Archive for: November, 2015

Daawo:Shirkii Jaliyada Bariga Afrika Faraca Midnimo ee Dhagaxley

Daawo:Shirkii Jaliyada Bariga Afrika Faraca Midnimo ee Dhagaxley

Maanta oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegnayd 30/11/15 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shirkii billaha ahaa ee faraca Midnimo. Shirkan oo ahaa mid […]

 
 

War deg deg ah: Jaamacada Haramaya oo u mudaharaad xogan ka dhacay ardayna lagu laayay

War deg deg ah: Jaamacada Haramaya oo u mudaharaad xogan ka dhacay ardayna lagu laayay

Warar hordhac ah oo hadda  soo gaadhay warqabadka ONA ayaa sheegaya in ardayda ka soo jeeda qoomiyada  Oromoda ee jaamacada Haramaya dhigata ay mudaharrad xogan […]

 
 

Daawo:Ururuka Haweenka Ogadenya oo shir abaabul ku qabtay Sweden(Ruqiya Sagag iyo Rayaale oo si adag uga hadlay)

Daawo:Ururuka Haweenka Ogadenya oo shir abaabul ku qabtay Sweden(Ruqiya Sagag iyo Rayaale oo si adag uga hadlay)

Ururka haweenka Ogadenya (UHO) faraciisa wadanka Sweden ayaa shir abaabul oo ay qabteen ku marti qaaday haween badan oo ka socday Jmahuuriyada Soomaaliya oo qadiyada […]

 
 

Degaamo Qoraxay Katirsan oo Shacab Badan Dil, Xadhig & Jidh-Dil Loogu Gaystay.

Degaamo Qoraxay Katirsan oo Shacab Badan Dil, Xadhig & Jidh-Dil Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya guud ahaan gayiga Ogadenia gaar ahaan Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya sara ukac xoog badan ooy ciidanka wayaanuhu sare uqaadeen tacadiyadii caadada u ahaa […]

 
 

Daawo: Xasuuqa Ay Ciimada Woyaanaha Ugu Gaysteen Shacabka Qemant.

Daawo: Xasuuqa Ay Ciimada Woyaanaha Ugu Gaysteen Shacabka Qemant.

Ciidanka Woyaanaha oo xasuuq kagaystay meelo badan oo Itoobiya kamid ah ayaa wali xasuuqoodii siiwada. Waxay xasuuq aan wax lagu qiyaaso uusan jirin ay u […]

 
 

Maydkii Duuliyihii Ruushka Ahaa Ee Diyaradiisii Turkigu Soorideen oo Lahelay.

Maydkii Duuliyihii Ruushka Ahaa Ee Diyaradiisii Turkigu Soorideen oo Lahelay.

Wadanka Turkiga ayaa sheegay ineey heleen maydka duuliyihii Ruushka ahaa ee dhintay markii diyaaradisii lagu soo riday meel u dhow xadka Suuriya. Waxaa hadda la diyaarinayaa […]

 
 

Hawaarin Badan oo Ka Goostay Ciidanka Gumaysiga Iyagoo Hubaysan.

Hawaarin Badan oo Ka Goostay Ciidanka Gumaysiga Iyagoo Hubaysan.

Wararka ka imanaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya ineey si xowli ah kusocoto goosashadii iyo kala cararkii ciidanka Hawaarinta, warkan oo uu nasoo gaadhsiiyay wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia […]

 
 

Budhcad-Badeed Somali ah oo si Xoog ah Looga Furtay Dooni Ay Ku Haysteen Afduub.

Budhcad-Badeed Somali ah oo si Xoog ah Looga Furtay Dooni Ay Ku Haysteen Afduub.

Doonni nooca Kalluumeysiga ah oo Af-duub ay ku haysteen burcadbadeed Soomaaliyeed ayaa maanta si xoog looga furtay, kaddib dagaal ay ku dhinteen toddoba ka mid ah burcadbadeedii […]

 
 

Daawo: Qaybtii 3aad,Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo(Fanka & Suugaanta)

Daawo: Qaybtii 3aad,Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo(Fanka & Suugaanta)

Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo oo aan kusoo bandhigno waxyaabo badan waxaad halkan hoose ka dawataan qaybtii sadexaad oo aan kaga hadlayno Fanka & Suugaanta waxaana […]

 
 

Ethiopian Towns Rocked By Protests

Ethiopian Towns Rocked By Protests

Addis Ababa-  young Oromo protesters demanding a halt to Addis Ababa Integrated Regional Development plan, also known as Addis Ababa Master Plan, swarmed Ambo and […]

 
 

Shir Si Heer Sare Ah Loosoo Agaasimay ooy Jaaliyada Norway Ay Qabatay.

Shir Si Heer Sare Ah Loosoo Agaasimay ooy Jaaliyada Norway Ay Qabatay.

Shirkii billaha ahaa ee jaaliyada soomaalida ogadeniya ee Norway ayaa shalay ka dhacay magaalada Oslo. shirkan oo si wayn looga soo qayb galay ayaa waxaa […]

 
 

Sir Culus: Akhriso Warqadii u Meles Saxiixay Qaabkii Dhulka Oromia Loola Wareegi Lahaa.

Sir Culus: Akhriso Warqadii u Meles Saxiixay Qaabkii  Dhulka Oromia Loola Wareegi Lahaa.

Sida warqadan oo af xabashi kuqoran ku xusan Kaligii Taliyihii Bakhtiyay Meles Zenawi ayaa ansixiyay qorshihii lagula wareegi lahaa dhulka shacabka Oromiya. Maamulka maqaar saarka ah […]

 
 

Tacadiyo Badan oo Ciidanka Gumaysiga Ogadenya Kagaysteen Maalmihii Lasoo Dhaafay.

Tacadiyo Badan oo Ciidanka Gumaysiga Ogadenya Kagaysteen Maalmihii Lasoo Dhaafay.

Wararka naga soogaadhaya Wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aad ubadan ooy ciidanka wayaanuhu u gaysteen dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia, warkan oon xogtiisa iyo […]

 
 

UNOCHA oo Warbixin Kasoo Saartay Xaaladda Bini’aadannimo ee Soomaaliya.

UNOCHA oo Warbixin Kasoo Saartay Xaaladda Bini’aadannimo ee Soomaaliya.

Warbixin uu soo saaray xafiiska Isku duwidda arrimaha bini’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay  (UNOCHA) ayaa lagu sheegay in xaalad bani’aadannimo ay ka dhalatay roobab xooggan […]

 
 

Garyaqaan Lagu Dilay Dhinaca Koonfur Bari Ee Dalka Turkiga.

Garyaqaan Lagu Dilay Dhinaca Koonfur Bari Ee Dalka Turkiga.

Garyaqaan sare oo taageersan Kurdiyiinta ayaa la toogtay, waxaana lagu dilay dhinaca Koonfur bari dalka Turkiga, intii uu socday dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo dabley […]

 
 

China To Open First Military Base In Africa, Signs Deal With Djibouti, US General Says

China To Open First Military Base In Africa, Signs Deal With Djibouti, US General Says

China has signed a 10-year deal with the African nation Djibouti to build a military base there — China’s first military base on the continent, […]

 
 

Jaaliyada Riyaad ee Wadanka Sacuudiga oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Iskugu Yimid.

Jaaliyada Riyaad ee Wadanka Sacuudiga oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Iskugu Yimid.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 27/11/15 isugu yimid shirkoodii todobaadlaha ahaa Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sucuudi Crabiya. Shirkan […]

 
 

Haweenka Somalida Ogadenya oo Shir Balaadhan Kuqabtay Magaalada Birmingham ee Dalka Ingiriiska.

Haweenka Somalida Ogadenya oo Shir Balaadhan Kuqabtay Magaalada Birmingham ee Dalka Ingiriiska.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 28 November 2015 Magaalada Birmingham shir abaabul iskugu yimid Ururada Haweenka Somalida Ogadenia ee ku dhaqan Wadanka Ingriiska, gaar ahaan […]

 
 

Breaking News: Northwestern Somalia (Hargaisa Administration) arrests a dozen of women and Children from Ogaden region

Breaking News: Northwestern Somalia (Hargaisa Administration) arrests a dozen of women and Children from Ogaden region

By Ahmed Abdi The pro-Ethiopian administration established in Hargaisa arrested at least 11 civilians from Ogaden region. All of them are women and children including […]

 
 

11 muwaadin oo naas nuug kujiro oo lagu xidhay xabsiyada Hargaysa maalintii Khamiista

11 muwaadin oo naas nuug kujiro oo lagu xidhay xabsiyada Hargaysa maalintii Khamiista

Maamulka ka arimiya magaalada Hargaysa ee waqooyiga Soomaaliya ayaa  26kii bishan Nov. 2015 ku xidhxidhay magaalada Hargaysa 11 muwaadiniin ree Ogadenya ah,oo 8 kamid ahi […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay