Archive for: January, 2016

Daawo-Khudbadihii laga Jeediyey Shirkii Jaaliyadaha Ogaden Qarada Waqoyiga America 2015

Daawo-Khudbadihii laga Jeediyey Shirkii Jaaliyadaha Ogaden Qarada Waqoyiga America 2015
 
 

Shirwaynihii Faraca Midnimo ee Xerada Dhagaxlay oo Qabsoomay Maamul Cusubna Lagu Doortay.

Shirwaynihii Faraca Midnimo ee Xerada Dhagaxlay oo Qabsoomay Maamul Cusubna Lagu Doortay.

Khamiistii shalay ahayd ooy taariikhduna ku beegnayd 31/12/15 waxaa xerada Qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shirwaynihii Faraca Midnimo ee ka howl gala xerada Dhagaxlay. Shirkan […]

 
 

Shan Ganacsato Tigrey Ah oo Nazret (Adama) Lagu Laayay.

Shan Ganacsato Tigrey Ah oo Nazret (Adama) Lagu Laayay.

War goor dhawayd kusoo dhacay warqabadka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in caasimada deegaanka Oromiya ee Nazret (Adama) lagu dilay shan ganacsato Tigrey […]

 
 

Sucuudiga oo Diiday Hoos u Dhigida Cadadka Shidaalka uu Soo Saaro.

Sucuudiga oo Diiday Hoos u Dhigida Cadadka Shidaalka uu Soo Saaro.

Wasaarada Batroolka ee dalka Sucuudiga ayaa sheegtay inaysan hoos u dhigi doonin cadadka shidaalka ay maalin walba soo saaraan xili qiimaha shidaalka ee caalamka uu […]

 
 

Putin oo Baaq Wadashaqeyn u Diray Obama.

Putin oo Baaq Wadashaqeyn u Diray Obama.

Maxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khudbadiisa Sanadka Cusub baaq ugu diray Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama. Putin ayaa sheegay in wadashaqaynta labada dal ay xal u […]

 
 

Belguim oo Joojisay Xafladii Sanadka-cusub ee Brussels Arrimo Amni Awgood.

Belguim oo Joojisay Xafladii Sanadka-cusub ee Brussels Arrimo Amni Awgood.

Maamulka Caasimada Belguim ee Brussels ayaa sheegay in la joojiyey xafladihii habeenka sanadka cusub (Xalay) ka dhici lahaa fagaarayaasha waaweyn ee magaaladaasi. Arrintan ayaa la xaxidhiidha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay