Archive for: December, 2015

Gudomiyihii Xisbiga Blue Party ee Gobolka Gojjam oo Hubka Qaatay Duurkana Galay.

Gudomiyihii Xisbiga Blue Party ee Gobolka Gojjam oo Hubka Qaatay Duurkana Galay.

Waxaa hubka qaatay oo duurka galay Gudoomiyihii Xisbiga Blue Party ee gobolka Goojaam ee Kililka Axmaarada Indag Adana. Wararka nasoo gaadhay ayaa sheegaya in uu […]

 
 

Xukumada Dalka Ciraaq oo Ugu Baaqday Turkiga Ineey Ciidankoda Waqooyiga Ciraaq Kala Baxaan.

Xukumada Dalka Ciraaq oo Ugu Baaqday Turkiga Ineey Ciidankoda Waqooyiga Ciraaq Kala Baxaan.

Bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabbaadi ayaa lagu sheegay in taangiyada dagaalka iyo hubka lidka diyaaradaha ah ee dalka Turkigu ay soo […]

 
 

Wafti Ree Yurub Ah oo Lakulmay Wasiirka Gaashandhiga Somaliya.

Wafti Ree Yurub Ah oo Lakulmay Wasiirka Gaashandhiga Somaliya.

Wasiirka Gaashaandhiga ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, General Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa qaabilay saraakiil ka socotay Midowga Yurub. Wasiirka iyo saraakiishan ree Yurub […]

 
 

Weerar Tooriyayn Ah oo Goob Tareemada Laga Raaco oo Kutaala London Kadhacay.

Weerar Tooriyayn Ah oo Goob Tareemada Laga Raaco oo Kutaala London Kadhacay.

Warar ONA soo gaadhay ayaa sheegaya fal tooriyayn ah oo ka dhacday goob tareemada laga raaco oo ku taala magaalada London ayaa booliska Ingiriisku ay […]

 
 

Kooxda Boko-Xaraam oo Qarax Ismiidaamin Ah Ku Dilay 30 Qof Dalka Chat.

Kooxda Boko-Xaraam oo Qarax Ismiidaamin Ah Ku Dilay 30 Qof Dalka Chat.

Kooxda Boko Xaram ee mayalka adag ayaa weerar ku qaaday jasiirada Kouloukoua oo kutaala Harada u dhaxeysa dalalka Chad, Nigeria, Niger iyo Cameroon, waxaana ku […]

 
 

Maamul Cusub oo Loo Doortay Faraca Iftin ee Xerada Dhagardheere.

Maamul Cusub oo Loo Doortay Faraca Iftin ee Xerada Dhagardheere.

Maanta ooy taariikhdu ku beegnayd 6/11/2015 Waxaa xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi ku qabsoomay shirwaynihii Faraca Iftin ee kahowl gala xerada Xagardheere. Shirkan oo ah mid […]

 
 

Faraca Muftaaxul-Xorriyo oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Xerada Ifo Ku Qabtay.

Faraca Muftaaxul-Xorriyo oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Xerada Ifo Ku Qabtay.

Waxaa maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 6/12/15 xerada Qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shirkii billaha ahaa ee faraca Muftaaxul-xoriyo. Shirkan oo […]

 
 

Kulankii Caadiga Ahaa ooy Jaaliyada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudigu Qabatay.

Kulankii Caadiga Ahaa ooy Jaaliyada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudigu Qabatay.

Waxaa markay taariikh du kubeegnayd 3/12/2015 shikoodii todobaad laha ahaa isugu yimid Jaaliyada S.ogaadenya ee ku dhaqan boqortooyada Sucuudi Carabiga  gaar ahaan Faraca caasimada boqortooyada […]

 
 

Xaflad Xidhitaan Ah oo Loo Sameeyay Ardayda Madarasada Xirsi-Mahad ee Dhagaxley.

Xaflad Xidhitaan Ah oo Loo Sameeyay Ardayda Madarasada Xirsi-Mahad ee Dhagaxley.

Maalinnimadii Sabtida ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 5/11/2015 waxaa madarasada Xirsi Mahad ee kutaala xarada Qoxootiga Dhagaxlay lagu qabtay xaflad aad u balaadhan oo xidhitaankii sanad dugsiyeedka […]

 
 

Daawo:Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo Q4aad iyo Abwaanad Nimco Sh.Maxamed

Daawo:Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo Q4aad iyo Abwaanad Nimco Sh.Maxamed

Daawo Qaybtii 4aad ee barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo oo ku saabsan fanka iyo Suugaanta waxaana inoo qaadaa dhigi doonta abwaanada da,da yar ee Nimco Sheekh […]

 
 

Dispatches: Yet Again, a Bloody Crackdown on Protesters in Ethiopia | Human Right Watch

Dispatches: Yet Again, a Bloody Crackdown on Protesters in Ethiopia | Human Right Watch

by Felix Horne Student protests are spreading throughout Ethiopia’s Oromia region, as people demonstrate against the possibility that Oromo farmers and residents living near the […]

 
 

Deg Deg: Ilaalada Madaxwaynaha Kililka Tigrey oo Toogasho Lagu Dilay.

Deg Deg: Ilaalada Madaxwaynaha Kililka Tigrey oo Toogasho Lagu Dilay.

War deg deg ah oo goor dhawayd ONA soo gaadhay ayaa tibaaxaya in mid kamid ah ilaaladii Madaxwayne ku sheega Kililka Tigrey toogasho lagu dilay. […]

 
 

“Naftiinii Duleysee Aakharana Dab Naariyo, Durunow ayaa Idiin Qoran”: Abwaan Nimcaan Sh Axmed Muuse

“Naftiinii Duleysee Aakharana Dab Naariyo, Durunow ayaa Idiin Qoran”: Abwaan Nimcaan Sh Axmed Muuse

Abwaanka wayn ee Nimcaan Sheekh Axmed Muuse oo kor iyo hoos u lahadlay maleeshiyaadka xaab-qaadka u noqday Wayaanaha ee shacabkii ay dufaaci lahaayeen hubka loogu […]

 
 

Madaxii Maxkamada Guud Ee Itoobiya oo Iska Casilay Xilkii.

Madaxii Maxkamada Guud Ee Itoobiya oo Iska Casilay Xilkii.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA uga soo warama arimaha Itoobiya ayaa sheegay in Madaxii Maxkamada Guud ee Itoobiya Wubishet Shiferaw uu iska casilay xilkii uu […]

 
 

Maraykanka oo Weerarkii California Kadhacay Argagixiso La Xidhiidhiyay.

Maraykanka oo Weerarkii California Kadhacay Argagixiso La Xidhiidhiyay.

Ciidanka Amaanka ee Maraykanka wuxuu sheegayaa inay hadda weerarkii arbacadii lagu qaaday California uu ahaa mid “argagixiso”. 14 qof ayaa ku dhimatay weerarkaasi oo kadhacay magaalada […]

 
 

Ciidanka Turkiga oo Gudaha Ciraaq Galay & Dawlada Ciraaq oo Cambaaraysay Falkaas.

Ciidanka Turkiga oo Gudaha Ciraaq Galay & Dawlada Ciraaq oo Cambaaraysay Falkaas.

Cutubyo katirsan ciidamada dawlada Turkiga ayaa gudaha u galay gobalka Ninawa (Musil) ee waqooyiga Ciraaq. Talaabadan ooy xukuumada Ciraaq ku sheegtay mid lagu soo xad-gudbay […]

 
 

Daawo:Xaflad Qiimo Badan oo Lagu Qabtay wadanka Sacuudi Carabia.

Daawo:Xaflad Qiimo Badan oo Lagu Qabtay wadanka Sacuudi Carabia.

Waxaa Bariga wadanak Sacuudiga lagu qabtay xaflad balaadhan oo si heer sare ah loosoo agaasimay. Xafladan oo muda laga joogo wakhtigii laqabtay ayaa lagu soo […]

 
 

Hawaarin Baxsatay Qaar Kalana La Toogtay & Kalsooni La’aan U Dhaxaysa Iyaga & Woyaanaha.

Hawaarin Baxsatay Qaar Kalana La Toogtay & Kalsooni La’aan U Dhaxaysa Iyaga & Woyaanaha.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya niyad jab iyo kala carar balaadhan oo soofood saaray ciidanka Hawaarinta ee dhidid dhowrka u ah ciidanka wayaanaha. Warkan oon […]

 
 

Wakiilkii Gumaysiga ee Gambella oo Maxkamad Lahor Keenay & Siro Badan oo Fashilmay.

Wakiilkii Gumaysiga ee Gambella oo Maxkamad Lahor Keenay & Siro Badan oo Fashilmay.

Waxaa maxkamad kutaala Kililka Gambella lahor keenay markay taariikhdu ahayd 2 Dec 2015 Wakiilkii Gumaysiga ee Kililka Gambella Okello Akway. Warkan ay ONA heshay ayaa […]

 
 

Daawo: Ardayda Qawmiyada Oromada oo Mudaharaadkoodu Meelo Badan Gaadhay.

Daawo: Ardayda Qawmiyada Oromada oo Mudaharaadkoodu Meelo Badan Gaadhay.

Waxaa kusii fidaya meelo badan oo kamid ah Kililka Oromiya mudaaharaadyo waawayn ooy hor kacayaan ardayda Jaamacada wax kabarata. Waxaa kaloo garab socda abaabulkan ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay