Archive for: October, 2015

Ethiopia is facing its worst drought in 30 years. Can the government stop famine this time?

Ethiopia is facing its worst drought in 30 years. Can the government stop famine this time?

By Arron Reza Merat Global Post NORTH WOLLO, Ethiopia — For decades past, poor Ethiopians lived at the mercy of a royal court that neglected […]

 
 

Baxsadka & Goosashada Hawaarinta (Liyu Police) oo Sii Badanaysa.

Baxsadka & Goosashada Hawaarinta (Liyu Police) oo Sii Badanaysa.

Sida uu kusoo waramayo Waraiyaha ONA ee dhulka Ogadenia ayaa sheegaya ineey cirka isku shareertay goosashada iyo baxsadka ay ciidanka Hawaarintu (Liyu Police) ka goosanayaan ciidankii Gumaysiga […]

 
 

Daawo: Heestii DHULKA SOW ANIGU MALIHI

Daawo: Heestii DHULKA SOW ANIGU MALIHI

  Rahma Rose iyo Habii Bile DHULKA SOW ANIGU MALIHI

 
 

Dagaalo Kadhacay Gobollada Shabeelle & Nogob oo Gumaysiga Itoobiya Saraakiil Lagaga Laayay.

Dagaalo Kadhacay Gobollada Shabeelle & Nogob oo Gumaysiga Itoobiya Saraakiil Lagaga Laayay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobollada Shabeelle iyo Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya 2 dagaal oo ciidanka wayaanaha laga xasuuqay. Warkan oon kahellay Wariyaha Xarunta Dhexe ee […]

 
 

Deg Deg: C/lahi Muxumed Fagadhe oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Si Badheedh Ugu Toogteen Tuulada Higlaley.

Deg Deg: C/lahi Muxumed Fagadhe oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Si Badheedh Ugu Toogteen Tuulada Higlaley.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 16/10/2015 salaadii Jumcaha kabacdi si badheedh ah Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ugu toogteen Tuulada Higlaley oo katirsan Gobolka Jarar, Muwaadin lagu […]

 
 

Ururka culimada Ogadenia(UCO) ee Kenya oo khatin quraan sameeyay‏+Sawiro

Ururka culimada Ogadenia(UCO) ee Kenya oo khatin quraan sameeyay‏+Sawiro

Salaadii Jimce ee shalayto  waxaa dalka Kenya lagu qabtay xaflado waawayn oo lagu khatimayay Qur’aanka kariimka ah oo mudooyinkii ugu dambeeyayba ay akhrinayeen Ururuka Culimada Ogadenia UCO […]

 
 

Oysu oo wacdaro kadhigtay maalinta faraxalka aduunka‏+Sawiro

Oysu oo wacdaro kadhigtay maalinta faraxalka aduunka‏+Sawiro

Waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi lagu qabtay xaflad aad u balaadhan oo lagu maamuusayay maalinta faraxalka aduunka, munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay […]

 
 

Jaaliyada Denmark oo cambaarays Maamulka Hargaysa iyo Shirkadaha damaaciga waalan+Sawiro

Jaaliyada Denmark oo cambaarays Maamulka Hargaysa iyo Shirkadaha damaaciga waalan+Sawiro

Jimce 16 Oct.2015 Copenhagen-Denmark Waxaa shir muhiim ah isugu yimid xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya ee wadanka Denmark iyo qaar kamid ah masuuliyiinta ururka JWXO,wuxuuna shirku ka […]

 
 

4 Askri oo Katirsan Ciidamada Woyanaha oo Lagu Dilay Gobolka Wallo.

4 Askri oo Katirsan Ciidamada  Woyanaha oo Lagu Dilay Gobolka Wallo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalo madaxda gobolka Wollo ee Dase ayaa tibaaxaya in lagu dilay 4 Askari oo ka tirsanaa ciidamada Woyanaha ee gobolkaas ka hawl […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah & Yaasmiin Darajo.

Daawo: Hees Wadani Ah & Yaasmiin Darajo.

Heesta todobaadkan aan usoo xullay akhristeyaasha sharafta badan ee kutaxan ONA ayaa waxaa inoo qaadaysa Yaasiin Darajo. Heestan oo ah mid wadani ah aad u […]

 
 

Midawga Yurub & Turkiga oo Kuheshiiyay Qurshe Kusaabsan Qaxootiga Yurub Kusoo Qulqulaya.

Turkey's President Tayyip Erdogan talks to the media before a meeting with European Commission President Jean-Claude Juncker (not pictured) at the EU Commission headquarters in Brussels, Belgium, October 5, 2015. REUTERS/Francois Lenoir

Wadanka Turkiga iyo Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay heshiis qorshe wax looga qabanayo qaxootiga imanaya Qaarada Yurub, kuwaasoo in badan oo kamid ah ay xeebaha […]

 
 

Daawo: Murti Aad U Qiiro Badan & Abwaan Sugal Cabdulle Cumar.

Daawo: Murti Aad U Qiiro Badan & Abwaan Sugal Cabdulle Cumar.

Waxaan idiin haynaa akhtisteyaasha sharafta leh ee kutaxan ONA murti aad u qiimo badan oo ka hadlaysa qiimaha ay leedahay midnimada Somaliya meel kastooy joogtaba. […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Abaarta Ku Habsatay Qaarada Africa.

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Abaarta Ku Habsatay Qaarada Africa.

Jamciyada Quruumaha Kadhaxaysa ee (UN) ayaa qaylo dhaan gargaar kasoo saartay abaarta ku habsatay in badan oo kamid ah dalalka Koonfurta iyo Bariga Qaarada Afrika. […]

 
 

Jaaliyada magaalada Edmonton oo shirkii bilaha ahaa u qabsoomay cambaaraysayna maamulka Hargeysa.

Jaaliyada magaalada Edmonton oo shirkii bilaha ahaa u qabsoomay cambaaraysayna maamulka Hargeysa.

  Waxaa Shir muhiim ah isugu yimid hawlwadeenada jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton ,sidii caadada ahayd waxaa Lagu furay wacdi diini ah oo aad […]

 
 

Muxadarada Todobadka: Is Xasuusinta Geerida & Sh Maxamad Rashaad.

Muxadarada Todobadka: Is Xasuusinta Geerida & Sh Maxamad Rashaad.

Waxaan akhristeyaasha sharafta leh ee ONA todobaadkan usoo gudbinaynaa Muxaadaro aad u qiimo badan oo kahadlaysa Is Xasuusinta Geerida. Waxaa muxaadaran soo jeedinaya Allaha unaxariistee […]

 
 

Dhagaxbuur oo Gumaysiga Itoobiya Jibri (Custom) Cusub uu Ka Samaystay.

Dhagaxbuur oo Gumaysiga Itoobiya Jibri (Custom) Cusub uu Ka Samaystay.

Waxaa Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA soo gaadhay warbixin kusaabsan in Gumaysiga Itoobiya ee dulmiga kujooga ciida Ogadenya uu ka samaystay Jibri (Custom) magaalada Dhagaxbuur […]

 
 

Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya oo Bayaan Ka Soosaaray Shidaalka Ogadenya.

Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya oo Bayaan Ka Soosaaray Shidaalka Ogadenya.

Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO). October 15, 2015 Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya ayaa bayaan uu maanta kasoo saaray shidaalka Ogadenya lagu sheegay ineey Itoobiya kusoo […]

 
 

Xadka Itoobiya & Sudan U Dhexeeya oo Dagaal Culus uu Kasocdo Mudo Shan Bari Ah.

Security guards look at the construction of Ethiopia's Great Renaissance Dam in Guba Woreda, some 40 km (25 miles) from Ethiopia's border with Sudan, June 28, 2013. Egypt fears the $4.7 billion dam, that the Horn of Africa nation is building on the Nile, will reduce a water supply vital for its 84 million people, who mostly live in the Nile valley and delta. Picture taken June 28, 2013. REUTERS/Tiksa Negeri (ETHIOPIA - Tags: POLITICS SOCIETY ENERGY ENVIRONMENT) - RTX115K8

Wararka aan ka helayno xadka u dhexeeya Sudan iyo Itoobiya ayaa tibaaxaya in dagaal culus oo khasaare laxaad leh gaystay uu deegaankaas ka qarxay gaar […]

 
 

Ogaden National Liberation Army Military Communiqué

Ogaden National Liberation Army Military Communiqué

Ogaden National Liberation Army Military Communiqué October 15, 2015 The Ethiopian Army has deployed a division in three adjacent regions around Jeexdin (Calub) and Elele […]

 
 

Ethiopian Drought Threatens Growth as Cattle Die, Crops Fail

Ethiopian Drought Threatens Growth as Cattle Die, Crops Fail

Saado Osman straps two bulging sacks of United Nations wheat to her donkey, one of the few animals the 70-year-old eastern Ethiopian herder has left […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay