Archive for: January, 2016

Daawo: Damaca gumaysi ee Itoobiya ka haya dhulka Jamhuriyada Somaliya

Daawo: Damaca gumaysi ee Itoobiya ka haya dhulka Jamhuriyada Somaliya

Gumaysatada Itoobiya ayaa weligeed ku hamin jirtay inay mar la wareegto gacan ku haynta dhul weynaha jamhuuriyada Soomaaliya ee kheyradku ceegaago,iyadoo mar kasta ku andacoon […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadeniya ee London oo Shir Muhiim Ah Iskugu Yimid.

Ururka Haweenka Ogadeniya ee London oo Shir Muhiim Ah Iskugu Yimid.

Dallada Ururka Haweenka Somalida Ogadenia (UHO) ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London ayaa shir muhiim ah iskugu yimid Sabtidii shalayd ahayd taariikhduna […]

 
 

Gudomiyaha JWXO oo Lakulmay Maamulka Jaaliyada Ogadenya & OYSU ee Dalka Germany.

Gudomiyaha JWXO oo Lakulmay Maamulka Jaaliyada Ogadenya & OYSU ee Dalka Germany.

Gudoomiyaha JWXO Admiral Mohamed Cumar Cismaan ayaa kulan laqaatay maamulka Jaaliyada iyo Ururka OYSU ee dalka Germany. Gudoomiyaha ayaa maamulka Jaaliyada warbixin kasiiyay guud ahaan […]

 
 

Yemen: Dhalinyaro Kasoo Jeeda Ogadeniya oo Shil Gaadhi Ku Dhaawacantay.

Yemen: Dhalinyaro Kasoo Jeeda Ogadeniya oo Shil Gaadhi Ku Dhaawacantay.

Ugu yaraan lix gabdho iyo wiilal da’ yar iskugu jira ayuu dhaawac culus soo gaadhay kadib markii gaadhi ay saarnaayeen Isniintii 23/01/2016 kula gadoomay xuduudka […]

 
 

Shirkii Billaha Ahaa ee Jaaliyada Norway oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Billaha Ahaa ee Jaaliyada Norway oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Sida uu Wariyaha ONA u jooga caasimada wadanka Norway ee Oslo waxaa guul kusoo dhamaday shirkii billaha ahaa ee Jaaliyada Soomalida Ogadeniya wadanka Norway kasoo […]

 
 

Hees Cusub “Soomaalida Ethiopia Mawax Suurta galabaa?…

Hees Cusub “Soomaalida Ethiopia Mawax Suurta galabaa?…

Heestan oo ah mid si dhab ah ugu ifisay soomaalida inaysan ahayn shacabka Ogaadeeniya Ethiopian ayaa waxay su’aal suugaaneed waydiisay dadka gumaysiga u adeega ee […]

 
 

GPLM Press Release: Second Genocide Being Committed Against Anuaks in Gambella

GPLM Press Release: Second Genocide Being Committed Against Anuaks in Gambella

GPLM Press Release The Second Genocide is Being Committed against Unarmed Anuak Tribe in Gmabella, Southwest Ethiopia, by South Sudanese Refugees with Ethiopian Government’s Approval […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah & Abwaan Maxamuud Jangoo.

Daawo: Hees Wadani Ah & Abwaan Maxamuud Jangoo.

Suugaan Halgameedku wa qayb kamid ah Halgankan muqadaska ah ee shacabka Somalida Ogadenya uu xuquuqdiisa aayo katashiga ku raadsanayo. Hadaba waxaad hoos ka daawadaan hees […]

 
 

Kulan Dhexmaray Jaaliyada Switzerland & Xubno Gudiga Fulinta JWXO Kamid Ah.

Kulan Dhexmaray Jaaliyada Switzerland & Xubno Gudiga Fulinta JWXO Kamid Ah.

Waxaa kulan xaga khadka isgaadhsiinta ah ku dhexmaray Xubnaha Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Switzerland iyo Mamuuliin Kamid ah Golaha Fulinta ee Jabhada […]

 
 

Tahriibayaal Ku Dhintay Badda U Dhaxaysa Giriiga & Turkiga.

A volunteer helps two Syrian children as they arrive aboard a dinghy after crossing from Turkey, on the island of Lesbos, Greece, Monday, Sept. 7, 2015. The island of some 100,000 residents has been transformed by the sudden new population of some 20,000 refugees and migrants, mostly from Syria, Iraq and Afghanistan. (AP Photo/Petros Giannakouris)

Dad lagu qiyaasay 33 tahriibayaal ah ooy ku jiraan Caruur iyo Haween ayaa subaxnimadii Sabtida ku dhintay bada u dhaxeysa Turkiga iyo jasiiradaha dalka Giriiga. Telefishinka dalka […]

 
 

Duuliye-Sare oo Katirsanaa Ciidamada Cirka Itoobiya oo Kubiiray Ginbot-7 Arbanyoj.

Duuliye-Sare oo Katirsanaa Ciidamada Cirka Itoobiya oo Kubiiray Ginbot-7 Arbanyoj.

War rasmi ah oon ka helay ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in duuliye sare Abiyot Mangudhay oo ahaan duliyihii lagalay wadanka Djibouti dayaarada nooceeduyahay Helicapter […]

 
 

Addis Ababa: Hoggaamiyaasha Afrika oo Isugu Yimid Shirkoodi 26aad.

Addis Ababa: Hoggaamiyaasha Afrika oo Isugu Yimid Shirkoodi 26aad.

Xarunta Midiowga Afrika ee Addis Ababa waxaa ka fumay shirkii sanadlaha ahaa ee Midowga Afrika. Shirkan ayaa qodobada horyaala waxaa ugu wayn qalalaasaha ka taagan […]

 
 

How Ethiopia Exploits AU Role to Suppress International Criticism

How Ethiopia Exploits AU Role to Suppress International Criticism

By Daily Maverick, The African Union headquarters, 24-storeys of clean lines and soaring glass, is Addis Ababa’s tallest building. It looks all wrong in the […]

 
 

Deg Deg: Shir Jaaliyada Norway Uga Furmay Magaalada Oslo.

Deg Deg: Shir Jaaliyada Norway Uga Furmay Magaalada Oslo.

Waxaa goor dhawayd ka furmay caasimada wadanka Norway ee Oslo shir balaadhan oo Jaaliyada Somalida Ogadenya ee dalka Norway ay soo qabanqaabisay. Shirkan oo arimo […]

 
 

Faraca Magaalada Winnipeg ee Jaaliyada Canada oo Kulan Yeeshay + Sawiro.

Faraca Magaalada Winnipeg ee Jaaliyada Canada oo Kulan Yeeshay + Sawiro.

Waxaa todobaadkan shirkoodii billaha ahaa iskugu Yimid Xubnaha kahawlgala Faraca Manitoba gaar ahaan Magaalada Winnipeg ee Jaaliyada Somalida Ogadenya ee dalka Canada. Kulankan ayaa lagu […]

 
 

Deg Deg: Woyaanaha oo Lawareegay Maamulka Gobolka Gambella xukun Militarina Kusoo Rogay.

Deg Deg: Woyaanaha oo Lawareegay Maamulka Gobolka Gambella xukun Militarina Kusoo Rogay.

War deg deg ah oo hadda  soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in gabi ahaamba ay la waregeen Taliska Woyanuhu gacan kuhaynta maamulkii  kajiray gobolka Gambella […]

 
 

Faraca Miftaxul-Xorriyo ee JABSO oo Shirkoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Faraca Miftaxul-Xorriyo ee JABSO oo Shirkoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ku beegnayd 29/01/2016 shirkoodii caadiga ahaa iskugu yimid xubnaha faraca muftaxul-xorriyo ee Jaaliyada Bariga Africa kuwaasoo kahawlgala xerada qaxootiga ee Ifo. Shirkan […]

 
 

Daawo: Kulankii ONLF ee xog waranka ahaa ee Nairobi ka dhacay.

Daawo: Kulankii ONLF ee xog waranka ahaa ee  Nairobi ka dhacay.

  Waxaa  Magaalada Nairobi Xarunta Wadanka Kenya  ka dhacay shir si heersara ah loo soo abaabulay  kuna  kala  war qaadannayeen Hay’ada kala duwan oo kamid […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub & Markale Kooxdii Danab.

Daawo: Dhaanto Cusub & Markale Kooxdii Danab.

Kooxda Danab ee Xidigaha Bariga Africa ayaa caan ku ah Dhaantooyinkan wadiga ah ee macnaha iyo murtida badan xambaarsan. Waxaan idiin haynaa mid kamid ah […]

 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ciidanka Gumaysigu Ay Kagaysteen Ogadenya.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ciidanka Gumaysigu Ay Kagaysteen Ogadenya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan ooy ciidanka Wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay