Archive for: November, 2015

Mudane Cadaani Hirmooge oo khadka Isgaadhsiinta kaga qayb galay Shirkii Faraca PE Koonfur Afrika

Mudane Cadaani Hirmooge oo khadka Isgaadhsiinta kaga qayb galay Shirkii Faraca PE Koonfur Afrika

  Jaaliyada ogaadeeniya ee dalka k/afrika faraceeda Port Elizabeth ayaa isugu yimid shirkoodii bilaha ahaa waxaana khadka telefoonka kaga qayb galay mudane cadaani hirmooge oo […]

 
 

Maqaal: Xooga Ummadi Leedahay Waa Dhalinteeda! By: Liibaan Miyir

Maqaal: Xooga Ummadi Leedahay Waa Dhalinteeda! By: Liibaan Miyir

Halgamayaal hibanmayno tagtadeeni ee waxaynu hubsan timaadadeena, talaabo walbana kafiirsi iyo taxadar ayaynu uyeelan doonaa, dadalkuna waa lama huraan, tixgalintuna waa muhiim, daacadnimaduna waa qasab, inagoo marwalba qalbiga […]

 
 

Faalo: Jabka Cadawga iyo Jaaniska Shacabka! By: Gumaysidiid

Faalo: Jabka Cadawga iyo Jaaniska Shacabka! By: Gumaysidiid

Wadanka Ogaadeeniya oo ah meel colaadeed ayaa kolba marxalad horleh gala wuxuuna xiligan xaaliga ah kujiraa marxalad hor leh. Loolanka ka dhaxeeya xornimo doonka Ogaadeeniya […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya ee K/Afrika oo shir ku qabatay Pretoria

Jaaliyada Ogadenya ee K/Afrika oo shir ku qabatay Pretoria

Jaaliyad Ogaadeeniya ee dalka Koonfur Afrika ayaa shir kuqabatay xaafiiska xarunta Jaaliyada ee magaalada Pretoria Shirkan oo ay isugu yimaadeen Xubnaha Jaaliyada ee ka hawl […]

 
 

Daawo : Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo Q2aad…

Daawo : Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo Q2aad…

Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo oo ah mid taxane ah waxaad si toos ah ugala socon kartaan Wakaalakada Wararka Ogadenya iyo warbaahinta taageerta halganka Ogadenya.   […]

 
 

Ujeedada Maskax-maydhkii Lagu Sameeyey Dhalinyarada Ogadenya iyo Ruwanada – Noora Afgaab

Ujeedada Maskax-maydhkii Lagu Sameeyey Dhalinyarada Ogadenya iyo Ruwanada – Noora Afgaab

Weli waxaan ku dhex jirnaa marxaladii 1aad ee dacaayadda TPLF/Itobiya oon ku astaamaynay –Marxaladii Mayd Xambaarka iyo Laynta Shacabka-. Waxaa laga yaabaa akhristayaasha qaarkood inay […]

 
 

Daawo: Dhaanta Cusub & Kooxda Danab ee Bariga Africa

Daawo: Dhaanta Cusub & Kooxda Danab ee Bariga Africa

Xidigaha Kooxda Danab ee Bariga Africa ayaa kamid ah kooxaha Suugaan Halgameedka Somalida Ogadenya kuwa ugu caansan sanidihii lasoo dhafay. Hadaba waxaad hoos ka daawataan […]

 
 

Taliyihii Ciidnka Woyaanah oo Lagu Dilay Gobolka Gojam + Video.

Taliyihii Ciidnka Woyaanah oo Lagu Dilay Gobolka Gojam + Video.

Wararka naga soo gaadhay gobolka Axmaarada dagmada Bariga Gojam gaar ahaan magaalbada Shebel Berneta ayaa tibaaxaya in u dagaal xoogani u ku dhexmaray ciidamada Woyanaha […]

 
 

Doollo & Qoraxay oo Shacab Badan Ciidanku Gumaysigu Dhac & Xadhig Ugu Gaysteen.

Doollo & Qoraxay oo Shacab Badan Ciidanku Gumaysigu Dhac & Xadhig Ugu Gaysteen.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya in tacadiyo baahsan loogaystay shacabka aan waxba galabsanin ee soomaalida ogadenia. […]

 
 

Maraykanka oo Xayiraad Kusoo Rogay Siyaasiyiin Udhashay Burundi.

Maraykanka oo Xayiraad Kusoo Rogay Siyaasiyiin Udhashay Burundi.

Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Isniintii saxiixay go’aan uu Maraykanka xayiraad dhanka dhaqaalaha iyo socdaalka ah uu ku saaray Mas’uuliyiin horey xilal uga soo qabtay […]

 
 

Ergay Cusub oo loo Magacaabay Soomaaliya.

Ergay Cusub oo loo Magacaabay Soomaaliya.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ergay cusub u soo magacaabay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM, kaasoo bedelaya ergaygii hore Nicholas Kay. Ergayga […]

 
 

Deg deg: Xasuuqa Ogadenya oo lagaga hadli doono shirka Xuquuqul Insaanka QM (UN) oo maanta ka furmay+Sawiro

Deg deg: Xasuuqa Ogadenya oo lagaga hadli doono shirka Xuquuqul Insaanka QM (UN) oo maanta ka furmay+Sawiro

Geneva: Waxaa maanta  si rasmi ah  uga furmaya caasimadda Swizerland ee Geneva  shir lagaga hadlayo  xuquuqul Insaanka  dadyowga lagada tirda badanyahay ama la gumaysto oo […]

 
 

Daawo:Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo Q1aad(Marti: Qoraaga Maxamed Axmed Cabdi)

Daawo:Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo Q1aad(Marti: Qoraaga Maxamed Axmed Cabdi)

Qoraaga Soomaaliyeed ee Maxamed Axmed Cabdi oo waraysi siiyey barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo ayaa kaga waramay xadhig loo gaystay isagoo laga qabtay magaalada Hargaysa laguna xidhay […]

 
 

Hidaha & Dhaqanka Ugaarka Ah Somalida Ogadenya oo Ifo Laga Xusay.

Hidaha & Dhaqanka Ugaarka Ah Somalida Ogadenya oo Ifo Laga Xusay.

Maalin nimadii shalay oo Isniin ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 23/11/2015 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab laga xusay maalinta Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida Ogadenia. Xafladan oo […]

 
 

Waari Mayside War Makaa Hadhay ! – Noora Afgaab

Waari Mayside War Makaa Hadhay ! – Noora Afgaab

Waxaa Dalka Masar ku geeriyooday Allaha u Naxariistee safiirkii Somaliya mudada dheer u fadhiyay halkaa mudane Cabdulaahi Xassan Maxamud. Waa waajib diini ah qofka muslimka […]

 
 

Daawo: Calanka TPLF oo Lagu Gubayo Safaarada Gumaysiga Itoobiya ee Washington Horteeda.

Daawo: Calanka TPLF oo Lagu Gubayo Safaarada Gumaysiga Itoobiya ee Washington Horteeda.

Waxaa magaalada Washington ee cariga Maraykanka ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo taliska ururka EPRDF gaar ahaan ururka ANDM oo u dabaaldagayay 35 sano guradii […]

 
 

Shacab Gumaysigu Ku Xasuuqay Degaamo Katirsan Gobolka Jarar.

Shacab Gumaysigu Ku Xasuuqay Degaamo Katirsan Gobolka Jarar.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya in tacadiyo baahsan loogaystay shacabka aan waxba galabsanin ee soomaalida […]

 
 

Xafladii Sanad guurada Xisbiga ANDM ee Melbourne Ooy Lawareegeen Shacab Gadoodsan oo Kasoo Horjeeda Gumaysiga Itoobiya.

Xafladii Sanad guurada Xisbiga ANDM ee Melbourne Ooy Lawareegeen Shacab Gadoodsan oo Kasoo Horjeeda Gumaysiga Itoobiya.

Sida aad wararkaanagii hore kula socoteenba waxaa maalmahan waday xaflado malaayiin lacag ah ay ku bexeen oo lagu maamuusayo sanad guuradii 35aad ee kasoo wareegtay […]

 
 

Barkhadle Re-elected as OYSU-Hagardhere Chairperson.

Barkhadle Re-elected as OYSU-Hagardhere Chairperson.

Kenya, Hagardhere-A big meeting amid to elect a new leadership was held in Hagardhere by Ogaden Youth and Student Union (OYSU) on Sunday, Ogaden News […]

 
 

RW Sharmaarke Oo Xilkii Ka Qaaday Labo Wasiir.

RW Sharmaarke Oo Xilkii Ka Qaaday Labo Wasiir.

Ra’iisul Wasaare Cabdirashiid Sharmarke ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii Ganacsiga & Warshadaha ee xukuumaddiisa. Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan ayaa lagu beddelay Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay