Archive for: October, 2015

Calanka Soomaaliya waa Astaanta Ummadda Soomaaliyeed oo dhan cid badali kartana ma jirto(Daawo Video)

Calanka Soomaaliya waa Astaanta Ummadda Soomaaliyeed oo dhan cid badali kartana ma jirto(Daawo Video)

Raisul wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa si cad u qeexay inuusan waxba ka jirin warar maalmahan aad la isla dhex […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah oo Qiimo Badan.

Daawo: Hees Wadani Ah oo Qiimo Badan.
 
 

Boliiska Cape Town oo baadi goobaya seddex nin oo dilay ganacsade Soomaali ah

Boliiska Cape Town oo baadi goobaya seddex nin oo dilay ganacsade Soomaali ah

Ciidamada boliiska ee Cape Town ayaa baadi goobaya seddex nin oo Koonfur Afrikaan ah oo loo heysto inay maalintii Isniinta ku dileen magaalada Khayelitsha ee […]

 
 

200 oo qaxooti Itoobyan ah oo wadanka Malawi lagu xidhay

200 oo qaxooti  Itoobyan ah oo wadanka Malawi lagu xidhay

  Warar aan ka helay wadanka Malawi ayaa tibaaxaya in wadanka Malawi lagu qabtay 200 oo qof oo  qaxooti Itoobiyan ah. Qaxootigan ayaa waxay u […]

 
 

Dunida Islaamka oo looga Dabaal-dagay billowga Sannadka Cusub ee Islaamka HIJRIGA 1437-da

Dunida Islaamka oo looga Dabaal-dagay billowga Sannadka Cusub ee Islaamka HIJRIGA 1437-da

Caalamka Islaamka ayaa maanta looga dabaal-dagay bilashada sannadka cusub ee Islaamka oo maanta billowday, iyadoo sannadkaan cusub uu noqonayo sannadkii 1437-aad. Taariikhada Islaamka oo ka […]

 
 

Canadian imprisoned in Ethiopia may soon be coming home

Canadian imprisoned in Ethiopia may soon be coming home

By: Debra Black Immigration Reporter Bashir Makhtal, a Toronto man who has spent almost nine years languishing in detention in Ethiopia, is one step closer […]

 
 

Arday Badan oo Gobolka Oromiya Lagu Xidh Xidhay & Xiisad Halkaas Kataagan.

Arday Badan oo Gobolka Oromiya Lagu Xidh Xidhay & Xiisad Halkaas Kataagan.

Warar aan kahelay Gobolka Oromiya ayaa sheegaya in arday badan oo Jaamacadaha wax kabarata jeelka loo taxaabay kadib markuu iska hor imaad dhexmaray ardayda iyo […]

 
 

Ogadenya Waxaa lakala Dooransiiyay Dagaalama ama Yaaca (Fight or Flight) – Noora Afgaab.

Ogadenya Waxaa lakala Dooransiiyay Dagaalama ama Yaaca (Fight or Flight) – Noora Afgaab.

Ereygan ah (Fight or Flight) ee lakala dooransiiyay shacabkeena gadaal ayaan ka sharxi doonaaye, aan ku bilaabo anigoo soo ururinaya jawaabihii aan ka helay ninkii […]

 
 

Daawo: Hees Qiiro Badan Ku Galin Doonta oo Dhabta Taabanaysa.

Daawo: Hees Qiiro Badan Ku Galin Doonta oo Dhabta Taabanaysa.

Kooxda Heegan ayaa soo bandhigtay heestan hoose ee ay ku muujinayaan xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Ogadenya iyo dhibaatooyinka uu gumaysiga madoobi ku hayo […]

 
 

Labo Sargaal oo Ka Mid Ah Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo Jigjiga Isku Toogatay.

Labo Sargaal oo Ka Mid Ah Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo Jigjiga Isku Toogatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee xurunta Gobolka Faafan ayaa sheegaya saraakiil ciidanka wayaanaha katirsan oo halkaas isku dishay. Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA uga soo […]

 
 

Gudomiyaha Baarlamaanka iyo R/wasaaraha Somaliya oo kulan Layeeshay Xildhibaanada Mooshinka Waday.

Gudomiyaha Baarlamaanka iyo R/wasaaraha Somaliya oo kulan Layeeshay Xildhibaanada Mooshinka Waday.

Gudomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo  Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa kulan Xarunta Madaxtooyada Gaar ahaan Vila Hargeysa kula […]

 
 

Faah Faahinta Dagaalkii Booraale oo ONA Soo Gaadhay.

Faah Faahinta Dagaalkii Booraale oo ONA Soo Gaadhay.

Wararka naga soogaadhaya Ogadenia ayaa Faaf faahin kabixinaya dagaalkii Booraale kadhacay todobaadkii hore. Dagaalkan oo ahaa mid aad u wayn socdayna mudo 5 saacadood ah ayaa noqday […]

 
 

Ciidamada ONLF oo wacad ku maray inaan lasoo saaraynin shidaalka Ogadenya(Daawo Video)

Ciidamada ONLF oo wacad ku maray inaan lasoo saaraynin shidaalka Ogadenya(Daawo Video)

Ciidamada qalabka sida ee Xoreynta gadenya (ONLF Army) ayaa wacad ku maray inaan kheyraadka Ogadenya la soo sari karin inta dhan la iskaga raacayo qadiyada […]

 
 

Dhagayso:Ehelada wiilashii gumaysiga loo gacan galiyey oo ka hadlay qaabka loo dhiibay iyo walaaca ay qabaan

Dhagayso:Ehelada wiilashii gumaysiga loo gacan galiyey oo ka hadlay qaabka loo dhiibay iyo walaaca ay qabaan

Qaar kamid ah eheladii labadii wiil ee uu maamulka Hargaysa  u gacan galiyey gumaysiga Itoobiya 10-10-2015 ayaa u waramay Radio Kulmiye,waxayna faahfaahiyeen qaabka loo qabtay […]

 
 

Shacab Koronto Ay Kudishay Magaalada Godey.

Shacab Koronto Ay Kudishay Magaalada Godey.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA uga soo warama wadanka Ogadenya ayaa sheegaya in ugu yaraan ay labo muwaadin ku dinteen labo kalana ay ku […]

 
 

Malinta Calanka Somaliya oo Muqdisho Laga Xusay.

Malinta Calanka Somaliya oo Muqdisho Laga Xusay.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 11/10/2015 laga xusay meelo badan oo kamid ah wadanka Somaliya Sanad-guuradii 61-aad ee kasoo wareegatay markii lataagay calanka Soomaaliya. Sanad […]

 
 

Dagaal Dhexmaray Ciidanka Federalka Itobiya & Liyu-Booliska Oromiya.

Dagaal Dhexmaray Ciidanka Federalka Itobiya & Liyu-Booliska Oromiya.

Waxaa ONA soo gaadhay warar sheegaya in dagaal culus uu ku dhexmaray magaalada Fije ee Kililka Oromiya Ciidanka Federalka Itoobiya iyo Liyu-Booliska Oromiya maalinimadii Sabtida […]

 
 

Deg Deg: Baxsadkii Hawaarinta (Liyuu Bolis) oo Bilawday.

Deg Deg: Baxsadkii Hawaarinta (Liyuu Bolis) oo Bilawday.

War deg deg ah oo hada soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in qaar kamid ah kooxda Hawaarinta (Liyu Boolis) ee kunaaxay dhiiga shacabka Somalida Ogadenya […]

 
 

Shirwaynihii Faraca Miftaaxul-Xorriyo oo Qabsoomay Gudi Cusubna Lagu Doortay.

Shirwaynihii Faraca Miftaaxul-Xorriyo oo Qabsoomay Gudi Cusubna Lagu Doortay.

Maalin nimadii shalay oo Axad ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 11/19/2015 Waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka furmayshirwaynihii Faraca Muftaaxul-xoriyo ee kahowl gala xerada […]

 
 

Dhagayso: Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar oo laga waraystay labadii wiil ee maamulka Hargaysa u gacan galiyeen gumaysiga Itoobiya

Dhagayso: Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar oo laga waraystay labadii wiil ee maamulka Hargaysa u gacan galiyeen gumaysiga Itoobiya

Gudoomiye kuxigeenka ururka ONLF Dr.Maxamed ismaaciil Cumar ayaa waraysi faahfaahsan ka siiyey Radio Danan labadii wiil ee shacabka ahaa ee Maamulka Hargaysa u gacan galiyeen […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay