Archive for: October, 2015

Xubnaha Xarunta Jaaliyada S.Ogadenya ee Koonfur Africa oo Kulmay.

Xubnaha Xarunta Jaaliyada S.Ogadenya ee Koonfur Africa oo Kulmay.

Waxaa maalintii shalay ahayd (27/10/2015) kulankoodii caadiga ahaa iskugu yimid Xubnaha Xarunta Jaaliyadda Somaalida Ogaadeenya ee Konfur Africa . Shirku wuxuu ahaa shirkii billaha ahaa […]

 
 

Daawo: Dareenka iyo farxada Dadweynaha ee isbahaysiga cusub(PAFD)

Daawo: Dareenka iyo farxada Dadweynaha ee isbahaysiga cusub(PAFD)

Shucuubta ay matalaan shantii urur ee iska bahaystay gumaysiga Itoobiya ayaa muujiyey dareenkooda iyo sida ay u taageersan yihiin uguna faraxsan yihiin isbahaysigaa cusub ee […]

 
 

OGAYSIIS MUHIIM AH: ILAYS TV Satelitte OO HAWADA SOO GALAYA: NOV.2 2015

OGAYSIIS MUHIIM AH: ILAYS TV Satelitte OO HAWADA SOO GALAYA: NOV.2 2015

Dhamaan shacbiga Somalida Ogadeniya waxaa farxad iyo horumar u ah inuu soo gabagaboobay qorshihii aan ugu wada jirnay helitaanka Tv aan umada Soomaaliyeed siiba shacabka […]

 
 

Dr. Merera Gudina oo sheegay in aysan Itoobiya nabad galyo & xasiloonk ka jiri karin.

Dr. Merera Gudina oo sheegay in aysan Itoobiya nabad galyo & xasiloonk ka jiri karin.

  Dr. Merera Gudina oo ah gudoomiyaha  xisbiga mucaardaka ee loo yaqaano Oromo Federalist oo isla markaana ah hoogamiyaha ugu cad cad ururada mucaaradka ah […]

 
 

Daawo:Hees wadani ah

Daawo:Hees wadani ah

DAAWO:HEES WADANI AH  “DHIGI MAAYO TUUTAHA” SALAD DARBI.      

 
 

Madaxweyne Xasan oo la kulmi doona boqorka Sacuudi Carabiya

Madaxweyne Xasan oo la kulmi doona boqorka Sacuudi Carabiya

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la filayaa inuu kulan la […]

 
 

Maxaa Keenay Shir kasta oo ay yeeshaan Madaxda Soomaalidu in shisheeyuhu joogo?.

Maxaa Keenay Shir kasta oo ay yeeshaan Madaxda Soomaalidu in shisheeyuhu joogo?.

shirShir kasta oo ay yeelanayaan Madaxda Maamulada dalka ka jira waxaa goob joog ka ah shisheeyaha Soomaaliya ku soo duulay saraakiishiisa. labada nin ee shirarkaas […]

 
 

UNPO Welcomes the Founding of Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)

UNPO Welcomes the Founding of Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)

UNPO Welcomes the Founding of Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) 26 October 2015, Brussels – The Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO) welcomes […]

 
 

Haweenka Ogadenya ee Xagar-Dheer oo Shir Iskugu Yimid.

Haweenka Ogadenya ee Xagar-Dheer oo Shir Iskugu Yimid.

Waxaa shalay Isniin ooy taariikhduna ay ku beegnayd 26/10/15 xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi kaqabsoomay kulan aad u balaadhan ooy yeesheen haweenka ree Ogadenia ee […]

 
 

HRW: Tacaddiyo Ayaa Ka Jira W/Galbeed

HRW: Tacaddiyo Ayaa Ka Jira W/Galbeed

Hay’addu waxa ay sheegtay inay sii kordhayso in dadka xanuunka dhimirka qaba lagu qasbo xarumaha lagu hayo, halkaas oo ay ku wajahaan tacaddiyo ba’an iyo […]

 
 

Hidaha & Dhaqanka Ogadenya oo Xagar-Dheer Laga Xusay.

Hidaha & Dhaqanka Ogadenya oo Xagar-Dheer Laga Xusay.

Waxaa shalay ooy taariikhdu kubeegnayd 26/10/15 xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi lagu qabtay xaflad balaadhan ooy kasoo qayb galeen dad aad u badan oo isugu jira […]

 
 

5 Askari & Sarkaal Ciidanka Woyanah Katirsan oo Lagu Dilay Magaalada Gonder.

5 Askari & Sarkaal  Ciidanka Woyanah Katirsan oo Lagu Dilay Magaalada Gonder.

Wararka ONA kasoo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa tibaaxaya in nin looga shakiyay inuu ka tirsanyahay Jabhada hubaysan ee Ginobt 7 Arbenyoj isla […]

 
 

Dhaawac & Xadhig Loo Gaystay Shacabka Ku Nool Qorahay & Nogob.

Dhaawac & Xadhig Loo Gaystay Shacabka Ku Nool Qorahay & Nogob.

Wariyaha ONA uga soo warama Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa ka warbixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee loogaysto dadka shacabka ah ee S.ogadenia ee […]

 
 

Ethiopia: 5 opposition groups in exile say they have formed alliance seeking change back home

Ethiopia: 5 opposition groups in exile say they have formed alliance seeking change back home

By RODNEY MUHUMUZA, Associated Press KAMPALA, Uganda (AP) — Five Ethiopian dissident groups in exile said they have formed an alliance to bring a change […]

 
 

Watch Video: what is the Alliance(PAFD) stand for

Watch Video: what is the Alliance(PAFD) stand for
 
 

Daawo: Shucuubta shantii urur ee Itoobiya iska bahaystay oo ku faraxsan isbahaysiga PAFD

Daawo: Shucuubta shantii urur ee Itoobiya iska bahaystay oo ku faraxsan isbahaysiga  PAFD

Kadib markii qalinka lagu duugay isbahaysiga cusub ee ay isku bahaysteen ururada hubaysan ee kasoo horjeeda Itoobiya ayay shacabka ay matalaan shantaas urur kusoo dhaweeyeen […]

 
 

Dr. Cabdiraxman Mahdi oo qeexaya ujeedada isbahaysiga cusub ee PAFD(Daawo Video)

Dr. Cabdiraxman Mahdi oo qeexaya ujeedada isbahaysiga cusub ee PAFD(Daawo Video)

Xoghayaha Arimaha Dibada ee ururka ONLF Dr.Cabdiraxmaan Mahdi ayaa si waafi ah u qeexay ujeedada iyo danta laga leeyahay isbahaysiga cusub ee shanta urur ee […]

 
 

Herman Cohen oo Sheegay In ree Galbeedku Ku Khaldameen In TPLF Talada Itoobiya Loo gacan Galiyay 1991.

Herman Cohen oo Sheegay In ree Galbeedku Ku Khaldameen In TPLF Talada Itoobiya Loo gacan Galiyay 1991.

Waxaa waraysi uu shalay bixiyay Herman Cohen, oo ahaa Kuxigeenkii Wasiirka Arimaha Dibbada ee Maraykanka isla markaana u qaabilsanaa Arimaha Africa ayaa sheegay ineey Maraykanku […]

 
 

Madaxwaynaha Somaliya oo Furay Kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka.

Madaxwaynaha Somaliya oo Furay Kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka.

Madaxweynaha Somaaliya ayaa furay kal-fadhiga 7aad ee baarlamaanka federaalka ooy soo xaadireen inka badan 140 xildhibaan. Kulanka oo uu shir guddoominayey afhayeenka baarlamaanka Dr. Maxamed Sheekh […]

 
 

Dagaalo Ciidanka Gumaysiga Lagu Jabiyay oo Ka Dhacay Qoraxay & Jarar.

Dagaalo Ciidanka Gumaysiga Lagu Jabiyay oo Ka Dhacay Qoraxay & Jarar.

Sida ay nagu soo gaadheen warar aan kahellay Gobollada Qoraxay & Jarar ayaa sheegaya 2 dagaal oo aad u waawayn oo dhexmaray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay