Archive for: December, 2015

Qarax Ay 16 Qof Ku Dhinteen oo Qaahira Ka Dhacay.

Qarax Ay 16 Qof Ku Dhinteen oo Qaahira Ka Dhacay.

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay maqaaxi ku taal magaalada Qaahira ee caasimada  Masar. Ciidamada amaanka ayaa sheegay in niman afka soo dabooshay ay […]

 
 

Midawga Africa oo Danjire Cusub Somaliya Usoo Magacawday.

Midawga Africa oo Danjire Cusub Somaliya Usoo Magacawday.

Danjire Francisco Caetano Jose Madeira ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay xilka xafiiska ergayga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya isla amrkaana hoggaamiya hawlgalka AMISOM, […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Torobaadka & Sheekh Maxamud (Abu-Dhalxa).

Daawo: Muxaadarada Torobaadka & Sheekh Maxamud (Abu-Dhalxa).

Waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Madoonaysaa Sacaadada Qalbigaada?*, waxaa muxadaran soo jeedinaya […]

 
 

Dagaalo Woyaanaha Lagu Jabiyay oo Doollo, Shabeelle & Qoraxay Kadhacay.

Dagaalo Woyaanaha Lagu Jabiyay oo Doollo, Shabeelle & Qoraxay Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo ciidanka wayaanaha khasaare laxaadleh loogu gaystay oo kadhacay meelo kala duwan oo Ogadenia ah. Warkan oo aan kahelay […]

 
 

Shacab Xadhig & Jidh-dil Loogu Gaystay Dagmada Marsin ee Gobolka Qoraxay.

Shacab Xadhig & Jidh-dil Loogu Gaystay Dagmada Marsin ee Gobolka Qoraxay.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Marsin ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dad aad u badan ooy ciidanka gumaysigu Itoobiya xabsi iyo jidh dil isugu dareen. Falkan tacadiyada […]

 
 

Dr.Merera Gudina oo Sheegay Ineey Itoobiya Cagta Saartay Jidkii Burburka.

Dr.Merera Gudina oo Sheegay Ineey Itoobiya Cagta Saartay Jidkii Burburka.

Gudoomiyaha Xisbiga Federal ee Oromiya Dr. Merera Gudina, oo waraysi uu bixiyay ku sheegay ineey Itoobiya qarka u saaran tahay burbur siyaasadeed oo ku yimaada […]

 
 

14 Qof oo Lagu Dilay Gobolka California ee Dalka Maraykanka.

14 Qof oo Lagu Dilay Gobolka California ee Dalka Maraykanka.

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay 17 kalena way ku dhaawacmeen weerar ka dhacay goob ay ka socotay xaflad magaalada San Bernardino ee gobalka […]

 
 

Ethiopia at Risk of Disintegration: Oromo FC

Ethiopia at Risk of Disintegration: Oromo FC

  By TesfaNews, The opposition Oromo Federalist Congress on Wednesday warned that Ethiopia is at risk of disintegration due to the violent policies of the […]

 
 

Diyaaradaha Maraykanka oo Duqeeyay Duleedka Magaalada Baraawe.

Slug:  FO/Iraq Credit:  U.S. Air Force Caption:  2F16.jpg A U.S. Air Force  F-16 flying in support of Operation Northern Watch which flies over Northern Iraq.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baraawe ee Gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ay xalay duqaynmo la beegsadeen deegaanka Kuunyo-Baroow oo […]

 
 

Daawo: C/Raxmaan Mahdi oo ka hadlay Horumarka Halganka ONLF iyo Taariikhda Madow ee Gumeystaha Geeska Afrika.

Daawo: C/Raxmaan Mahdi oo ka hadlay Horumarka Halganka ONLF iyo Taariikhda Madow ee Gumeystaha Geeska Afrika.

Dunta Soomaliyeed wali Way noo shahay waxayna ka nooshahay  Dhulka Ogaden, Waana ku Faraxsanahay in Soomalidu maanta kacday. dhulka Geeska Afrika waxa uu ka dhexeeya […]

 
 

Deg Deg: Shacab Hor Dhooban Isbitaalka Magaalada Gonder.

Deg Deg: Shacab Hor Dhooban Isbitaalka Magaalada Gonder.

War hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya ineey dawlada Itoobiya qiratay ineey ku dishay xabsigii daraad gubtay in ka badan 17 qof islamarkaana ay dad […]

 
 

Amaanka Magaalada Addis Ababa oo Khalal Wayn Kajiro & Ciidan Lasoo Dhoobay.

Amaanka Magaalada Addis Ababa oo Khalal Wayn Kajiro & Ciidan Lasoo Dhoobay.

War goor dhawayd soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in wareegto ay soo saareen taliska guud ee ciidanka Woyaanaha iyagoo amar kubixiyay in ciidanka Federal Police […]

 
 

Maxkamadii Baadhitaanka Kuwaday Dambiyada Rwanda oo Lasoo Gaba Gabeeyay.

Maxkamadii Baadhitaanka Kuwaday Dambiyada Rwanda oo Lasoo Gaba Gabeeyay.

Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada Rwanda (ICTR) ayaa qabatay xaflado rasmi ahaan loogu maamuusayo xidhitaanka howl galladeeda kaddib in ka badan 20-sano. Maxkamadda oo ku […]

 
 

Taliyihii Booliiska ee Magaalada Chicago oo Xilka Laga Xayuubiyay.

Taliyihii Booliiska ee Magaalada Chicago oo Xilka Laga Xayuubiyay.

Taliyaha Booliiska ee magaalada Chicago Garry F. McCarthy ayaa xilka iskaga degay kadib eedeynta sii xoogaysanaysa iyo xiisadii ka dhalatay dilkii wiil madow ooy booliiska […]

 
 

Daawo: Mudaharaadyada Xogan Eey Aradayda Oromadu Kaga Soo Horjeedaan Taliska TPLF.

Daawo: Mudaharaadyada Xogan Eey Aradayda Oromadu Kaga Soo Horjeedaan Taliska TPLF.

Ardayda & shacabka qawmiyada Oromada oo iskaashanaya ayaa waxay intiimudo ahba wadaan abaabul xoogan ooy ku abaabulayan shacab waynaha Oromiya kaasoo kadhan ah Taliska Woyaanaha. […]

 
 

Ciidanka Itoobiya oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Dawlada Somaliya Katirsan oo Baardheere Kusugnaa.

Ciidanka Itoobiya oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Dawlada Somaliya Katirsan oo Baardheere Kusugnaa.

Wararka aan ka heleyno magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Gumaysiga Itoobiya ay xabsiga dhigeen sarkaal katirsan dowlada Soomaaliya oo ku sugnaa […]

 
 

Ethiopia to face power cuts as drought dries dams,By William Davison

Ethiopia to face power cuts as drought dries dams,By William Davison

Ethiopia may face further power shortages because of low water levels at dams after a poor rainy season, an official said, following two days of […]

 
 

Daawo: Dr.Maxamuud Ugaas oo si cilmiyeysan uga hadlay shirweynihii UHO

Daawo: Dr.Maxamuud Ugaas oo si cilmiyeysan uga hadlay shirweynihii UHO

Dr.Maxamuud Ugaas oo kamid ah aqoonyahanka fara kutiriska ah ee Ogadenya ayaa khudbad kooban oo meelo badan taabanaysa kasoo jeediyey shirweynihii lagu aas-aasay Ururka Haweenka […]

 
 

Magaalada Harar oo Habeenkii Xalay Ahaa Ay Rasaastu Is Qabsatay.

Magaalada Harar oo Habeenkii Xalay Ahaa Ay Rasaastu Is Qabsatay.

Warar goor dhawayd nasoo gaadhay ayaa sheegaya in magaalada Harar ee xarunta Kililka Hararida uu dagaal culus ku dhex maray Ciidanka Woyaanaha ee kusugan magaalada […]

 
 

Maqaal: Halgan Daba Dheeraaday Guushiisu Waa Samir. Bye: Liibaan Miyir (Kulmiye).

Maqaal: Halgan Daba Dheeraaday Guushiisu Waa Samir. Bye: Liibaan Miyir (Kulmiye).

Halgamayaal nolosha aduunka wuxuu Ilaahay u dajiyay xeerar iyo qaanuun wuxuuna ku qotomiyay miisaan dheeli tiran. Xeerkaa waxaa kamid ah, in xaqu uu kuu muuqdo, Guushu waxay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay