Archive for: October, 2015

Sheekh Shariif Oo Ku dhawaqay in oo u sharaxanyahay madaxweyne 2016

Sheekh Shariif Oo Ku dhawaqay in oo u sharaxanyahay madaxweyne 2016

Madaxweynahii hore Ee soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Ayaa sheegay in oo usharaxan yahay jagada madaxweninimo ee 2016 hadalkaan ayow dalka uk xili oo ka […]

 
 

Muxaadarada Usbuuaca: Sheekh Cabdullaahi Iyo Halganka Ogadeniya

Muxaadarada Usbuuaca: Sheekh Cabdullaahi Iyo Halganka Ogadeniya

Daawo: Sheekh Cabdullaahi Iyo Halganka Ogadeniya  

 
 

Waraysi: Dr.Maxamud Ugaas oo si Faahfaahsan Uga Waramay Machadka Cilmi Baadhista ee IHASA.

Waraysi: Dr.Maxamud Ugaas oo si Faahfaahsan Uga Waramay Machadka Cilmi Baadhista ee IHASA.

Warbaahinta soomaalida ogaadeeniya ee ka hawlgasha wadanka Canada ayaa  fursad qaali ah u heshay inaan  ka waraysanno hay’addii la odhan jiray Institute of Horn of […]

 
 

Hold on to your horse TPLF Gambino crime families: you are outlaws wanted by the people

Hold on to your horse TPLF Gambino crime families: you are outlaws wanted by the people

    You can’t help but feel sorry for TPLF Gambino crime families and their henchmen. They are all over the map to figure out […]

 
 

Kulankii Madaxwaynaha Somaliya & Xildhibaanadii Moshinka Waday oo Markale Baaqday.

Kulankii Madaxwaynaha Somaliya & Xildhibaanadii Moshinka Waday oo Markale Baaqday.

Waxaa markale baaqday kulan uu Gudoomiyaha Baarlamaanka ku dhawaaqay oo dhexmari lahaa Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaanada mooshinka xil ka qaadista keenay. Dib u dhaca […]

 
 

Ardayda Jaamacada Addis Ababa Dhigata oo Cuntadii Laga Jarayo Haddaysan Koorsada Borobagandhada EPRDF Qaadanin.

Ardayda Jaamacada Addis Ababa Dhigata oo Cuntadii Laga Jarayo Haddaysan Koorsada Borobagandhada EPRDF Qaadanin.

Ogysiiskan hoos kuxusan oo luuqada Axmaariga kuqoran  ayaa waxaa lala socodsiinayaa Ardayda Jaamacada Addis Ababa dhigata  laga bilaabo Maskaram 22/01/2008 EC in  aan raashin la […]

 
 

Daawo:Album cusub oo ay soo wadaan Kooxda DANAB ee Xidigaha bariga Afrika(Albumkii Saymo-Roob)

Daawo:Album cusub oo ay soo wadaan Kooxda DANAB ee Xidigaha bariga Afrika(Albumkii Saymo-Roob)

Kooxda DANAB ee Xidigaha Bariga afrika kana tirsan waaxda Fanka iyo Flimada ee Hogaanka Warfaafinta JWXO ayaa soo wada Album cusub oo la magac baxay […]

 
 

Abwaan Nimcaan Sheekh Axmed Muuse oo murti iyo maskax Abwaan kaga hadlay xaalada Ogadenya

Exif_JPEG_420

Abwaan Nimcaan Sh. Axmed Muuse oo u waramay Wariye Axmed Cabdi ayaa waxa uu uga sheekeeyay sida uu u arko ka Abwaan ahaan xaalada siyaasadeed […]

 
 

Daawo:Hees cusub oo lagaga soo horjeedo dhagar qabe General Gabre Tigrey (Kooxda Qaylo Dhaan)

Daawo:Hees cusub oo lagaga soo horjeedo dhagar qabe General Gabre Tigrey (Kooxda Qaylo Dhaan)

Kooxda fanka ee QAYLO-DHAAN oo ah koox wadaniyiin ah mar kastana suugaan ku cabira gumaysiga maldahan ee la dul dhigay jamhuuriyadii Somaaliya ayaa xalay ssosaaray […]

 
 

Garbo oo Gobolka Nogob Katirsan Ayaa Shacab Badan Xadhig & Boob Hantiyeed Laysugu Daray.

Garbo oo Gobolka Nogob Katirsan Ayaa Shacab Badan Xadhig & Boob Hantiyeed Laysugu Daray.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya dad aad u badan oo ciidanka wayaanuhu xadhig iyo dhac isugu dareen. Warkan oo uu nasoo […]

 
 

Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee Waqooyiga Somaliya oo Ka Badbaaday Iskuday Dil.

Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee Waqooyiga Somaliya oo Ka Badbaaday Iskuday Dil.

Warar ay ONA heshay ayaa sheegaya in Gudomiyaha gobolka Awdal ee Waqooyiga Somaliya Maxamuud Cali Saleebaan uu ka badbaaday iskuday dil ah kaddib markii rag […]

 
 

Daawo: Dumar Itoobiyaan Ah oo Kusii Qulqulaya Wadanka Libnaan.

Daawo: Dumar Itoobiyaan Ah oo Kusii Qulqulaya Wadanka Libnaan.

Ha’yadaha caalamiga ah ayaa sheegay in bil walba  65000 oo Itoobiyaan ahi wadanka dibadiisa qaxaan , kuwaasoo in badan oo kamid ah ay dhibaatooyin badan […]

 
 

Waraysi: Dr.Maxamud Ugaas oo si faahfaahsan uga waramay Machadka Cilmi baadhista ee IHASA

Waraysi: Dr.Maxamud Ugaas oo si faahfaahsan uga waramay Machadka Cilmi baadhista ee IHASA

Warbaahinta soomaalida ogaadeeniya ee ka hawlgasha wadanka Canada ayaa  fursad qaali ah u heshay inaan  ka waraysanno hay’addii la odhan jiray Institute of Horn of […]

 
 

Daawo “Dhalinyarta oo Horseeda Caafimaad Fiican”

Daawo “Dhalinyarta oo Horseeda Caafimaad Fiican”

Jaaliyada Ogaden Community Association iyo SAMEC TRUST oo kawada shaqeynaya Barnaamijka Daryeelka Caafimaad ee Dhalinyartu hormuudka u tahay. Barnaamijkan oo Sanadkii 2014 soo bilowday ayaa […]

 
 

Warar Goos Goos Ah oo Ogadenya Kusaabsan.

Warar Goos Goos Ah oo Ogadenya Kusaabsan.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya in shaqaale badan qaarna lacaydhiyay qaarna xabsiga ladhigay. Warkan oon kahelay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya […]

 
 

Wayaane (TPLF) Waxaan Ku Mooday, Waxaad Noqotay iyo Waxaan Loo Noqon Doonin – Noora Afgaab

Wayaane (TPLF) Waxaan Ku Mooday, Waxaad Noqotay iyo Waxaan Loo Noqon Doonin – Noora Afgaab

Maahmaahadan sida la sheego waxaa cudhiyay ninkii xakiimka ahaa ee Cigaal Shiidaad oo amin habeen ah kusoo hagaagay kurtun meel ka qotoma, ka dibna u […]

 
 

Damaca Shirkadaha Shidaalka ee Shiinaha & Mawqifka Shacabka Ogadenya Kala Fogaa?

Damaca Shirkadaha Shidaalka ee Shiinaha & Mawqifka Shacabka Ogadenya Kala Fogaa?

Shirkdaha ajinabiga ah ayaa tan iyo qarnigii 19aad waxay in badan isku dayeen iskuna taxalujiyeen sidii ay usoo saari lahaayeen shidaalka ilaahay ku manaystay ciida […]

 
 

Askar Badan oo Ciidanka Itoobiya Katirsanaa oo Xabsiga Lootaxaabay.

Askar Badan oo Ciidanka Itoobiya Katirsanaa oo Xabsiga Lootaxaabay.

Wararka ONA ka soo gaadhay magaalada Addis Ababa ee caasimada  gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in askar badan oo ciidamada Itoobiya katrisan xabsiga loo taxaabay. Askartan xabsiga […]

 
 

Ingiriiska oo Sheegay Inuu Taageerayo Hirgalinta Doorashooyin Xor Ah oo Somaliya Kadhaca.

Ingiriiska oo Sheegay Inuu Taageerayo Hirgalinta Doorashooyin Xor Ah oo Somaliya Kadhaca.

Safiirka dalka Britain u fadhida  wadanka Soomaaliya ayaa sheegtay ineey gacan ka geysanayaan hirgelinta hannaanka siyaasadeed ee doorashooyin dalka ka dhaca, iyo barnaamijka hiigsiga 2016. […]

 
 

No Progress in Governance Across Africa – Ibrahim survey.

No Progress in Governance Across Africa – Ibrahim survey.

London (AFP) – Progress in African governance has hit a plateau, while more than a third of African countries are backsliding, an annual index measuring […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay