Faah Faahinta Ciyaartii Dhexmartay Ogadenya & Cameron.
Ciyaar kulul ayaa dhexmartay xulka qaranka Ogadeniya Iyo Cameroon taasoo ka dhacday magaalada Port Elizabeth ee garoonka Oval Stadium ciyaarta oo ahayd mid xiiso badan […]
Ciyaar kulul ayaa dhexmartay xulka qaranka Ogadeniya Iyo Cameroon taasoo ka dhacday magaalada Port Elizabeth ee garoonka Oval Stadium ciyaarta oo ahayd mid xiiso badan […]
/ Warar /
Wararka naga soogaadhaya Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya Tacadiyo aad u badan ooy ciidamada gumaysigu u gaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan qaybo kamid […]
/ Warar /
Waagacusub.net – Somali people are very concerned about the Ethiopian occupation in their territory, Waagacusub Media, an Investigative news outlet, has obtained that at least […]
/ News in English /
Kooxda kubada cagta ee OYSU-South Africa ayaa ciyaartii labaad la galay kooxda dalka Cameroon waxayna kusoo dhamaatay 0-0 halkaas oo ay kooxda Ogadenya si toos […]
/ Warar /
Waxaa kulankii sadex bilood laha ahaa iskugu yimid markay taariikhdu ahayd 4 October, 2015 Hogaanka Abaabulka & Arimaha Jaaliyaadka (HAAJ). Kulankan oo mudo saacado ah […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dagaal labo qaybood ah oo ciidan wayaanaha katirsan ku dhexmaray gudaha magaalada Qabridahare. Faah faahinta dagaalkan […]
/ Warar /
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hor timid talo-soo-jeedin looga xaajoonayo Qaramada Midoobay oo ah in la joojiyo heshiisyada shidaalka iyo saliidda ee Soomaaliya, si uusan […]
/ Warar /
Shir abaabul oo si heersara ah loo soo abaabulay ayaa habenkii Axada ahaa lagu qabatay magaalada St.Cloud ee gobolka Minnesota. Shirkan oo ay kasoo qayb galen dhamaanba bulshada […]
/ Warar /
Seattle,WA: Waxaa magaalada Seattle ee gobolka Washington laga xusay sannad guuradii 31aad ee Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia (JWXO). Xafladdan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay shacabweynaha […]
/ Warar /
Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA uga soo warama Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya 3 dagaal oo kadhacay Gobolada Nogob, Qoraxay iyo Jarar oo ciidanka wayaanaha lagu […]
/ Warar /
Dibadbax balaadhan oo looga soo horjeedo Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda wadanka Soomaaliya. Dibadbaxa ayaa ujeedadii loo soo qaban […]
/ Warar /
Warar lagu kalsoon yahay oo ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in Gumaysiga Itoobiya lagu soo eedeeyay wada hadaladii udhexeeyay wadamada isku haysta biyo xidheenka wayn […]
/ Warar /
Kooxda kubada Cagta ee ururka Dhaliyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee OYSU ee kaqayb galaya Koobka loodhigay Jaaliyaadka Afrika ee kudhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa […]
/ Warar /
Gudida Maamulka faraca Kwazuku Natal ee dalka Koonfur Afrika oo kamid ah Jaaliyada Somalida Ogaadeeniya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa kulan hawleed kuyeeshay magaaladaas. Hawlwadeenka […]
/ Warar /
Daawo Video Clip yar oo hordhac ah.
/ Warar /
Somalia opposes a moratorium on oil deals that’s being discussed at the United Nations as a way of stabilizing one of the world’s most […]
/ News in English /
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo bankiga adduunka ayaa kala saxiixday heshiis lagu taageerayo shaqaalaha dowladda dhexe iyo kuwa maamul-goboleedyada. Heshiiska oo ka dhacay caasimadda […]
/ Warar /
Waxaa qarankii Somaliyed qabsaday oo caqabad kunoqday gumaysi farsamaysan oon marnaba karaali ahayn ineey Somaliya dawlad awood leh kadhalato. Inbadan ayaa loo sheegay shacabka Somaliyed […]
/ Warar /
Copyright © 2021 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)