Archive for: December, 2015

Seminarkii Ururka OYSU ee Qaarada Europe oo Guul Kusoo Gabogaboobay +Sawiro.

Seminarkii Ururka OYSU ee Qaarada Europe oo Guul Kusoo Gabogaboobay +Sawiro.

Waxaa maanta lagu soo gabogabeeyay Seminaar ay qabteen ururka Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya (OYSU) oo lagu qabtay magaalo madaxda wadanka Sweden ee Stockholm. Ujeedada Semniarkan […]

 
 

Nogob oo Dagaalo Ciidanka Gumaysiga Lagu Wiiqay Ay Ka Dheceen.

Nogob oo Dagaalo Ciidanka Gumaysiga Lagu Wiiqay Ay Ka Dheceen.

Wararka naga soo gaadhaya Gobollada Nogob & Faafan ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaallo ciidanka wayaanaha lagu naafeeyay oo dhexmaray ciidanka u taagan xaqa aayo katashiga shacabka […]

 
 

Daawo: Muuqaal Kusaabsan Kacdoonka Oromiya & Taageerida Jaaliyaadka Dibbadda.

Daawo: Muuqaal Kusaabsan Kacdoonka Oromiya & Taageerida Jaaliyaadka Dibbadda.

Tan iyo intii uu kacdoonka Oromiya ka bilawday dhamaadkii bishii November, waxaa meelo kala duwan oo dunida dacaladeeda ah ka socday banaanbaxyo lagu taageerayo kacdoonka […]

 
 

17 Shaqaalaha TV ga Gobolka Oromiya oo Qaarna Laxidhay Qarna Shaqada Laga Caydhiyay.

17 Shaqaalaha TV ga Gobolka Oromiya oo Qaarna Laxidhay Qarna Shaqada Laga Caydhiyay.

Maamulka TV ga Gobolka Oromiya ayaa shaqadii ka caydhiyay 17 shaqaalaha TV ga kamid ahaa. Go’aanka shaqada lagaga eryay qaarkoodna lagu xidhay shaqaalaha ayaa ku […]

 
 

Baarlamaanka Somaliya oo Ansixiyay Sharciga Saxaafada Qaranka.

Baarlamaanka Somaliya oo Ansixiyay Sharciga Saxaafada Qaranka.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka saxaafadda qaranka. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay 142 xildhibaan, waxaana kulanka […]

 
 

Jarmalka oo Sheegay In Duuliyeyaasha Diyaaradaha Laga Baadhi Doono Isticmaalka Daroogada & Khamriga.

Jarmalka oo Sheegay In Duuliyeyaasha Diyaaradaha Laga Baadhi Doono Isticmaalka Daroogada & Khamriga.

Dawlada Germany ayaa sheegtay ineey bilaabi doonto baadhitaano lagu samayn doono duuliyeyaasha diyaaradaha ee isticmaala Daawooyinka, Daroogada iyo Khamriga. Qorshahan ayuu axadii shalay ku dhawaaqay […]

 
 

BBC: Ethiopian journalists should be freed, says CPJ

BBC: Ethiopian journalists should be freed, says CPJ

Two journalists arrested in Ethiopia this month should be freed, an international press freedom group says. The detentions come amid deadly protests over a plan […]

 
 

Ethiopia, Egypt dam feud drags on, by Ayah Aman

A man walks over a bridge by the construction of Ethiopia's Great Renaissance Dam in Guba Woreda, some 40 km (25 miles) from Ethiopia's border with Sudan, June 28, 2013. Egypt fears the $4.7 billion dam, that the Horn of Africa nation is building on the Nile, will reduce a water supply vital for its 84 million people, who mostly live in the Nile valley and delta. Picture taken June 28, 2013. REUTERS/Tiksa Negeri (ETHIOPIA - Tags: POLITICS SOCIETY ENERGY ENVIRONMENT) - RTX115K9

KHARTOUM, Sudan — Negotiations between Cairo, Addis Ababa and Khartoum have entered a decisive stage in which the parties must express their final stance concerning the […]

 
 

Dhaanto Cusub: “Woyaane” By. Gorgor Yuusuf 2015

Dhaanto Cusub:  “Woyaane” By. Gorgor Yuusuf 2015
 
 

Qudbadii Marwo Samiya Osman iyo Shirkii Jaaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America 2015

Qudbadii Marwo Samiya Osman iyo Shirkii Jaaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America 2015
 
 

Siminaar Loo Qabtay Xubnaha & Kaadirka Jaaliyada Denmark.

Siminaar Loo Qabtay Xubnaha & Kaadirka Jaaliyada Denmark.

Waxaa shalay ooy taariikhdu tahay 27/12/2015 lagu qabtay magaalada Copenhagen, Xarunta Jaaliyada Somalida Ogadenya ay ku leedahay wadanka Denmark siminaar balaadhan oo loo qabtay Xubnaha […]

 
 

Deg Deg: OYSU-Europe oo Seminar Uga Furmay Stockholm, Sweden. + Swairo

Deg Deg: OYSU-Europe oo Seminar Uga Furmay Stockholm, Sweden. + Swairo

Waxaan maanta ka furmay magaalo madaxda wadanka Sweden ee Stockholm  Seminar ay soo qabanqaabiyeen Ururka Dhalinyarada & Ardayda Somalida Ogadeniye (OYSU) ee qaarada Europe. Ujeedada […]

 
 

 ONLF Information Bureau Concluded 4 days Seminar in Stockholm, Sweden

 ONLF Information Bureau Concluded 4 days Seminar in Stockholm, Sweden

The Ogaden National Liberation Front (ONLF) Information Bureau Officials and experts concluded yesterday four days seminar in Stockholm, Sweden from 24-27 December, 2015. The aim of the […]

 
 

Daawo- Qaybo kamid ah Khudbadihii lagu soo Gunanaday Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America

Daawo- Qaybo kamid ah Khudbadihii lagu soo Gunanaday Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America

 

 
 

Sanadka Cusub 2016: UHO-UK oo Dhambaal u Diray Masuuliyiinta ONLF iyo Ciidanka JWXO.

Sanadka Cusub 2016: UHO-UK oo Dhambaal u Diray Masuuliyiinta ONLF iyo Ciidanka JWXO.

Ururka Haweenka Somalida Ogadeniya ee UK gaar ahaan UHO-London oo shir isugu yimid ayaa dhambaal hamlayo iyo boggaadin isugu jira u diray masuuliyiinta JWXO iyo […]

 
 

Ingiriiska oo Shacab Badan Ay Guryohoodihii Uga Qexeen Fatahaad Wabiyeed.

Ingiriiska oo Shacab Badan Ay Guryohoodihii Uga Qexeen Fatahaad Wabiyeed.

Kumanaan kunool Waqooyiga England ayaa guryahooda kaqaxay kadib markii ay fataheen qaar kamid ah wabiyada mara waqooyiga wadanka Ingiriiska. Daadka ayaa yimid kadib markii ay […]

 
 

Booliska Chicago oo Si’aan Ula-kac Lahayn U Dilay Haweeneey Madoow Ah.

Booliska Chicago oo Si’aan Ula-kac Lahayn U Dilay Haweeneey Madoow Ah.

Ciidanka Booliiska Chicago ee dalka Maraykanka ayaa qirtay ineey si khaldan u dileen haweenay madow oo shan caruur ah dhashay, xili ay wadeen hawlgal ay […]

 
 

Shirwaynaha Midaynta Wadamada Islaamka oo Tehran Ka Furmay.

Shirwaynaha Midaynta Wadamada Islaamka oo Tehran Ka Furmay.

Waxaa caasimada Iran ee Tehran ka furmay shirwaynaha midaynta dalalka Islaamka oo lagu soo beegay Todobaadka xuska dhalashada Nebi Maxamed SCW. Furitaankii shirkaasi ayuu khudbad […]

 
 

Malintii 3aad ee Shirwaynihii Jaaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America oo soo Dhamaday.

Malintii 3aad ee Shirwaynihii Jaaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America oo soo Dhamaday.

Minnesota- Axad 27 December 2015- Waxaa manta soo gabagabobay shir waynihii  jaliyadaha Ogadenya ee qarada waqoyiga America uga socday gobolka Minnesota. Shirkan oo ahaa mid aad […]

 
 

Shirkii Jaliyada Ogadenya ee Qarada America oo Malintii 3 aad Furmay

Shirkii Jaliyada Ogadenya ee Qarada America oo Malintii 3 aad Furmay

Waxaa daqiiqado ka hor holka shirarka ee gobolka Minnesota dib uga bilowday shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee qarada Waqoyiga America. Shirka oo malintii 3 aad galay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay