Archive for: January, 2016

Golaha Ammaanka Ee QM oo Cambaareeyay Falkii Lagu Gubay Safaarada Sacuudiga ee Tehran.

Golaha Ammaanka Ee QM oo Cambaareeyay Falkii Lagu Gubay Safaarada Sacuudiga ee Tehran.

Qoraal kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag loogu cambaareeyay falkii Dibad baxayaal Cadhaysan ay ku weerareen Safaarada Boqortooyada Sacuudiga ay ku […]

 
 

Jaamacada Gaarisa oo Si Rasmi Ah Dib Loogu Furay.

Jaamacada Gaarisa oo Si Rasmi Ah Dib Loogu Furay.

Jaamacadda Gaarisa ayaa si rasmi ah dib loogu furay, sagaal bilood kadib markii koox Al-Shabab ka tirsan ay weerar ku qaadeen jaamacadda ooy ku dileen […]

 
 

Taliyaha Ciidanka Somaliya oo La Kulmay Masuuliinta AMISOM ee Somaliya Joogta.

Taliyaha Ciidanka Somaliya oo La Kulmay Masuuliinta AMISOM ee Somaliya Joogta.

Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Masuuliitan ayaa kawada […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Ka Dhacay Waqooyiga Shawa ee Oromiya.

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Ka Dhacay Waqooyiga Shawa ee Oromiya.

Waxaa maanta mudaaharaad balaadhan uu ka dhacay degmada lagu magacaabo Garba Guracha oo kutaala gobolka Waqooyiga Shawa ee deegaanka Oromiya. Mudaaharaadkan oo qayb ka ah kacdoonkii […]

 
 

Breaking the Silence: the Hard Truth about the Oromo Protests in Ethiopia

Breaking the Silence: the Hard Truth about the Oromo Protests in Ethiopia

HRLHA Appeal and Request for Immediate Action January 3, 2016 Appeal To: The U.S. Department of State Secretary His Excellency Mr. John Kerry The UK […]

 
 

Daawo: Liyuu Boolis Kagoostay Kililka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya .

Daawo: Liyuu Boolis Kagoostay Kililka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya .

Waxaad hoos ka daawataan 9 ka tirsanaa Liyu Boolis ka Kililka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya oo ka goostay dawlada Gumaysiga Itoobiya. Askartan ayaa waxay lasoo goosteen […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan Oromiya oo Shalay Ka Dhacay Magaalada Qobo.

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan Oromiya oo Shalay  Ka Dhacay Magaalada Qobo.

Waxaa maalmahan uu kacdoon aad u culus ka socday meelo kamid ah Gobolka Hararge ee deegaanka Oromiya. Warku wuxuu sheegayaa in Bariga iyo Galbeedka Hararge […]

 
 

Dagaal Culus oo Woyaanaha Lagu Jabiyay Ayaa Ka Dhacay Duleedka Baabili.

Dagaal Culus oo Woyaanaha Lagu Jabiyay Ayaa Ka Dhacay Duleedka Baabili.

Dagaalo u dhexeeya Ciidankan Woyaanaha oo kaashanaya kooxda kabo qaadka ah ee Hawaarinta (Liyu Police) iyo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ayaa lagu soo waramayaa […]

 
 

Somalia oo Taageertay Go’aanka Boqortooyada Sacuudiga Ku Talaabsatay.

Somalia oo Taageertay Go’aanka Boqortooyada Sacuudiga Ku Talaabsatay.

War murtiyeed shalay kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Somalia ayaa lagu cambaareyay weerarkii shalay lagu qaaday safaaradda dalka Sucuudiga ee ku taala magaalada […]

 
 

Wadanka Bahrain oo Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed Ujaray Dalka Iran.

Wadanka Bahrain oo Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed Ujaray Dalka Iran.

Wadanka Baxrayn ayaa Axadii lagu qabtay mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo geerida wadaad caan ahaa oo Shiici ahaa laguna magacaabi jiray Nimri Al-Namri. Dawladda […]

 
 

Daawo: Shawgii Aan Loo Kala Hadhin ee Kooxda Danab Ku Qabatay Nairobi Habeenkii Xalay Ahaa.

Daawo: Shawgii Aan Loo Kala Hadhin ee Kooxda Danab Ku Qabatay Nairobi Habeenkii Xalay Ahaa.

Muuqaallada quruxda badan iyo kuwo aanan wali idiin soo gudbin oon idiin kaydinayno waxaad kala socon doontaan iyagoo dhamaystiran Tv-ga madaxa banaan ee Ilays Tv […]

 
 

Sawiro: Showgii Xalay Kooxda Danab Kuqabatay Nairobi

Sawiro: Showgii Xalay Kooxda Danab Kuqabatay Nairobi

Maqaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya waxaa xalay shaw si wacan loo soo agaasimay ku qabatay kooxda danab oo kamid ah koox halgameed jaaliyada Ogaadeeniya […]

 
 

Daawo: Kacdoonkii Oromiya oo Wali Kasocda Galbeedka Hararge.

Daawo: Kacdoonkii Oromiya oo Wali Kasocda Galbeedka Hararge.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteenba wuxuu ku fiday kacdoonkii Oromiya ka socday gobolka Hararge ee Bariga Itoobiya. Dhawrkii bari ee lasoo dhaafay ayuu kacdoonkan […]

 
 

Wadanka Ogadenya oo Ciidanka Gumaysigu Ay Shacab Badan Ku Dhibaateeyeen.

Wadanka Ogadenya oo Ciidanka Gumaysigu Ay Shacab Badan Ku Dhibaateeyeen.

Wararka aan kahelayno Gobollada Qoraxay iyo Nogob ee dhulka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo dad shacab ah loogaystay. Warkan oon kahelay xarunta dhexe ee JWXO […]

 
 

Koox Kamid Ah Hawaarinta oo Meelo Ogadenya Kamid Ah Isku Laayey & Qaar Kaloo Baxsaday.

Koox Kamid Ah Hawaarinta oo Meelo Ogadenya Kamid Ah Isku Laayey & Qaar Kaloo Baxsaday.

Wararka ka imaanaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya in ay ciidamo kawada tirsan kuwa Hawaarintu iskulaayeen goobihii lagu […]

 
 

Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo Xidhiidhka U Jartay Dalka Iraan.

Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo Xidhiidhka U Jartay Dalka Iraan.

Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa waxay xidhiidhkii diblumaasiyadeed u jartay waddanka Iiraan kaddib muran ka dhashay dilkii ay boqortooyada Sacuudigu ku fulisay wadaad caan ah oo […]

 
 

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Ballan Qaadey Xoojinta Taageerada Ciidanka Soomaaliya

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Ballan Qaadey Xoojinta Taageerada Ciidanka Soomaaliya

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya  Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kulan laqaatay Safiirka Dawladda Imaaraadka Carabta u […]

 
 

Siminaar Looqabtay Faracya Eskilstuna & Hallstahammar ee Jaaliyada S.Ogadenya ee Dalka Sweden.

Siminaar Looqabtay Faracya Eskilstuna & Hallstahammar ee Jaaliyada S.Ogadenya ee Dalka Sweden.

Waxaa maanta ooy taariilkhdu tahay 03.01.2016 lagu qabtay magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden siminaar si wanaagsan loosoo agaasimay kaasoo ay ka qaybgaleen Xubnaha, Kaadirka & […]

 
 

Ururka OYSU Faraciisa IFO oo Shirkoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Ururka OYSU Faraciisa IFO oo Shirkoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Waxaa maanta ooy taariikhdu kubeegnayd 03/01/2016 xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab kadhacay shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU faraciisa Muftaxul-Xorriyo ee kahawl gala xeradaasi Qaxootiga ee […]

 
 

Jaaliyada S. Ogadenia ee Melbourne oo Isugu Timid Shir Balaadhan Arimo Muhiim Ahna Lagu Soo Qaaday.

Jaaliyada S. Ogadenia ee Melbourne oo Isugu Timid Shir Balaadhan Arimo Muhiim Ahna Lagu Soo Qaaday.

Waxaa  Magaalada Melbourne ee Xarunta gobolka Victoria Wadanka Australia Maanta lagu Qabtay Shir Balaadhan ooy isugu yimaadeen xubnaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee ku dhaqan magaaladaasi […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay