Archive for: October, 2015

Xildhibaan:Rayaale Xaamud oo runta iyo danteeda u sheegay Soomaali oo dhan

Xildhibaan:Rayaale Xaamud oo runta iyo danteeda u sheegay Soomaali oo dhan

Siyaasiga weyn ee Soomaaliyed ahna xildhibaan katirsan golaha dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenya Prof.Rayaale Xaamud Axmed ayaa booqasho uu ku tagay boqortooyada Ingiriiska wuxuu […]

 
 

Gooooal: Daawo Quruxda Ciyaartooyda Ogadenya iyo Hees Aad u Macaan.

Gooooal: Daawo Quruxda Ciyaartooyda Ogadenya iyo Hees Aad u Macaan.

Xulka kubada cagta ee Ogadenya ee ka qayb galaya tartamaha cayaaraha ee ka socda wadanka K/Afrika oo u gudubtay wareegyadii ugu dambeeyey kadib markay shalay […]

 
 

Shirka wadatashiga doorashooyinka Soomaliya ee 2016 oo furmay

Shirka wadatashiga doorashooyinka Soomaliya ee 2016 oo furmay

Shirka Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka  Soomaliya eesanadka 2016 ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda, […]

 
 

Deg Deg:Wakiiladii Gumaysiga ee Ogadenya soo martay oo dhan iyo Hawaarintii oo Godey la isgu keenay

Deg Deg:Wakiiladii Gumaysiga ee Ogadenya soo martay oo dhan iyo Hawaarintii oo Godey la isgu keenay

Warar hor dhac ah oo soo gaadhay warbaahinta ONA ayaa tibaaxaya in magaalada Godey la isgu keenay dhammaan wiixii gumaysiga wakiilka uga ahaan jiray Ogadenya […]

 
 

Notice: Public Meeting-People Alliance for Freedom & Democracy(PAFD)

Notice: Public Meeting-People Alliance for Freedom & Democracy(PAFD)

What gives power to people is the ability to embrace a common purpose. PAFD members and peoples will jointly struggle to achieve freedom, democracy and […]

 
 

Ogaysiis: Kasoo qaybgal munaasabada isbahaysi cusub (Oslo-Norway)

Ogaysiis: Kasoo qaybgal munaasabada isbahaysi cusub (Oslo-Norway)

  What gives power to people is the ability to embrace a common purpose. PAFD members and peoples will jointly struggle to achieve freedom, democracy […]

 
 

Daawo: Wacdarihii ka dhacay Tartankii Cayaaraha &Xulka Ogadenya oo ka badiyey Somalia

Daawo: Wacdarihii ka dhacay Tartankii Cayaaraha &Xulka Ogadenya oo ka badiyey Somalia

Tartanka cayaaraha ee ka socda wadanka K/Afrika ayaa galay wareegyadii ugu dambeeyey,waxaana xalay fooda isdaray xulalka Ogadenya iyo Soomaaliya. Ciyaartan oo ahayd mid aad u […]

 
 

While drought and famine menaces Ethiopia, journalists are not allowed outside the capital Addis Ababa to report

While drought and famine menaces Ethiopia, journalists are not allowed outside the capital Addis Ababa to report

Climate Disaster Hammers Ethiopia by Thomas C. Mountain (Sri Lanka Guardian) This year the rains failed in southern Ethiopia and some 25% of a country […]

 
 

Gabay: Baafiyoo Wariya, By Ali Yare

Gabay: Baafiyoo Wariya, By Ali Yare

  Gabay kastaa ujeedo ayuu leeyahay xaaladna wuu ku yimaadaa. Way sahalan tahay in qofku iskiis sugaan u sameeyo ama degaanka ha ka sameeyo ama […]

 
 

Ra’isul Wasaraha Somaliya oo Ka Qaybgalaya Shir Lagaga Hadli Doono Qaxotiga Somaliya oo Belgium Lagu Qabanayo.

Ra’isul Wasaraha Somaliya oo Ka Qaybgalaya Shir Lagaga Hadli Doono Qaxotiga Somaliya oo Belgium Lagu Qabanayo.

Raysul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa in Arbacada soo socota uu ka qaybgalo shir kadhici doona magaalada Brussels ee dalka Belgium kaasoo ay […]

 
 

Addis Ababa oo Koronto La’aan Badan Ay Kajirto.

Addis Ababa oo Koronto La’aan Badan Ay Kajirto.

Warar lagu kalsoon yahay oon kahellay magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya ineey koronto la’aan badan ay kajirto magaalada. Arintan oo saamayn wayn ku yeelatay nolol […]

 
 

Goos Goos Tacadiyo Badan oo Gumaysigu Kula Kacay Shacabka Ogadenya.

Goos Goos Tacadiyo Badan oo Gumaysigu Kula Kacay Shacabka Ogadenya.

Wararka aan kahelayno Gobolada Shabeelle, Jarar, Faafan iyo Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan ooy ciidanka Gumaysiga Itoobiya ugaysteen dad shacab ah oo aad […]

 
 

Gumaysiga oo Oday-Dhaqameedka Ogadenya Ku Amray Ineey Dhalinyaro Usoo Aruuriyaan.

Gumaysiga oo Oday-Dhaqameedka Ogadenya Ku Amray Ineey Dhalinyaro Usoo Aruuriyaan.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa sheegaya ineey ciidanka wayaanaha ee wadanka Ogadenia joogaqabaa’ilka Somalida […]

 
 

Ururka OYSU Faraciisa Norway oo Kulankoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Ururka OYSU Faraciisa Norway oo Kulankoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Shalay ooy taariikhdu ahayd 17/10/2015 Ururka OYSU faraciisa Norway ayaa kulan caadi iskugu yimid. Kulankan ayaa waxaa lagu qaada dhigay ajendayasha iyo arimaha guud ee […]

 
 

Shirkii Haweenka Ogadenya (UHO) oo London Lagu Qabtay.

Shirkii Haweenka Ogadenya (UHO) oo London Lagu Qabtay.

Magaalada London waxaa Maalinimadii Sabtida ooy taariikhdu ahayd 17/10/2015 ku qabsoomay shir ay isugu yimaadeen gudiga UHO ee wadanka UK. Shirkan maamulku isugu yimid waxaa […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia ee Victoria Wadanka Australia oo Kulankii Billaha Ahaa Iskugu Timid.

Jaaliyada Ogadenia ee Victoria  Wadanka Australia oo Kulankii Billaha Ahaa Iskugu Timid.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Victoria wadanka Australia ayaa maanta ooy taariikhdu ahayd 18/10/2015 iskugu timid shirkeedii billaha ahaa kaasoo lagaga wada arinsaday wixii Jaaliyada uqabsoomay […]

 
 

Abaar ay Wayaanaha ku Wiirsadaan Allow ka Badbaadi Ogadenya – Noora Afgaab

Abaar ay Wayaanaha ku Wiirsadaan Allow ka Badbaadi Ogadenya – Noora Afgaab

Waxay dadka caadiga isku khaldaan abaaraha iyo natiijada ka dhalata abaarta. Midd hore aadanaha shaqa kuma leh oo waa arin uu Ilaahay qadaray oo is-badbadalka […]

 
 

Tacadiyo Badan oo Gumaysiga Itoobiya uu Ka Fuliyay Meelo Kamid Ah Qoraxay.

Tacadiyo Badan oo Gumaysiga Itoobiya uu Ka Fuliyay Meelo Kamid Ah Qoraxay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Qoraxay ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya Tacadiyo isugu jira dil iyo xidhay oo loo gaystay dad shacab ah oo aan waxba galabsanin […]

 
 

Diblomaasiyiin Katirsan Wasarada Arimaha Dibedda Somaliya oo Tababar Loogu Xidhay Hindiya.

Diblomaasiyiin Katirsan Wasarada Arimaha Dibedda Somaliya oo Tababar Loogu Xidhay Hindiya.

Illaa  20 diblomaasi oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa tababar diblomaasiyadeed oo socday muddo 30 cisho ah waxaa loogu soo […]

 
 

Ururka OYSU Faraciisa Denmark oo Gudi Cusub Doortay.

Ururka OYSU Faraciisa Denmark oo Gudi Cusub Doortay.

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya (OYSU) ee Denmark ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta Jaaliyada Somalida Ogadenya ay ku leedahay caasimada wadanka Denmark ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay