Deg Deg: Jidka Dheer ee Isku Xidha Harar & Addis Ababa oo La Xidhay.
War hadda soo gaadhay war qabadka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in shacabka Oromiya ee kacdoonka waday mudo ku dhaw 2 bilood ah […]
War hadda soo gaadhay war qabadka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in shacabka Oromiya ee kacdoonka waday mudo ku dhaw 2 bilood ah […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa faah faahin ka bixinaya dagaalo aad u culculus oo cashiro lama ilaawaan ah loogu dhigay ciidamada wayaanaha ee ku sugan […]
/ Warar /
Kacdoonkii shacabka Itoobiya uu kaga soo horjeeday dhibaatooyinka kaga imaanaya taliska Woyaanaha ayaa saameyay ciidanka militariga Itoobiya. Wararka naga soo gaadhaya Koonfurta iyo Waqooyiga Itoobiya […]
/ Warar /
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taasoo dawladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta […]
/ Warar /
Ugu yaraan 3 askari oo ka tirsan militariga India ayaa lagu dilay weerar shalay aroortii lagu qaaday Saldhiga ay ciidamada Cirka India ku leeyihiin gobalka […]
/ Warar /
Maanta ooy taariikhdu ahayd 02.01.2016 waxaa siminaar loo qabatay xubnaha Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee wadanka Norway. Siminaarkan ooy ujeedadiisu ahyd barashada xeerarka iyo nidaamka Jabhada […]
/ Warar /
Shacabka Oromiya ee ku dhaqan deegaamo kamid ah Galbeedka Gobolka Hararge ayaa waxaa saameeyay kacdoonkii uu shacabka Oromiya waday. Sida muuqaalkan hoose aad ku arki […]
/ Warar /
WASHINGTON DC—Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa dib u dhigaya qorshe uu kusoo rogi lahaa cunqabateyn lagu bartilmaameedsanayo gantaalaha balaastiga ee Iran, sida ay warbaahinta Mareykanka […]
/ Warar /
The Ogaden Research Centre (ORC) is an organisation founded to conduct research on the Ogaden; one of the least explored regions in the Horn of […]
/ News in English /
Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kusoo idlaaday siminaar dhinaca saxaafada ah oo socday mudo dhowr bari ah. Siminaarkan oo uu bixinayay mas’uul katirsan Hogaanka […]
/ Warar /
Maanta oo kale 02 January 1995 waxaa ku geeriyooday dalka Nigeria caasimadiisa Lagos isaga oo dalka isacaray kadib markii ay ku kaceen jabhado iyo mooryaan hubysan […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya ayaa sheegaya in ciidanka Gumaysiga Itoobiya ay dhibaatooyin kala duwan ka gaysteen. Wariyaha ONA uga soo warama Xarunta Dhexe ee […]
/ Warar /
Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaya Gobolka Oromiya ayaa sheegaya in Dhaguma Irso Lataliyaha Wakiilka Gumaysiga Itoobiya ee Oromiya Mukhtar Khadar walaalkii oo […]
/ Warar /
Wararka aan ka helayno wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya dagaalo dhexmaray dad shacab ah iyo ciidankii cadawga. Warkan ayaa […]
/ Warar /
Xukuumada Jabuuti ayaa sheegtay inay ku soo oogtay dacwado la xiriira rabshadihii ka dhacay Jabuuti 32-qof oo uu ku jiro Wasiirkii hore ee Owqaafta iyo […]
/ Warar /
Madaxweynaha dalka Ruwanda Paul Kagame ayaa sheegay in uu markii saddexaad isu soo taagayo xilka Madaxweynaha sanaka 2017, markaas oo muddadii xilkiisa ee 7 sano […]
/ Warar /
Koox hubaysan oo wadatey gaadhi ayaa rasaas ooda uga qaadey gaadhi uu lasocday nin u dhashey dalka Turkiga kaasoo aan la caddayn in uu ahaa […]
/ Warar /
Waxaa shalay oo aytaarikhdu kubeegnayd 1/1/2016 jaliyada S.Ogadeniya ee kudhaqan boqortooyada sucudiga gaar ahaan Riyaad u qabsoomay shirkoodii todobaadlaha ahaa waxaa shirka lagu furay ayado […]
/ Warar /
Waxaa Maanta ooy taariikhdu tahay 1/1/2016 Shir doorasho ah isugu yimid Xubanaha Faraca Faafan ee Jaaliyada Bariga Africa kaasoo lagu dooranayay Maamulkii Hogaamin lahaa Jaaliyada […]
/ Warar /
Waxaan akhristeyaasha sharafta leh ee ONA todobaadkan usoo gudbinaynaa Muxaadaro aad u qiimo badan oo kahadlaysa ” Biloowga & Dhamaadka Banii’aadamka”. Waxaa muxaadaran soo jeedinaya […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)