Daawo: Dhaanto Casri Ah & Bashiir Dhanaan.
Waxay ONA todobaadkan usoo tabinaysaa akhristeyaasheeda qiimaha & qaayaha badan dhaanto aad u qiiro badan oo xambaarsan erayo macno & murti culus oo damiirka dhagaystaha […]
Waxay ONA todobaadkan usoo tabinaysaa akhristeyaasheeda qiimaha & qaayaha badan dhaanto aad u qiiro badan oo xambaarsan erayo macno & murti culus oo damiirka dhagaystaha […]
/ Warar /
Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa jiha wareersan ee Gumaysiga Itoobiya ku dhex maray meelo kala duwan […]
/ Warar /
Masuul sare oo kamid ah Ciidanka Amaanka wadanka Sudan ayaa shaaca kaqaaday ineey labo milyan oo qaxooti Itoobiyaan ah ay si sharci darro ah ugu […]
/ Warar /
Madaxwayne François Hollande ee dalka Faransiiska ayaa Khamiistii shalay booqasho ku tagay magaalada Moscow ee caasimada wadanka Ruushka. Hollande oo la kulmay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin […]
/ Wararka Yurub /
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambeeray afduubkii dhowaan loo gaystay dooni kalluumaysi oo lagu qafaashay xeebaha Soomaaliya. Warsaxaafadeed uu kasoo […]
/ Warar /
Shirkii Marxalada Geeska Afrika iyo Midnimada Somaliyeed Qudbad kamid ah oo uu jeediyay Taariikhyahanka, kamidka ah Madaxda Ururka Aayo Soor Somaliweyn islamarkaasna ah Xubin kamida […]
Jaaliyada Ogadenya ee wadanka Ingiriiska ayaa 24 Nov.2015 ku qabatay aqalka barlamaanka Ingiriiska dhagaysi ku saabsanaa arimaha xuquuqul insaanka Ogadenya, dhagaysigaas ayaa dhulka lala dhacay […]
/ Warar /
Waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Guusha Nolosha*, waxaa muxadaran soo jeedinaya Shekh […]
/ Warar /
Safiirka Gumaysiga Itoobiya u jooga dalka Israa’iil Helawe Yosef ayaa shaaca ka qaaday in isbahaysiga magac uyaalka ah ee EPRDF uu lamid yahay wax dhintay […]
/ Warar /
Ruushka ayaa sheegay in cunaqabateyn dhanka dhaqaalaha ah oo kala duwan ay kusoo rogayaan dalka Turkiga, sababtana ay tahay diyaaradii dagaalka ee Ruushku lahaa ay […]
/ Warar /
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ra’iisul wasaarihii hore ee Norway, Kjell Magne Bondevik oo haatan ah madaxa hay’adda loo yaqaano Oslo Centre […]
/ Warar /
Khartoum – A High level police official disclosed the number of foreigners residing in violation of the law in Khartoum state, has reached three million. […]
/ News in English /
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa xarumaha kala duwan ee Qaramada Midoobay (United Nation) magaalada Geneva ee wadanka Switzerland wufuud ka socotay qeeybaha kala duwan […]
/ Warar /
The United Nations and the international community annually celebrate the International Day for the Elimination of Violence Against Women on 25 November. As expressed by […]
/ News in English /
Hoos Ka daawo Sawirada: Shirka Baarlamaanka UK iyo Jaaliyada Ogaden ee UK. Dhagaysi loo sameeyay Qadiyada Ogadeniya oo lagu qabtay Guriga Baarlamaanka Dalka UK ayaa […]
/ Warar /
Machadka cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA ayaa maanta oo Arbaco ah magalada Garowe kusoo bandhigay cilmi baaris ay ka sameeyeen In doorasho Soomaaliya ka dhici […]
/ Warar /
RIYADH: Saudi investors have accused some Ethiopian government officials of robbing them of their land and equipment.Saudi investors left Ethiopia Mohammed Al-Shehri, who leads a […]
/ News in English /
Madaxwaynaha Turkiga Rajab Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu difaacayay oo kaliya ammaankiisa markii diyaarad dagaal oo Turki ah ay soo ridday diyaarad dagaal oo […]
/ Warar, World News /
Waxaa mudaaharaad balaadhan iskugu soo baxay kumaan kum shacab ah oo gadoodsan tuulada Mendi oo kutaala duleedka magaalada Addis Ababa. Shacabkan ayaa waxay kacabanayaan dhibaatooyinkan […]
/ Warar /
War deg deg ah oo haddana naga soo gaadhay magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in dab la qabadsiiyay xaafada Teklehaimano oo ka tirsan magaalada Addis Ababa. […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)