Archive for: November, 2015

Shocking: Most Ethiopians Don’t Know Their President

Shocking: Most Ethiopians Don’t Know Their President

Ethiopia’s popular online video sharing site, DireTube, recently conducted a very candid survey on a variety of Addis Ababa residents by asking them two simple […]

 
 

Goosashada & Baxsadka Hawaarinta oo Siibadanaya.

Goosashada & Baxsadka Hawaarinta oo Siibadanaya.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya goosasho iyo arimo kaloo lasoo darsay ciidankii Hawaarinta ee dhidid dhowrka u ahaa ciidanka gumaysiga Itoobiya, warkan oon kahelay wariyaha […]

 
 

Soomaaliya oo Qorshaynaysa Dib u Celin Nidaamsan ee Qaxootiga.

Soomaaliya oo Qorshaynaysa Dib u Celin Nidaamsan ee Qaxootiga.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa sheegay ineey qorsheynayaan in qaxooti dhan 300,000 lagu celiyo Soomaaliya afarta sano ee socota. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in kaliya 5,500 oo […]

 
 

Magaalada Jilga-Takil ee Gobolka Gonder oo Dagaal Xoogani Kasocdo Tan & Shalay.

Magaalada Jilga-Takil ee Gobolka Gonder oo Dagaal Xoogani Kasocdo Tan & Shalay.

Warar deg deg ah oo naga soo gaadhaya gobolka Gonder ee Axmaaradu dagto gaar ahaan magaalada Jilga -Takil  ayaa la sheegayaa in u dagaal aad […]

 
 

War Deg Deg ah :Daawo Kooxda Kubada Cagta ee Ogadeniya oo qaaday Koobkii ka socday wadanka K.A

War Deg Deg ah :Daawo Kooxda Kubada Cagta ee  Ogadeniya oo qaaday Koobkii ka socday wadanka K.A
 
 

Daawo: Dhaanto si casri ah loo tumay oo codka iyo cagtu isku cayn noqdeen

Daawo: Dhaanto si casri ah loo tumay oo codka iyo cagtu isku cayn noqdeen

Ciyaarta hidaha iyo dhaqanka Ogadenya ee loo yaqano Dhaanto ayaa waayahan dambe noqotay ciyaarta loogu hadal hayska badan yahay ee laga cayaaro miyi iyo magaalo […]

 
 

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo Manta qabsomay

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo Manta qabsomay

Manata oo ahayd Sabti November 7, 2015 ayaa waxaa magaloyinka matanaha ah ee gobolka Minnesota ka qabsomay shirkii bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenyaa ee gobolka […]

 
 

OYSU-Nairobi oo shir heer sare ah ku qabatay Magalada Nairobi+Video iyo Sawiro

OYSU-Nairobi oo shir heer sare ah ku qabatay Magalada  Nairobi+Video iyo Sawiro

  Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia ee OYSU -faraca Nairobi ayaa shir ku  Qabtay Hallka Bina Cali oo ku yaala Xaafada Soomaalidu  dagan […]

 
 

Xadhig & Jidh-Dil Ay Wayaanuhu Ugu Gaysteen Shacab Kudhaqan Gobollada Qoraxay & Jarar.

Xadhig & Jidh-Dil Ay Wayaanuhu Ugu Gaysteen Shacab Kudhaqan Gobollada Qoraxay & Jarar.

Siduu noogu soo waramayo Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA u jooga wadanka Ogadenya ayaa sheegaya in dhibaatooyin kala duwan shacabka Somalida Ogadenya ay kula […]

 
 

21 Qof oo Gobolka Oromia Lagu Xidhay Kadib Markii Lagu Soo Eedeeyay Ineey Kamid Yihiin Ururka OLF.

21 Qof oo Gobolka Oromia Lagu Xidhay Kadib Markii Lagu Soo Eedeeyay Ineey Kamid Yihiin Ururka OLF.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromiya ayaa sheegaya in 21 muwaadin lagu xidhay gobolkaas. Warkan ayaa intaas ku daraya in muwaadiniinta laxidh xidhay lagu soo […]

 
 

Human rights groups petition World Bank president to intervene after local leader is arrested for role in defending indigenous groups’ land rights

Human rights groups petition World Bank president to intervene after local leader is arrested for role in defending indigenous groups’ land rights

Dear President Kim, We are writing to express our deep concern regarding the arbitrary arrest, detention without prompt charge or legal representation, and eventual spurious […]

 
 

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo dhagax dhigay dib u dhiska safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo dhagax dhigay dib u dhiska safaaradda Soomaaliya ee Kenya

  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta dhagax-dhigay dib u dhiska dhulka safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi. Munaasabad ka dhacday dhismaha […]

 
 

Nogob & Shabeelle oo Shacab Fara Badan Lagu Waxyeeleeyay.

Nogob & Shabeelle oo Shacab Fara Badan Lagu Waxyeeleeyay.

Wararka ka imaanaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya tacadiyo aad u badan ooy ciidanka wayaanuhu u gaysteen dadka […]

 
 

UNPO Featured in The Washington Post

UNPO Featured in The Washington Post

On the eve of the XX Session of the UNPO Presidency, The Washington Post has published an article drawing attention to one of the new applications, that of the […]

 
 

Daawo: Heesta Xulka & Xiisaha Todobaadka & Shukri Ilays.

Daawo: Heesta Xulka & Xiisaha Todobaadka & Shukri Ilays.

Waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa hees aad u macaan oo ay si cajiib ah ugu luuqaynayso fanaanada ree Ogadenya ee Shukri Ilays,heestan oo lagu […]

 
 

Booqashada Samora Yoonis ee Qabridahare & Turjumaankiisa Cusub.

Booqashada Samora Yoonis ee Qabridahare & Turjumaankiisa Cusub.

Ilo wareedyada ONA uga soo warama Ogadenya ayaa tibaaxaya in magaalada Qabridahare ee Xarunta GobolkaQoraxay uu soo gaadhay Taliyaha Guud ee ciidanka wayaanaha oo lagu magacaabo Samoore. […]

 
 

Faah Faahin Dheeraad Ah oo Ku Saabsan Xiisadii Godey Ka Taagnayd Maalmahan.

Faah Faahin Dheeraad Ah oo Ku Saabsan Xiisadii Godey Ka Taagnayd Maalmahan.

Wariyaha ONA ee Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sootabinaya warar dheeraad ah oo laxidhiidha dhacdadii dhul iyo hanti boobka ahayd ee dhex martay […]

 
 

Nogob, Jarar & Qoraxay oo Dagaalo Ay Kudhexmareen Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga.

Nogob, Jarar & Qoraxay oo Dagaalo Ay Kudhexmareen Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga.

Wararka naga soo gaadhaya Gobollada Qoraxay, Nogob, & Jarar ayaa tibaaxaya dagaalo culculus oo kadhacay gobolladan. Wariyaha ONA uga soo warama Ogadenya oo warkan nasoo gaadhsiiyay […]

 
 

Daawo: Shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacay wadanka Sacudi Carabiya

Daawo: Shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacay wadanka Sacudi Carabiya
 
 

Magalada Riyaad oo Jaaliyada S.Ogadenya Shirkoodii Caadiga Ahaa Ku Qabsatay.

Magalada Riyaad oo Jaaliyada S.Ogadenya Shirkoodii Caadiga Ahaa Ku Qabsatay.

Waxaa maanta ooy taariikhdu kubeegnayd 06/11/2015 shir koodii caadiga ahaa ee todobaadlaha ahaa isugu timid Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee kudhaqan Boqortooyada Sacuudi Carabiya gaar ahaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay