Archive for: November, 2015

The Socio-Political and Governance Dimensions of Hunger: Exploring Ethiopia’s Crisis

The Socio-Political and Governance Dimensions of Hunger: Exploring Ethiopia’s Crisis

By Fikrejesus Amahazion (PhD), Food insecurity is one of the most pressing humanitarian issues in the Horn of Africa, and the situation is expected to […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka

Daawo: Muxaadarada Todobaadka

  BALAN KABIXIDA WAA CALAAMADAHA MUNAAFAQNIMADA

 
 

Hay’ada Xuquuqda Aadamaha U Dooda ee Itoobiya oo Codsatay in Maxkamad Lasoo Taago Abraham Walde & Cabdi Iley.

Hay’ada Xuquuqda Aadamaha U Dooda ee Itoobiya oo Codsatay in Maxkamad Lasoo Taago Abraham Walde & Cabdi Iley.

Hay’ada Xuquuqul Insaanka Itoobiya ayaa warbixin ay soo saartay ku codsanaysa in sida ugu dhakhsaha badan Maxkamad caalami ah loosoo taago dambiileyaasha kala gaabiyay shacabka […]

 
 

Ciidanka Amisom oo Fal aad u Fool Xun ka geestay Gobalka Sh/Hoose

Ciidanka Amisom oo Fal aad u Fool Xun ka geestay Gobalka Sh/Hoose

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Duleedka Garoonka Bali-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Halkaasi ku dilay Qof Rayid ah […]

 
 

Maraykanku Itoobiya Maka Badbaadin Karaa Burbur Ay Kooxda TPLF Uhorseedi Karto?

Maraykanku Itoobiya Maka Badbaadin Karaa Burbur Ay Kooxda TPLF Uhorseedi Karto?

Waxaan mugdi kujirin oon beesha caalamka iyo inta danaysa arimaha Itoobiya ka qarsoonayn ineey cagta saartay dhabihii buruburka. Wadamada Deeq siiya Itoobiya sida Maraykanka & […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Iskugu Yimid Shir Caalami ah oo Lagaga Hortagayo Musuq-Maasuqa oo Wadanka Ruushka Kafurmay.

Qaramada Midoobay oo Iskugu Yimid Shir Caalami ah oo Lagaga Hortagayo Musuq-Maasuqa oo Wadanka Ruushka Kafurmay.

Waxaa magaalada Petersburg ee dalka Ruushka ka furmay shirwaynihii Qaramada Midoobay oo lagaga hadlayo sidii beesha caalamku uga hortagi lahayd Musuq-maasuqa dunida saameeyay. Shirkan waxaa furay […]

 
 

Godey oo Kacdoon Shacab uu Kataagan Yahay & Cabsi Laga Qabo In Shacabka Laxasuuqo.

Godey oo Kacdoon Shacab uu Kataagan Yahay & Cabsi Laga Qabo In Shacabka Laxasuuqo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Godey ee xarunta u ah Gobolka Shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya kacdoon shacab oo si xoogan uga socda magaalada Godey iyo […]

 
 

Maqaal: Hashaqeeyo Maanku, By: Liibaan Miyir.

Maqaal: Hashaqeeyo Maanku, By: Liibaan Miyir.

Halgamayaal lama raaco magac iyo muuqaalka sawirka qofkee lakin waxaa laraacaa diintiisa wacan iyo mabda’eenan qaaliga ah, qofkii kutaaganbaa in laqiimeeyo mudan, ha is waydiinin magacayga iyo […]

 
 

Daawo: Dhaanto si casri ah loo tumayo By Abdifatah jarmal & Ayaan Halgan

Daawo: Dhaanto si casri ah loo tumayo By Abdifatah jarmal & Ayaan Halgan

Fanaanka weyn ee Dhaantoolaha ah Cabdifataax Jarmal iyo Ayaan halgan ayaa si casri ah u tumay Dhaanto ay ugu magac dareen RASAMAAL ee daawasho wacan […]

 
 

Shir Looga Haddlayay Nidaamka Maaliyada Dalka Somaliya oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho.

Shir Looga Haddlayay Nidaamka Maaliyada Dalka Somaliya oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho.

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa soo gabagabeeyay  shir  muddo seddex maalmood ah uga  socday magaalada Muqdisho Wasaaradda Maaliyadda iyo wasiiradda […]

 
 

The Secret War in Ogaden By LAURA SECORUN PALET

The Secret War in Ogaden By LAURA SECORUN PALET

Ethiopia (OZY). Once synonymous with starving children and deadly droughts, the country is today a bastion of stability in the turbulent Horn of Africa. Landlocked […]

 
 

Harjit Sajjan, MP for Vancouver South, named minister of defence

Harjit Sajjan, MP for Vancouver South, named minister of defence

Sajjan served with the Canadian military in Bosnia and Afghanistan and was a VPD detective Canada’s new defence minister is Harjit Sajjan, who has numerous […]

 
 

Suuqa Taiwan ee Magaalada Jigjiga oo Dab Laqabadsiiyay.

Suuqa Taiwan ee Magaalada Jigjiga oo  Dab Laqabadsiiyay.

War deg deg ah oo goor dhawayd ONA soo gaadhay ayaa tibaaxaya in magaalada Jigjiga saaka markii ay saacadu ahayd 5 subaxnimo dab si ula […]

 
 

Isu-duwaha Jaaliyadaha Canada oo Booqday Jaaliyada Fortmcmurray.

Isu-duwaha Jaaliyadaha Canada oo Booqday Jaaliyada Fortmcmurray.

Wafti heersare ah oo uu horkacahayo Isuduwaha Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee ku dhaqan dalka Canada Mudane C/xakiim Maxamed Weli ayaa socdaal shaqo waxay ku tageen […]

 
 

XOG CUSUB: DFS oo Loo Soo Wado Hubka Meelaha Fog Wax Ka Gumaada.

XOG CUSUB: DFS oo Loo Soo Wado Hubka Meelaha Fog Wax Ka Gumaada.

Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa wada qorsho ay DF Somalia kusoo gaarsiineyso hubka noocyadiisa kala duwan. Qorshahan ayaa waxaa isla wada Danjiraha Imaaraadka carabta u fadhiya dalka […]

 
 

Faallo: Gobolka Labaxay Somaliland & Kooxda AL-Shabaab Maxay Uga Jawaabi Waayeen Eeddii Ururka ONLF Dusha u Saaray.!

Faallo: Gobolka Labaxay Somaliland & Kooxda AL-Shabaab Maxay Uga Jawaabi Waayeen Eeddii Ururka ONLF Dusha u Saaray.!

Waxaan bulsho waynta soomaaliyeed usoo gudbinayaa labo fal oo aad u fool xun oy ku kaceen labada qolo een magacyadooda Ciwaanka uga dhigyay Qoraalkan. Kahor intaana sii […]

 
 

Magaalada Tepi oo Ciidanka Gumaysigu Ay Shacab Badan Ku Dhibaateeyeen.

Magaalada Tepi oo Ciidanka Gumaysigu Ay Shacab Badan Ku Dhibaateeyeen.

Sida aad kala socoteen wararkaanagii hore, waxaa dagaal culus uu kadhacay magaalada Tepi ee Koonfurta Itoobiya. Dagaalkaas ayaa lagu dilay 20 askari oo kamid ah […]

 
 

Worrying aid shortages as malnutrition hits record high in Ethiopia

A refugee child from South Sudan feeds on food supplements at a health centre at the Kule refugee camp in Ethiopia's Gambella region, April 1, 2015.   . REUTERS/Thomas Mukoya

By Katy Migiro NAIROBI (Thomson Reuters Foundation) – Donors are not responding fast enough to urgent calls for more aid to drought-stricken Ethiopia where record-breaking […]

 
 

Muslimow run sheeg muslimoo uga qaado – Noora Afgaab

Muslimow run sheeg muslimoo uga qaado – Noora Afgaab

Somalida waa shacab noloshiisa ay ku xidhnayd miyiga oo ree-guuraa ah. Dhaqanka ree-guuraagana waxaa ka mid ah in xogta afka la’isaga sheego, iyadoo qofka sheegaya […]

 
 

TV-ga Oromiya ee OMN oo Waraysi Layeelatay Mudane Xasan Macalin.

TV-ga Oromiya ee OMN oo Waraysi Layeelatay Mudane Xasan Macalin.

TV-ga  Oromiya ee Marka lasoo gaabiyo loo yaqaano OMN qaybteeda axmaariga kubaxaya ayaa waraysatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta ee JWXO Mudane Xasan Macalin. Waraysigan oo ahaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay