Archive for: November, 2015

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay madax ka tirsan imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay madax ka tirsan imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda dalka Isku taga Imaaraadka Carabta, ayaa kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Al bahr ee  magaalada […]

 
 

Kenya oo Diidan In Isbedel Lagu Sameeyo Xeerka ICC

Kenya oo Diidan In Isbedel Lagu Sameeyo Xeerka ICC

Maxkammada fadhigeedu u yahay magaalada Hague ee ICC ayaa maanta marxalad adag wajihi doonto iyadoo dalalka xubnaha ka ah Maxkamadaasi ay ka doodi doonan shuruuc […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi.

Waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Iimaanka & Akhlaaqda*, waxaa muxadaran soo jeedinaya […]

 
 

Danjire Herman Cohen oo Sheegay Ineeysan Qawmiyada Tigrey Horumar Dhaqaale Samayn Karin.

Danjire Herman Cohen oo Sheegay Ineeysan Qawmiyada Tigrey Horumar Dhaqaale Samayn Karin.

Danjire Herman Cohen oo ah diblomaasi Maraykan ah oo inbadan kasoo shaqeeyay wadamo kamid ah Africa Sida Sudan, Itoobiya, Angola & Muzaambiiq ayaa waraysi uu […]

 
 

Safaaradii Soomaaliya ee Washington oo Dib Loofuray.

Safaaradii Soomaaliya ee Washington oo Dib Loofuray.

Waxaa si rasmi ah dib loogu furay safaaradii Soomaaliya ku lahayd magaalada Washington DC ee caasimada dalka Maraykanka oo xidhnayd tan iyo wixii ka dambeeyay […]

 
 

Xutiyiinta oo Siidaayay Ajaanib Ay Haysteen.

Xutiyiinta oo Siidaayay Ajaanib Ay Haysteen.

Sedex qof oo u dhashay Maraykanka ooy falaagada Shiicada ee Xutiyiinta ee dalka Yemen, ay haysteen ugu yaraan laba bilood, ayaa lasii daayay. Labadan qof ayaa […]

 
 

Daawo Prof Yusuf Cadami oo ka hadlaya Dhaqan Guurka Gumeysigu Wado

Daawo Prof Yusuf Cadami oo ka hadlaya Dhaqan Guurka Gumeysigu Wado

Somalida Ethiopia Maxay tahay! Waa erey bixin cusub oo lagu dhaqan guurinayo dhaqanka iyo hidaha Somalida Ogaden. Waxuuna Sheekh Yusuf Cadami ka hadlay Soomalidu sida […]

 
 

Daawo:Xamaasada iyo niyada birta ah ee Dhalinta Ogadenya

Daawo:Xamaasada iyo niyada birta ah ee Dhalinta Ogadenya

Dhalinyarada Ogadenya oo ah jiilka ama dhalinta mustaqbalka ayaa lasoo baxay niyad bir ah iyo dardar hor leh oo ay ku quusinayaan gumaysiga iyo kalkaaliyayaashisa. […]

 
 

Ambassador Herman Cohen say the minority regime in Ethiopia can never achieve economic development

Ambassador Herman Cohen say the minority regime in Ethiopia can never achieve economic development

Ambassador Herman Cohen say the minority regime in Ethiopia can never achieve economic development. http://ethsat.com/ambassador-herman-cohen-says-the-minority-regime-in-ethiopia-can-never-achieve-economic-development/    

 
 

Daawo: Hees wadani ah & Fanaan Cabdi Badil

Daawo: Hees wadani ah &  Fanaan Cabdi Badil

 

 
 

Shacab Xadhig, Dil, Kufsi & Boob Hantiyeed Loogu Gaystay Gobollada Doollo, Jarar & Nogob.

Shacab Xadhig, Dil, Kufsi & Boob Hantiyeed Loogu Gaystay Gobollada Doollo, Jarar & Nogob.

Wariyaha ONA uga soo warama Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa sheegaya in dhibaatooyin kala duwan ay ciidanka Woyaanuhu ugu gaysteen shacab […]

 
 

Xisbiga Axmaarada ee ANDM oo Malayiin Ay Shacabka Xoog Kaga Qaateen Xaflad Kuqabsanaya.

Xisbiga Axmaarada ee ANDM oo Malayiin Ay Shacabka Xoog Kaga Qaateen Xaflad Kuqabsanaya.

Ila wareedyo lasoo xidhiidhay ONA ayaa sheegaya in Xisbiga Amhara National Democratic Movement (ANMD) oo kamid ah Isbihaysiga Magac u yaalka ah ee EPRDF uu […]

 
 

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inuu xal siyaasadeed u raadinayo colaadda dalka

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inuu xal siyaasadeed u raadinayo colaadda dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisa ay raadinayso xal siyaasdeed oo garab socon doona howlgallada milateri ee la doonayo in lagu soo […]

 
 

Sudan-Ethiopia border urgently needs demarcation

Sudan-Ethiopia border urgently needs demarcation

(Relief Web) — Ethiopian militiamen are occupying more than 50 villages and a million acres of farmland in the eastern localities of El Gedaref state, […]

 
 

Daawo: Ayaan Cali Xaydar iyo Murti ay ku cabbirtay halganka Ogadenya

Daawo: Ayaan Cali Xaydar iyo Murti ay ku cabbirtay halganka Ogadenya

Halganto Ayaan Cali Xaydar oo kamid ah gabdhaha Ogadenya ee ilaahay hal abuurka suugaaneed ku manaystay ayaa shirweynihii lagu yagleelay ururka haweenka Ogadenya kasoo jeedisay […]

 
 

Sir Culus: Gumaysiga Itoobiya oo Amar Kusiiyay Safaaradihiisa Ineeysan Wax Fiiso Ah Siinin Suxufiyiinta Doonaya Ineey Booqdaan Goobaha Abaaruhu Kuhabsadeen.

Sir Culus: Gumaysiga Itoobiya oo Amar Kusiiyay Safaaradihiisa Ineeysan Wax Fiiso Ah Siinin Suxufiyiinta Doonaya Ineey Booqdaan Goobaha Abaaruhu Kuhabsadeen.

Sir culus ooy heshay ONA ayaa tibaaxaysa in taliska Woyaanaha ay wareegto u qaybiyeen Safaaradaha Itoobiya & Madaxda 6 Gobol (Kilil) oo kamid ah kuwa […]

 
 

Soomaaliya oo Billowday Wada-tashiyo Kusaabsan Hannaanka Doorashada 2016.

Soomaaliya oo Billowday Wada-tashiyo Kusaabsan Hannaanka Doorashada 2016.

 Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii billowday wada-tashiyo heer gobol ah oo looga tashanayo hannaanka doorashada 2016 ee dalka ka dhici doonta & qaabka ay yeelan […]

 
 

Shilaabo oo Dhac, Jidh-dil & Xadhig Loogu Gaystay Shacab Fara Badan.

Shilaabo oo Dhac, Jidh-dil & Xadhig Loogu Gaystay Shacab Fara Badan.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Xadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya tacadiyo aad u badan oo isugu jira Dil, xidhay iyo […]

 
 

Madaxwaynaha Yemen oo Cadan ku laabtay

Madaxwaynaha Yemen oo Cadan ku laabtay

Madaxwaynaha dalka Yemen Cabdulrabah Mansuur Hadi ayaa dib ugu laabtay magaalada koonfurta ku taala ee Cadan, si uu u hago weerar lagu qaado goobaha ay […]

 
 

Maxaa uga Hirgalay TPLF/Itobiya Brobagaandadii ku Wajahnayd ONLF (Gude iyo Dibad) ? – Noora Afgaab

Maxaa uga Hirgalay TPLF/Itobiya Brobagaandadii ku Wajahnayd ONLF (Gude iyo Dibad) ? – Noora Afgaab

Waxaan maqaalkii hore kusoo sheegnay inay Somalida dabeecad ahaanba u nugul yihiin dacaayadda, taasooy sabab u tahay dhaqankooda ku dhisan –Muslimow run sheeg muslimow uga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay