Archive for: October, 2015

Biyo la`aan Aad U Daran oo Kajirta Magaalada Jigjiga.

Biyo la`aan Aad U Daran oo Kajirta Magaalada Jigjiga.

Wararka kusoo dhacaya wakaalada wararka Ogadenya(ONA)ee ay ka helayso magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in biyo la’aan aad u daran ay kajirto guud ahaan magaalada Jigjiga oo […]

 
 

Khasaare Dhimasho & Dhaawac Leh oo Ka dhashay Labo Gaadhi oo Isku Dhacday.

Khasaare Dhimasho & Dhaawac Leh oo Ka dhashay Labo Gaadhi oo Isku Dhacday.

Shil baabuur oo kadhacay duleedka dagmada Shilaabo ee gobolka Qoraxay  ayaa sababay shimashada iyo dhaawaca dad badan oo shacab ah waxaana shilkaas kunaf waayay 3 qof halka […]

 
 

Shacab Dil & Xadhig Loogu Gaystay Gobollada Shabeele & Faafan.

Shacab Dil & Xadhig Loogu Gaystay Gobollada Shabeele & Faafan.

Waraka naga soo gaadhaya Gobolka Shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo ay ciidanka gumaysigu u gaysteen dad shacab ah oon waxba galabsanin. Warkan ayaan kahelay […]

 
 

Qaxootiga Somaliya oo Loogu Deeqay 105 Milyan oo Dollar.

Qaxootiga Somaliya oo Loogu Deeqay 105 Milyan oo Dollar.

Shirkii magaalada Brussels ee daraad lasoo gabagabeeyay ayaa  loogu yaboohay 105 Milyan oo doolar dib u dejinta  qaxootiga Somalida ee kusugan dalalka dariska la ah […]

 
 

Dagaalo Ciidanka Gumaysiga Lagu Wiiqay oo Gobolka Shabeele Ka Dhacay.

Dagaalo Ciidanka Gumaysiga Lagu Wiiqay oo Gobolka Shabeele Ka Dhacay.

Wararka lagu kalsoon yahay oon ka hellay Gobolka Shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya laba dagaal oo ciidanka Wayaanaha lagu naafeeyay. Dagaaladan oo ahaa weeraro ay Ciidanka […]

 
 

Breaking News: Five Organisations struggling for the right of self-determination and democary in Ethiopia have started a conference today in Oslo, Norway

Breaking News: Five Organisations struggling for the right of self-determination and democary in Ethiopia have started a conference today in Oslo, Norway

Breaking News October 22, 2015 Five Organisations struggling for the right of self-determination and democary in Ethiopia have started a conference today in Oslo, Norway. […]

 
 

Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacay Degmada Shilaabo

Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacay Degmada Shilaabo

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in shuban biyood uu ka dilaacay dagmada,kadib markay ciidanka gumaysigu burburiyeen ceelkii riiga ahaa […]

 
 

Deg Deg: Shir ay Iskubahaysanayaan 5-Urur oo ONLF Kamid tahay ayaa Hada Kafurmay Magaalada Oslo ee Dalka Norway+Sawiro

Deg Deg: Shir ay Iskubahaysanayaan 5-Urur oo ONLF Kamid tahay ayaa Hada Kafurmay Magaalada Oslo ee Dalka Norway+Sawiro

Waxaa saaka ka furmay magaalo madaxda dalka Norway ee Oslo shir balaadhan oo lagu yagleeli doono Isbahaysi cusub oo loogu magac daray ” Isbahaysiga Shacabka […]

 
 

Ururka OYSU Faraciisa Alberto ee Dalka Canada oo Shirkiisii Qabsoomay.

Ururka OYSU Faraciisa Alberto ee Dalka Canada oo Shirkiisii Qabsoomay.

Waxaa Shir muhiim ah isugu yimid Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somaalida Ogaadeeniya (OYSU) ee ku dhaqan gobolka Alberta ee dalka Canada kaasoo lagu qabtay xarunta […]

 
 

Dhagayso: Gabaygii Dheef-Shidaal & Xaaji M/rashiid.

Waxaad hoos ka dhagaysataan gabay aad u qiimo badan oo maqal ah. Gabaygan oo ciiwaankiisu yahay ” Dheef Shidaal”. Waxaa gabaygan tiriyay isla markaana ku […]

 
 

Shir Qaxootiga Somaliya Dhaqaale Loogu Arurinayo oo Brussels Kafurmay.

Shir Qaxootiga Somaliya Dhaqaale Loogu Arurinayo oo Brussels Kafurmay.

Waxaa magaalada Brussels ee dalka Belgium lagu qabtay shir dhaqaale loogu yaboohayo caawimada Qaxootiga Soomaalida ee daneynayna ineey iskood dib ugu laabtaan dalkooda hooyo. Raysul […]

 
 

 Faallo: Shidaalka Ogadenya, Itoobiya Soojeed kusoo saari waydaye, ma Riyo ayay kusoo saari!+Gabayga Dheef-Shidaal, By-Xaaji

 Faallo: Shidaalka Ogadenya, Itoobiya Soojeed kusoo saari waydaye, ma Riyo ayay kusoo saari!+Gabayga Dheef-Shidaal, By-Xaaji

Waxaa caadi iska ah in baadilku u ekaado Daadxoorta isagoo bulaalaaya ood moodo inuuna waligii dhamaanayn. Waxaa kale oo caadi ah in xaqu yahay sida […]

 
 

Istraatiijiyadii Wayaanaha ee ahayd Dagaalama ama Yaaca Maxaa uga Hirgalay? -Noora Afgaab

Istraatiijiyadii Wayaanaha ee ahayd Dagaalama ama Yaaca Maxaa uga Hirgalay? -Noora Afgaab

Wayaanaha (TPLF) waxay Itobiya qabsadeen ama loo dhiibay markii dagaal sokeeye oon waxba la’isula hadhin qabiilna ku salaysan uu hadheeyey dalka Somaliya, Qaranimadii Somaliyana ay […]

 
 

Askartii Axmaarada ee Xisbiga ANDM oo Addis Ababa Ka Dawarsanaya.

Askartii Axmaarada ee Xisbiga ANDM oo Addis Ababa Ka Dawarsanaya.

Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in ciidankii Dhaqdhaqaaqa Dimuqraadiyada ee Xisbiga Axmaarada ee marka lasoo gaabiyo […]

 
 

Shirka Wadatashiga 2015 & Jaaliyada Norway oo Ka Qaybgashay.

Shirka Wadatashiga 2015 & Jaaliyada Norway oo Ka Qaybgashay.

Shirka ay sanadkiiba mar dawlada Norway qabto ayaa ujeedadiisu waxay tahay sidii ay dawlada iyo dadyawga kusoo haajiray Norway uga wada hadli lahayeen arimaha ugu […]

 
 

Why is Ethiopia Hungry Again?

Why is Ethiopia Hungry Again?

By Jawar Mohammed* Just a couple months ago, Western leaders and media outlets were fascinated with Ethiopia’s ‘miraculous’ economic growth. From Bill Gates to Obama, […]

 
 

Somaligii Ugu Horeeyay oo Kamid Noqda Baarlamaanka Dalka Canada.

Somaligii Ugu Horeeyay oo Kamid Noqda Baarlamaanka Dalka Canada.

Axmed Xuseen oo ah Soomaali Canadian ah ayaa noqday Soomaaligii ugu horeeyay ee noqda Mudane katirsan Baarlamaanka dalka Canada kadib markii uu helay 17,420 cod. Axmed […]

 
 

Daawo: Hees halgameed ‘ogoow xoolo kama dhicin’

Daawo: Hees halgameed ‘ogoow xoolo kama dhicin’

Waa hees halgameed uu ku luuqeynayo halgame Ahmed Gurmad iyo xafladdii sannad-guuradda ONLF Seattle, WA. HALKAN KA DAAWO    

 
 

Human remains found in search for missing Somali man Abdulahi Igal

Human remains found in search for missing Somali man Abdulahi Igal

Human remains believed to be those of missing Somali man Abdulahi Mohamad Igal have been discovered in the eastern Perth suburb of Mirrabooka. Police said […]

 
 

Waa Gabay Loogu Magacdaray Qoomamo iyo Abwaan Gaboose

Waa Gabay Loogu Magacdaray Qoomamo iyo Abwaan Gaboose

Gabayga Qoomamo ayuu abwaanka wuxuu kaga sheekaynayaa dabaqoodhiga iyo dhibka uu ku hayo bulshadiisa iyo wuxuu ku dambayn doono. Waa gabay xamaasad iyo xikmad ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay