led court to try those responsible for the violence

ADDIS ABABA, Ethiopia – Both the government and rebels in South Sudan carried out war crimes against civilians and should face justice, an African Union […]

 
 

Thousands homeless as El Nino floods sweep Somalia

Thousands homeless as El Nino floods sweep Somalia

Flash floods in Somalia have destroyed thousands of makeshift homes, as well as latrines and shallow wells, the United Nations said, predicting that up to […]

 
 

Itoobiya oo Dayn Badan Beesha Caalamku Ku Leedahay & IMF oo Ka Dayrisay.

Itoobiya oo Dayn Badan Beesha Caalamku Ku Leedahay & IMF oo Ka Dayrisay.

Warar lagu kalsoon yahay oo ONA soo gaadhay ayaa tibaaxaya in Gumaysiga Itoobiya dayn badan oo gaadhaysa ilaa 25 Billion oo Dollar ka Maraykanka ah […]

 
 

Video: HON;Mrs Khaliso Ugas Mahad speaking at the new alliance Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)

Video: HON;Mrs Khaliso Ugas Mahad speaking at the new alliance Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)

HON;Mrs Khaliso Ugas Mahad speaking at the new alliance Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)                   […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay