Archive for: October, 2015

Deg Deg: Xulka Ciyaartooyda Ogadenya oo 4 Kaga Badiyay South Africa.

Deg Deg: Xulka Ciyaartooyda Ogadenya oo 4 Kaga Badiyay South Africa.

Ciyaar aad u xiisa badan oo wadanka Koonfur Africa ku dhexmartay Xulka Ciyaartooyda Somalida Ogadenya iyo wadanka Koonfur Africaya ayeey Ogadenya 4 gool kaga badisay […]

 
 

Dhagayso: VOA oo Xoghayaha Arimaha Dibada ee ONLF ka waraysatay isbahaysiga Cusub ee PAFD

Dhagayso: VOA oo Xoghayaha Arimaha Dibada ee ONLF ka waraysatay isbahaysiga Cusub ee PAFD

Idaacada VOA laanta afka Soomaaliga ayaa Xoghayaha arimaha dibada ee ONLF  Mudane Cabdiraxmaan Mahdi ka waraysatay isbahaysiga cusub ee ay ONLF kamidka tahay ee lagu […]

 
 

THE IMPENDING CRISIS IN ETHIOPIA: A COSTLY DELAY

THE IMPENDING CRISIS IN ETHIOPIA: A COSTLY DELAY

By Courtenay Cabot Venton | Ethiopia is yet again facing a humanitarian crisis that looks set to devastate much of the country’s population. Despite impressive growth figures […]

 
 

Daawo: Sida loo kala sixiixay heshiiska isbahaysiga ururada ONLF,OLF,SNLF,GPLM,BPLM(PAFD)

Daawo: Sida loo kala sixiixay heshiiska isbahaysiga ururada ONLF,OLF,SNLF,GPLM,BPLM(PAFD)

Waxaa magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway  isbahaysi ku wada galay shan urur oo kamid ah ururada ugu awooda iyo ciidanka badan ee hubaysan kana […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Boob Daran Kuhaya Dhul Beereed Shacabka Godey Lahaa.

Gumaysiga Itoobiya oo Boob Daran Kuhaya Dhul Beereed Shacabka Godey Lahaa.

Sida uu kusoo waramay Wariyaha ONA ee dalka Ogadenya waxaa boob haahsan kuhaya dhul beereed aad ubadan oo shacabka Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Xarunta […]

 
 

Machadka Cilmi-Baadhista Ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Arday Qalinjabisay.

Machadka Cilmi-Baadhista  Ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Arday Qalinjabisay.

Machadka Cilmi Baadhista ee magaalada Garissa ayaa Guudoonsiiyay 21 Arday oo ka tirsan jaaliyada Barsan ee Somalida Ogadenia kuwaasoo  kaqalin-jabiyay Koorsada Alifle. Maamulka Machadka Magaalada […]

 
 

Maqaal: Somaliyey Hilmaanka Tariikhdadu Waxay Ku Dhaxalsiisaa Gumaysi By: (Kulmiye Abdi).

Maqaal: Somaliyey Hilmaanka Tariikhdadu Waxay Ku Dhaxalsiisaa Gumaysi By: (Kulmiye Abdi).

Walaalayaal taariikdu waa maado muhiim u ah bulsho kasta, waa macalin dadka bara wixii tagay iyo wax jooga, waa iftiin bidhaansha aayaha iyo mustaqbalka, kana diga kudhaqanka […]

 
 

Golaha Ammaanka oo Kordhiyay Xayiraadii Hubka Somaliya.

Golaha Ammaanka oo Kordhiyay Xayiraadii Hubka Somaliya.

Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabataynta hubka ee mudada dheer saaran dalka Soomaaliya. Golaha ayaa isku raacay ineey cunaqabatayntu Somaliya saarnaato illaa dabayaaqada sannadka […]

 
 

Xafaladii Lagu Soo Gabogabaynayay Aasaaska Isbahaysiga PAFD oo Magaalada Oslo Kadhacday.

Xafaladii Lagu Soo Gabogabaynayay  Aasaaska Isbahaysiga PAFD oo Magaalada Oslo Kadhacday.

  Waxaa maaanta ooy taariikhdu tahay 24 October 2015 lagu qabtay magaalada Oslo xaflad balaadhan oo lagu soo gabogabaynayo asaaska Xisbiga Dadka ee Dimuqradiyada & […]

 
 

Formation of Peoples Alliance for Freedom and Democracy

Formation of Peoples Alliance for Freedom and Democracy

Signing Ceremony, Oslo, Norway October 23, 2015 Delegates of Benishangul People’s Liberation Movement (BPLM), Gambella People’s Liberation Movement (GPLM), Ogaden National Liberation Front (ONLF), Oromo […]

 
 

Daawo: Dhaanto Aad U Xiisa Badan & Kooda Danab ee Bariga Africa.

Daawo: Dhaanto Aad U Xiisa Badan & Kooda Danab ee Bariga Africa.

Kooxda Danab ee Bariga Africa ayaa muujiyay bisayl & aqoon dheeri ah ooy u leyihiin suugaan Halgameedka gaar ahaan Dhaantada. Waxaad hoos ka daawataan dhaanto […]

 
 

Ciidan Ka Baxsaday Cadawga & Gaadhi Ku Gadoomay Birqod oo Khasaare Ka Dhashay.

Ethiopian soldiers ride on an army truck on the road to Afgooye settlement, about 30km (19 miles) south of Somalia's capital Mogadishu January 24, 2007. Ethiopian forces who helped Somalia's interim government rout rival Islamists in a war over the New Year began leaving the chaotic Horn of Africa nation's capital on Tuesday, Ethiopia said. REUTERS/Shabelle Media (SOMALIA) - RTR1LK08

Wararka naga soogaadhaya Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar ayaa sheegaya burbur soo gaadhay ciidanka wayaanaha ee kusugnaa deegaankaas. Warkan oon xaqiiqadiisa kahellay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa […]

 
 

Faraca Barsan ee Jaaliyada Garisa oo Maamul Doortay + Sawiro

Faraca Barsan ee Jaaliyada Garisa oo Maamul Doortay + Sawiro

Waxaa magaalada garissa ee caasimada Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya  si habsami leh uga furmay shir ay si wanaagsan u soo Abaabuleen FARACA BARSAN […]

 
 

Dagaalo Culus oo Kadhacay Gobolka Nogob.

Dagaalo Culus oo Kadhacay Gobolka Nogob.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa tibaaxaya dagaalo culus oo cashir loogu dhigay ciidanka gumaysiga ee u tababaran xasuuqa dadka shacabka ah ee soomaalida […]

 
 

War Saxaafadeed uu Soo Saaray Isbihaysiga PAFD ee Oslo lagu dhisay

War Saxaafadeed uu Soo Saaray Isbihaysiga PAFD ee Oslo lagu dhisay

War Saxaafadeed 23 Oct.2015 Aas Aaska Isbihaysiga Shacabka ee Xornimada & Dimuqradiyada ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano (PAFD). Waxaa intii u dhaxaysay 22-23 October, […]

 
 

Deg Deg:Isbahaysi cusub oo Itoobiya kasoo horjeeda oo lagaga dhawaaqay Oslo-Norway+Sawiro

Deg Deg:Isbahaysi cusub oo Itoobiya kasoo horjeeda oo lagaga dhawaaqay Oslo-Norway+Sawiro

Waxaa waxyar kahor qalinka si wadajir ah ugu duugay shan urur oo shirar ugta socdeen magaalada Oslo ee dalka Norway,ururadan ayaa kala ahaa: Ogaden National […]

 
 

Press Release: THE FOUNDING OF PEOPLES’ ALLIANCE FOR FREEDOM AND DEMOCRACY (PAFD)

Press Release: THE FOUNDING OF PEOPLES’ ALLIANCE FOR FREEDOM AND DEMOCRACY (PAFD)

Press Release THE FOUNDING OF PEOPLES’ ALLIANCE FOR FREEDOM AND DEMOCRACY (PAFD) Delegates of Benishangul People’s Liberation Movement (BPLM), Gambella People’s Liberation Movement (GPLM), Ogaden […]

 
 

Declaration of the establishment of The Peoples’ Alliance for Freedom and Democracy (PAFD

Declaration of the establishment of The Peoples’ Alliance for Freedom and Democracy (PAFD

The Benishangul People’s Liberation Movement (BPLM), Gambella People’s Liberation Movement (GPLM), Ogaden National Liberation Front (ONLF), Oromo Liberation Front (OLF) and Sidama National Liberation Front […]

 
 

Shirkii Gudiga Maamulka Xeryaha Qaxootiga ee Caadiga Ahaa oo Qabsoomay.

Shirkii Gudiga Maamulka Xeryaha Qaxootiga ee Caadiga Ahaa oo Qabsoomay.

Maalin nimadii shalay oo Khamiis ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 21/10/2015 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shirkii faracyada Dhadhaab iyo Faafi ee dhici […]

 
 

Muxaadarada Todobaadka: Fadliga Soonka Maalinta Caashuraa.

Muxaadarada Todobaadka: Fadliga Soonka Maalinta Caashuraa.

Waxaan akhristeyaasha sharafta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA usoo gudbinaynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadlaysa fadliga maalinta Caashuraa. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay