Archive for: December, 2015

Camboolaysiga Kooxda Cabdi Iley Waa Sawirka Dhabta ah ee Itobiyada Maanta – Noora Afgaab

Camboolaysiga Kooxda Cabdi Iley Waa Sawirka Dhabta ah ee Itobiyada Maanta – Noora Afgaab

Waxaan daba soconay nidaamka dacaayadda ay Itobiya u adeegsatay shacabka gudaha, kuwa dibadda iyo jabhadda ONLF. Waxay ahayd in aan maanta yarehe ifino barnaamijkii qurba-joogta […]

 
 

Maqaal: 24 Darajo oo Ururwaynaha ONLF Soo Dheelmay Yaan Lagaaga Sheekaynin. By: Xaaji Maxamad

Maqaal: 24 Darajo oo Ururwaynaha ONLF Soo Dheelmay Yaan Lagaaga Sheekaynin. By: Xaaji Maxamad

Hordhaca qoraalkan soo socda hadaan dul istaago Waxaan aad u daneeyay inaan wax ka ogaado heshiiskii dhexmaray Somaliya iyo itoobiya 1988 ugu horayn waxaan waydiiyay su’aashaas […]

 
 

Daawo:TV-ga Codka Masar oo Siidaayay Barnaamij Xiiso Badan Leh Kaasoo Lagaga Hadlay Isbahaysiga PAFD.

Daawo:TV-ga Codka Masar oo Siidaayay Barnaamij Xiiso Badan Leh Kaasoo Lagaga Hadlay Isbahaysiga PAFD.

TVga Codka masar oo kuyaala Magaalada Qaahira, ayaa waxaa laga siidaayay Barnaamij xiiso leh oo kusaabsan Sirta kadanbaysa Biyo-Xidheenka Itoobiya kadhisayso Wabiga Niil. Waxaa lagu […]

 
 

Maraykanka oo Ugu Baaqay Ruushka & Turkigu Ineey Xiisada U Dhaxaysa Dajiyaan.

Maraykanka oo Ugu Baaqay Ruushka & Turkigu Ineey Xiisada U Dhaxaysa Dajiyaan.

Madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama, ayaa ku baaqay in Turkiga iyo Ruushku ay hoos u dhigaan dareenka ka dhex taagan, todobaad kaddib markii ay Turkigu […]

 
 

Qaramada Midoobey oo Ka Fikiraysa Nabad Ilaaliyeyaal Loo Diro Burundi.

epa04988311 YEARENDER 2015 MAY
A Burundian protester runs through smoke raising from a burning barricade during an anti-government demonstration in the capital Bujumbura, Burundi, 22 May 2015. The Burundi crisis started after an announcement from the President Pierre Nkurunziza that he intended to run for a third term mandated in the upcoming elections. The statement  sparked various protests in all over country, generating clashes from the government supporters and opposers.  EPA/DAI KUROKAWA

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa sheegay ineey ka fikirayaan ineey ciidamo nabad ilaalin ah u diraan dalka xaaladiisu kacsan tahay ee Burundi. Ban […]

 
 

Daawo: Faahfaahin Hor Leh oo Kusaabsan Xabsigii Lagubay Ee Magaalada Gonder.

Daawo: Faahfaahin Hor Leh oo Kusaabsan Xabsigii Lagubay Ee Magaalada Gonder.

Sidii ay ONA idiinku balan qaaday waxaan hadda  kahellay warar dheeraad oo ku saabsan xabsigii lagubay ee ku yaalay magaalada Gonder eegobolka Axmaarada. Wararkan ayaa […]

 
 

Watch here the Video of TWS Meeting on Human Rights Abuses in Ethiopia

Watch here the Video of TWS Meeting on Human Rights Abuses in Ethiopia

The All Party Parliament Group on Third World Solidarity organised a meeting concerning human rights abuses in Ethiopia, focussing on journalist Eskinder Nega, political prisoner […]

 
 

Deg Deg: Xabsi Wayn oo Kuyaala Magaalada Gonder oo Dab Laqabadsiiyay.

Deg Deg: Xabsi Wayn oo Kuyaala Magaalada Gonder oo Dab Laqabadsiiyay.

Warar hordhac ah oo hadda ONA soo gaadhaya ayaa sheegaya in Xabsi Wayn oo magaciisa la yidhaahdo Bahita oo kuyaala magaalada Gonder ee Kililka Axmaarada dab […]

 
 

Ogaden: Journalists Fear Persecution in Ethiopia

Ogaden: Journalists Fear Persecution in Ethiopia

  Photo by Tobers @Flickr The decision by Mr Dawit Kebede, managing editor of one of Ethiopia’s opposition newspaper, to leave the country due to […]

 
 

Daawo: Ardayda Oromada ah oo mudaharaadyo xogan ka wada gobolada Oromia.

Daawo: Ardayda Oromada ah oo mudaharaadyo xogan ka wada gobolada Oromia.

 

 
 

Jarar, Nogob & Doollo oo Shacab Fara Badan Xadhig & Dhac Loogu Gaystay.

Jarar, Nogob & Doollo oo Shacab Fara Badan Xadhig & Dhac Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya guud ahaan gayiga Ogadenia ayaa sheegaya sara ukac xoog badan oo ay ciidanka wayaanuhu sare uqaadeen tacadiyadii caadada u ahaa eey kula kici […]

 
 

Daawo: Aljazeera oo Kasoo Diyaarsay Barnaamij Muujinaya caafimaad Darrida Itoobiya Taala.

Daawo: Aljazeera oo Kasoo Diyaarsay Barnaamij Muujinaya caafimaad Darrida Itoobiya Taala.

TVga Aljaziira ayaa kasoo diyaariyay barnaamij aad u murugo badan oo muujinaya baaxada ay leedahay dar xumida iyo caafimaad la’aanta kataagan meelo kamid ah Itoobiya gaar […]

 
 

Shirwaynaha Caalamiga Ah Ee Cimilada Aduunka oo Ka Furmay Magaalada Paris.

Shirwaynaha Caalamiga Ah Ee Cimilada Aduunka oo Ka Furmay Magaalada Paris.

Waxaa Isniintii magaalada Paris ee xarunta Faransiiska laga furay shirweynaha caalamiga ah ee looga hadlayo cimilada Aduunka iyo Dhibaatada Warshadaha u gaystaan deegaanka. Shirwaynahan ayey […]

 
 

Waanwaan Nabadeed oo Kasocota Magaalada Gaalkacayo oo Dagaalo Ay Maalmihii Lasoo Dhaafay Kajireen.

Waanwaan Nabadeed oo Kasocota Magaalada Gaalkacayo oo Dagaalo Ay Maalmihii Lasoo Dhaafay Kajireen.

Magaaladda Gaalkacayo waxaa ka socota waanwaan nabadeed oo heersare ah taasoo uu hor kacayo Raisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Xaaladda magaalada ayaa dagan […]

 
 

Daawo: Xafladii Xisbiga ANDM ee Melbourne Ay Lawareegeen Shacab Gadoodsan oo Kasoo Horjeeda Gumaysiga Itoobiya.

Daawo: Xafladii Xisbiga ANDM ee Melbourne Ay Lawareegeen Shacab Gadoodsan oo Kasoo Horjeeda Gumaysiga Itoobiya.

Sida aad wararkaanagii hore kula socoteenba waxaa maalmahan waday xaflado malaayiin lacag ah ay ku bexeen oo lagu maamuusayo sanad guuradii 35aad ee kasoo wareegtay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay