Archive for: December, 2015

Shirwaynihii Ururka Culimada Ogadenya oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Shirwaynihii Ururka Culimada Ogadenya oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Maalinimadii Sabtida ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 26/12/15 waxaa xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Dhadhaab kafurmay shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO). Shirkan oo ahaa shirwayne aad u balaadhan […]

 
 

Siminaarkii Hogaanka Warfaafinta Uga Socday Sweden oo Lasoo Gabagabeeyay + Sawiro.

Siminaarkii Hogaanka Warfaafinta Uga Socday Sweden oo Lasoo Gabagabeeyay + Sawiro.

Waxaa goor dhawayd lagu soo gabagabeeyay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm Siminaarkii Hogaanka Warfaafinta HWF-JWXO ee dhawrkii bari ee lasoo dhaafay uga socday Hawlwadeenka Hogaanka. […]

 
 

Maqaal: Kooxdii Afduubtay Qowmiyadaha Kale, Waxay Iyaguba Diideen Waa Laga Diiday! By: Xaaji M/rashiid

Maqaal: Kooxdii Afduubtay Qowmiyadaha Kale, Waxay Iyaguba Diideen Waa Laga Diiday! By: Xaaji M/rashiid

Waxaa jirta masalo laga wada dharagsanyahay oo kusaabsan guud ahaan wax loogu yeedho Itoobiya taasoo ah qaabka uu ku yimaado isbadalka dhanka xukunka dalkaasi. Hadaan si kooban […]

 
 

Malintii 2aad ee Shirwaynihii Jaaliyadaha Ogadenya ee Qarada W/America oo Lasoo Afmeeray.

Malintii 2aad ee Shirwaynihii Jaaliyadaha Ogadenya ee Qarada W/America oo Lasoo Afmeeray.

Maanta oo ahayd malintii 2 aad ee shirwaynihii Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee qaarada W/America ayaa ahayd maalin aad u xiisa badan. Waxaa maanta shirka lagu […]

 
 

Kacdoonkii Lagaga Soo Horjeeday Woyaanaha oo Deegaamo Cusub Kusii Fidaya.

Kacdoonkii Lagaga Soo Horjeeday Woyaanaha oo Deegaamo Cusub Kusii Fidaya.

Kacdoonkii dhawrkii todobaad ina soo dhaafay ka socday deegaamo badan oo Itoobiga guud ahaan kamid ah gaar ahaan Gobolka Oromiya ayaa marxalad cusub galay. Ilo-wareedyo […]

 
 

Dad Cadhaysan oo Burburiyay Masjid Kuyaala Jaziirada Corsica ee Dalka Faransiiska.

Dad Cadhaysan oo Burburiyay Masjid Kuyaala Jaziirada Corsica ee Dalka Faransiiska.

Dad cadhaysan oo mudaharaadka ka dhigay jasiirada Corsica oo ka tirsan dalka Faransiiska ayaa burbur u gaystay Masjid jasiiradaasi kuyaala, falkan ayey dawlada Faransiisku cambaaraysay. […]

 
 

Dagaal Culus oo Kasocda Magaalada Ramaadi ee Dalka Ciraaq.

Dagaal Culus oo Kasocda Magaalada Ramaadi ee Dalka Ciraaq.

Ciidamada dawladda Ciraq ooy taageerayaan duqaymaha cirka ee Maraykanku hoggaaminayo, ayaa kusoo dhawaaday xerooyinka dawladda ee magaalada Ramaadi, iyadoo wadooyinka ay kula dagaalamayaan kooxda ISIS […]

 
 

Hogaamiyihii Kooxda Islamic Army ee Suuriya oo Duqayn Lagu Dilay.

Hogaamiyihii Kooxda Islamic Army ee Suuriya oo Duqayn Lagu Dilay.

Hogaamiyaha kooxda hubaysan ee Islamic Army ayaa lagu dilay duqayn Jimcihii ka dhacday Bariga deegaanka Guta ee duleedka caasimada Dimishiq. Ninkan oo lagu magacaabo Zahran […]

 
 

Ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogaadeeniya ee galbeedka Australia oo isugu yimid shirkoodi billaha ahaa

Ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogaadeeniya ee galbeedka Australia oo isugu yimid shirkoodi billaha ahaa

Ururka OYSU Perth ayaa taariikhdu markay ahayd 25/12/15 isugu yimid shirkoodii billaha ahaa waxaa shirka soo xaadiray dhamaan xubnaha Ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogaadeeniya ee […]

 
 

Maalintii 2aad iyo Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America oo Bilowday

Maalintii 2aad iyo Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America oo Bilowday

Waxaa malintii 2aad hada bilowday shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee qarada Waqoyiga America. Shirkan oo daqiiqado kahor bilowday ayaa hada si habsami ah u socda. Waxaa madasha […]

 
 

Deg Deg: Weerar Hada Kasocda Jaamcada Ambo & Woyaanaha oo Helicopters Adeegsanaya.

Deg Deg: Weerar Hada Kasocda Jaamcada Ambo & Woyaanaha oo Helicopters Adeegsanaya.

War goor dhawayd nasoo gaadhay ayaa tibaaxaya in ciidanka Woyaanaha ee sida gaarka ah u carbisan ee lagu magacaabo (Agazi) ay weerar culus kawadaan Jaamacada […]

 
 

Ogaysiis; seminaarka jaaliyada Ogaden ee Denmark 27.12.2015

Ogaysiis; seminaarka jaaliyada Ogaden ee Denmark 27.12.2015
 
 

Daawo- Qaybtii 1 baad ee Shirwaynihii Jaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America

Daawo- Qaybtii 1 baad ee Shirwaynihii Jaliyadaha Ogadenya ee Qarada Waqoyiga America

 

 
 

Daawo: Ceebta ku dhcaday safiirka gumaysiga Itoobiya u fadhiya wadanka Emaaraatka Carabta.

Daawo: Ceebta ku dhcaday safiirka gumaysiga Itoobiya  u fadhiya wadanka Emaaraatka Carabta.

Daawo Ceebta ku dhcaday safiirka u fadhiya gumaysiga Itoobiya wadanka Emiaaratka Carabta  oo shir ku qabtay magaalada Dubai. Dhacdooyinkan ayaa aad ugu soo badanaya gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Daawo Sawiro/ Warbixin- Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee qarada Waqoyiga America oo malintii 1 baad si guul ah ku soo dhamaday.

Daawo Sawiro/ Warbixin- Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee qarada Waqoyiga America oo malintii 1 baad si guul ah ku soo dhamaday.

Maanta oo ahayd malintii 1 baad ee shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee qarada waqoyiga America ayaa ahaa shir si wanagsan loo soo agasimay. Shirkan oo ay […]

 
 

Daawo:Tijaabadii u horaysay ee kasoo baxday Siminarka Saxaafada ee HWF-JWXO Qabtay

Daawo:Tijaabadii u horaysay ee kasoo baxday Siminarka Saxaafada ee HWF-JWXO Qabtay

Hogaanka Warfaafinta JWXO ayaa Siminaar Saxaafadeed ku qabtay caasimada dalka Sweden ee Stockholm,halkaas oo ay kasoo qayb galeen howl-wadeenka  warfaafinta jwxo iyo xubno cusub oo […]

 
 

Mudaaharaad Balaadhan oo Jaaliyada Oromiya Ay Kuqabatay Minnesota.

Mudaaharaad Balaadhan oo Jaaliyada Oromiya Ay Kuqabatay Minnesota.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 24-12-2015 ka dhacay Gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka banaanbax balaadhan ooy soo abaabushay Jaaliyada Oromiya ee ku dhaqan bogolkaas. Mudaaharaadkan […]

 
 

Mucaaradka Suuriya oo Ogolaaday Jid Mucaawinada Lagu Gaadhsiinayo Xerada Yarmuuk.

Mucaaradka Suuriya oo Ogolaaday Jid Mucaawinada Lagu Gaadhsiinayo Xerada Yarmuuk.

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in xerada Qaxootiga ee Yarmuuk ay yimaadeen basas, kahor daadguraynta lafilayo ee dagaalyahaniinta mucaaradka iyo qoysaskooda kaasi oo […]

 
 

Jaamacada Carabta oo Cambaaraysay Ciidamada Turkiga ee Woqooyiga Dalka Ciraaq Kusugan.

Jaamacada Carabta oo Cambaaraysay Ciidamada Turkiga ee Woqooyiga Dalka Ciraaq Kusugan.

Ururka Jaamacada Carabta ayaa markii ugu horaysay cambaareeyay ciidamada dalka Turkiga ee ku sugan Waqooyiga wadanka Ciraaq. Xoghayaha Guud ee Jaamacada Carabta Nabil Al-Carabi ayaa […]

 
 

Qarax Wayn oo Dhimasho Keenay oo Wadanka Nigeria Ka Dhacay.

Qarax Wayn oo Dhimasho Keenay oo Wadanka Nigeria Ka Dhacay.

Wararka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in dad ka badan boqol qof ay ku dhinteen qarax ka dhashay warshad gaaska cunnada lagu karsado oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay