Archive for: November, 2015

Deg Deg: Budhcad hubaysan oo ganacsadayaal ree Ogadenya ah ku dhaawacday South Afrika

Deg Deg: Budhcad hubaysan oo ganacsadayaal ree Ogadenya ah ku dhaawacday South Afrika

Warar hada soo gaadhaya wakaalada Wararka Ogadenya  ONA ayaa sheegaya in tuugo hubaysan ay dhaawacyo kala duwan u gaysteen ganacsadayaal u dhashay Ogadenya oo ka […]

 
 

La soco: Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo oo noqon doona Taxane xiiso badan(Daawo Hordhaca)

La soco: Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo oo noqon doona Taxane xiiso badan(Daawo Hordhaca)

  Dhammaan daawadayaasha iyo akhristayaasha warbaahinta ONLF qaybaheeda kala duwan iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay ee halganka taageerta waxaa loogu bishaaraynayaa lana ogaysiinayaa inaan bilownay […]

 
 

Ururka OYSU Sweden oo Kulan soo dhawayna usameeyay Xubna Cusub oo Kusoo Biiray+Sawiro

Ururka OYSU Sweden oo Kulan soo dhawayna usameeyay Xubna Cusub oo Kusoo Biiray+Sawiro

Ururka OYSU Sweden ayaa kulan casha soo dhawayna usameeyay xubna kamida ururka oo dhawaan soo gaadhay wadanka Sweden, kulanka oo ahaa isbarasho iyo kala warqaadasho […]

 
 

Daawo:Doorashadii O.Y.S.U-Xagardheere oo qabsoontay‏+Sawiro

Daawo:Doorashadii O.Y.S.U-Xagardheere oo qabsoontay‏+Sawiro

Kulan weyn oo  lagu dooranayay maamul cusub oo uu yeesho ururka OYSU faraciisa Xagardheere  ayaa Axadii shalay ahayd lagu qabtay xerada qaxootiga ee Xagardheer. Kulankan oo […]

 
 

Dagaalo Gumaysiga Lagu Naafeeyay oo Meelo Ogadenya Kamid Ah Kadhacay.

Dagaalo Gumaysiga Lagu Naafeeyay oo Meelo Ogadenya Kamid Ah Kadhacay.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaallo ciidanka gumaysiga lagu wiiqay oo kadhacay qaybo kamid ah wadanka Ogadenia, warkan oon kahellay wariyaha wakaalada wararka Ogadenia ONA ayaa […]

 
 

Sidama: -14th Year Approaching without Sidama’sLoqqee Massacre Victims Receiving Justice.

Sidama: -14th Year Approaching without Sidama’sLoqqee Massacre Victims Receiving Justice.

By Denboba Natie, November 22, 2015 The Abyssinian history and that of its 135 years old Empire has been stitched together by lies and cover-ups, […]

 
 

Siyaasiyiin Lagu Deldelay Wadanka Bangladesh.

Siyaasiyiin Lagu Deldelay Wadanka Bangladesh.

Waxaa la adkeeyay ammaanka dalka Bangladesh kaddib markii ay dawladda dalkaasi xukun dil ah ku fulisay laba ka mid ah hogaamiyayaasha mucaaradka ka mid ahaa, […]

 
 

Siminaar loo qabtay Ururka Haweenka London-UK

Siminaar loo qabtay Ururka Haweenka London-UK

Siminaar u socday Ururka Haweenka ee Jaaliyada Ogadeniya ee London-UK ayaa guul kusoo dhamaaday Fiidnimadii Sabtida 21-11-2015. Siminaarkan oo uu soo aggaasimay Hoggaanka Arrimaha Ururka […]

 
 

Safiirka Soomaaliyeed ee Wadanka Masar Cabdullaahi Xasan Maxamed ayaa ku geeriyooday Magaalada Qaahira ee Dalka Masar.

Safiirka Soomaaliyeed ee Wadanka Masar Cabdullaahi Xasan Maxamed ayaa ku geeriyooday Magaalada Qaahira ee Dalka Masar.

Allah u naxariistee Danjire Cabdullaahi Xasan ayaa waxa ku soo booday xanuun deg deg ah isagoo horay u qabay cudurada macaanka iyo dhiig karka. Marxuum […]

 
 

Daawo Video : Taariikh faneedkii Abwaan Maxamuud A. Kaadheeri & Qisooyin yaab leh

Daawo Video : Taariikh faneedkii Abwaan Maxamuud A. Kaadheeri & Qisooyin yaab leh

Abwaan Maxamuud Cabdiraxmaan Kaadheeri oo kamid ah Abwaanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Ogadenya ayaa Ilays Tv uga waramay taariikh faneedkiisii iyo goorta uu kusoo biiray […]

 
 

Dhagayso- Waraysi Muhiim ah oo lala Yeshay Mudane Moxamed Rashid oo ka mid ah masuliyinta Jabhada ONLF

Dhagayso- Waraysi Muhiim ah oo lala Yeshay Mudane Moxamed Rashid oo ka mid ah masuliyinta Jabhada ONLF

Dhagayso waraysi dhinacyo badan tabanaya oo lala yeshay Gudomiye ku Xigeenka Ababulka iyo arimaha Jaliyadaha Ogadenya Mudane Maxamed Rashid. Mudanaha ayaa si fahfahsan uga jawabay […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Meelo Kamid Ah Gobolka Nogob Dil, Xadhig & Boob Hantiyeed Kagaystay.

Ciidanka Gumaysiga oo Meelo Kamid Ah Gobolka Nogob Dil, Xadhig & Boob Hantiyeed Kagaystay.

Wararka naga soogaadhaya  gayiga Ogadenia ayaa faah faahin kabixinaya dhibaatooyin aad u baahsan ooy mudooyinkii u danbeeyay ciidanka wayaanuhu kawadeen guud ahaan dhulwaynha Ogadenia. Warkan oon kahelay wariyaha […]

 
 

Deg deg: Ciidanka AMISOM oo Shacab Ku Laayay Magaalada Marka.

Deg deg: Ciidanka AMISOM oo Shacab Ku Laayay Magaalada Marka.

Waxaa geeriyootay 3 Qof tiro kalana way ku dhawacmeen rasaas Ciidamada AMISOM ay kufureen dad shacab ah oo ku sugnaa Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha […]

 
 

Wadanka Belgium oo Feejignaan Xoogan Galisay Magaalada Brussels.

Wadanka Belgium oo Feejignaan Xoogan Galisay Magaalada Brussels.

Xukuumadda Belgium ayaa kor u qaaday heerka feejignaanta amniga magaalada Brussels, waxayna xirtay xarumaha tareemada iyo gaadiidka laga raaco. Saraakiisha ayaa kadigay in weerar laga […]

 
 

Dagaal Culus oo Kudhexmaray Jabhada OLF ee Oromiya & Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Dagaal Culus oo Kudhexmaray Jabhada OLF ee Oromiya & Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Wararka aan kahelayno xuduuda Kenya & Itoobiya  ayaa sheegaya in dagaal culus uu ku dhexmaray ciidanka Gumaysiga Itoobiya iyo Jabhada Xoraynta Oromiya ee marka lasoo […]

 
 

Daawo: Shacabkii Amxaarada Oo Hubka Qaatay Una Goodinaya Woyaanaha.

Daawo:  Shacabkii Amxaarada  Oo Hubka Qaatay Una Goodinaya Woyaanaha.

Guud ahaan shacabka Itoobiya oo ladaala dhacaya Gaajada iyo cadaadiska uga imanaya Maamulka Woyaanaha ayaa maalinba maalinta Ka danbaysa waxaa sii xoogaysanaya dadka xamili la’a […]

 
 

Breaking : kenya has moved its armoured vehicles and tanks at Ethiopia border

Breaking : kenya has moved its armoured vehicles and tanks at Ethiopia border

The development last evening follows a fierce gun battle earlier in the day between Kenya police and Ethiopian forces at Anona and parts of Sololo […]

 
 

Daawo:Dhaanto macaan oo wadani ah by King of Dhanto Jaango

Daawo:Dhaanto macaan oo wadani ah by King of Dhanto Jaango
 
 

Hawaarin badan oo baxsatay iyo qaar jeelasha loo dhaadhiciyey

Hawaarin badan oo baxsatay iyo qaar jeelasha loo dhaadhiciyey

Wariyaha wakaalada wararka ogadenia ONA uga soowarama wadanka Ogadenya ayaa soo tabiyay in ay si aan tiro lahayn u baxsanayaan dhalinyaro ay ciidanka wayaanuhu in […]

 
 

25 Maxbuus oo ka baxsaday xabsi wayn oo kuyaala Waqooyiga Shawa ee Oromia

25 Maxbuus oo ka baxsaday xabsi wayn oo kuyaala Waqooyiga Shawa ee Oromia

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ormoia ayaa tibaaxaya in ay 25 Maxbuus ka baxsadeen xabsi wayn oo kuyaala magaalada Robit oo ka tirsan  gobolka Waqooyiga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay