Archive for: January, 2016

Daawo: Ciidamada Woyanhu sida arxan darada ah ee ay ardayda Oromada ah u ciqaabayaan.

Daawo: Ciidamada Woyanhu sida arxan darada ah ee ay ardayda Oromada ah u ciqaabayaan.

Hoosk ka daawo sida arxan darada ah ee ay ciidamada Woyanuhu  u ciqaabayaan ardayda Oromada ah. Si kasata oo ay u ciqaaban wali  Woyanahu way  ku guulaysan […]

 
 

Ethiopia can still be saved from bloodshed

Ethiopia can still be saved from bloodshed

Nigeria (Vanguard) — ETHIOPIA is primarily in the news this week, but not because it is hosting the on-going African Union (AU) Heads of State […]

 
 

Qarax Sacuudiga Kadhacay oo Dhimasho Gaystay. .

Qarax Sacuudiga Kadhacay oo Dhimasho Gaystay. .

Sacuudiga ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof lagu dilay weerar salaadii jimcaha ka dhacay masjid shiico ay leeyihiin oo ku yaala magaalada bariga ku […]

 
 

EU-Eritrea Sign 11th EDF Cooperation Agreement

EU-Eritrea Sign 11th EDF Cooperation Agreement

The Eritrean government and European Union today in Asmara signed the €200 millionCooperation Agreement under the 11th European Development Fund (EDF) 2014 – 2020 National […]

 
 

OYSU-SA OO WACDARO KADHIGTA JOHANNESBURG IYO SHIRWAYNIHII OO JUMCIHII FURMAY

OYSU-SA OO WACDARO KADHIGTA JOHANNESBURG IYO SHIRWAYNIHII OO JUMCIHII FURMAY

Waxaa wadanka Koonfur Afrika kadhacay Shirwaynihii 6 aad ee Ururka OYSU Shirkan oo sadex qaybood ahaa waxaa maanta Salaadii Jumce kadib dhacay shir ay kasoo […]

 
 

Daawo: Ilays Tv 29 Jan 2016 ” Warar,Barnaamijyo Iyo Suugaan Halgameed Aad Uxiisa Badan…

Daawo: Ilays Tv 29 Jan 2016 ” Warar,Barnaamijyo Iyo Suugaan Halgameed Aad Uxiisa Badan…

Daawo Muuqaaladii ugu dambeeyey iyo warar xiisa badan oo kusaabsan guud ahaan gayiga geeska africa gaar ahaan Ogaadeeniya iyo dalka Ethiopia waxaana kamid ah Barnaamijyo […]

 
 

Kulankii Galabta ka Dhacay Magaalada Nairobi + Sawiro

Kulankii Galabta ka Dhacay Magaalada Nairobi + Sawiro

Magaalada Nairobi Xarunta dalka Kenya  waxaa galabta lagu qabtay shir si heersara ah loo soo abaabulay  kaasi oo ay kasoo qayb galeed dad aa utirabadan. […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & She C/rashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & She C/rashiid Sh Cali Suufi.

Akhristeyaasha ONA ee sharafta leh waxaan todobaadkan idiin haynaa Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay ” Astaamaha Lagu Yaqaano Adoomada Ilaahay ”, waxaa muxadaran […]

 
 

Ogadenia: Dagaalo Woyaanaha Lagu Wiiqay oo Nogob Ka Dhacay.

Ogadenia: Dagaalo Woyaanaha Lagu Wiiqay oo Nogob Ka Dhacay.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa meelo kala duwan oo wadanka Ogadenya kamid ah ka dhacay dagaalo culculus oo Ciidanka Cadawga khasaare laxaad leh […]

 
 

Daawo: Woyaanaha oo Xakamayn Kari La’ Kacdoonka Oromiya.

Daawo: Woyaanaha oo Xakamayn Kari La’ Kacdoonka Oromiya.

Taliska Woyaanaha ayaa gabi ahaamba ku fashilmay in lasoo afjaro Kacdoonka Shacabka Oromiya uu kawado deegaamo badan oo ka tirsan Kililka Oromiya. Kacdoonkan oo bishiisii […]

 
 

Freedom in the world 2016: Freedom House ranks Ethiopia ’Not Free,’ cites deteriorating press freedom and net freedom

Freedom in the world 2016: Freedom House ranks Ethiopia ’Not Free,’ cites deteriorating press freedom and net freedom

Population: 98,148,000 Capital: Addis Ababa GDP/Capita: $565.20 Press Freedom Status: Not Free Net Freedom Status: Not Free Ethiopia’s political rights rating declined from 6 to […]

 
 

Somaliya: Beesha Caalamka oo Taageertay Go’aankii Kasoo Baxay Shirkii Madasha Doorashada 2016

Somaliya: Beesha Caalamka oo Taageertay Go’aankii Kasoo Baxay Shirkii Madasha Doorashada 2016

Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeyay go’aamaddii kasoo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho Arbacadii ka dhacay. War saxaafadeed ay soo saareen ayaa lagu sheegay […]

 
 

Sweden oo Sheegtay Inay Qaxooti Badan Masaafurin Doonto.

Sweden oo Sheegtay Inay Qaxooti Badan Masaafurin Doonto.

Xukuumada dalka Sweden ayaa shaaca ka qaaday in sannadaha soo socda ay dalkeeda ka masaafurin doonto 80 kun oo qof  oo magangalyo doon ah. Dadkaas oon […]

 
 

Wasiiradii Cadaalada ee Dalka Faransiiska oo Is-casishay.

Wasiiradii Cadaalada ee Dalka Faransiiska oo Is-casishay.

Wasiirkii Cadaalada ee dalka Faransiiska Christiane Taubira ayaa Arbacadii is-casishay si ay u muujiso diidmadeeda ku aadan qodobo kamid ah sharciga cusub ee la dagaalanka argagaxisada […]

 
 

Maqaal: Hogaamiyeyaasha Dunida Ee Maanta. By: Liibaan Miyir

Maqaal: Hogaamiyeyaasha Dunida Ee Maanta. By: Liibaan Miyir

Saaxiibayaal daraasadan waxaynu ku eegaynaa dhaqamada hogaamiyeyaasha siyaasadeed ee caalamka kajira. Waana macluumaad xambaarsan aragti qodo dheer iyo fikiro kala duwan leh, Qarnigan 21aad hogamiyayaasha dunidu waxay […]

 
 

Maamulka JOKA ee Cusub oo Shirar Isdabo Joog Ah Bulshada Laqaadatay.

Maamulka JOKA ee Cusub oo Shirar Isdabo Joog Ah Bulshada Laqaadatay.

Maamulka cusub ee dhawaan loo doortay Jaaliyada Ogaadeenya ee Koonfur Afrika (JOKA) ayaa shirara is dabo joog ah layeeshay bulshada qaybaheeda kala duwan. Waxaa shalay […]

 
 

Xirafaddii Dawarsiga Wuxuu ku Dambeeyay Iibinta Dhiiga Shacabka Itobiya – Noora Afgaab

People look at the scene of a suicide attack next to the gate of the Presidential Palace in Mogadishu February 21, 2014. Al Qaeda-linked militants al Shabaab attacked the Somali presidential palace compound on Friday, blasting through a gate with a car bomb and engaging in a fierce gun battle with African peacekeepers, police said. Somali president Hassan Sheikh Mohamud was not harmed in the assault on the heavily fortified compound, known as Villa Somalia. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: CIVIL UNREST POLITICS)

Maqaaladii hore waxaan kusoo marnay saddexdii nidaam ee Itobiya ay kusoo dawarsatay anagoo sheegnay in cunsurka Somaligu ahaa marwalba asaaska barnaamijka Abisiinya/Itobiya ay ku baryootanto. […]

 
 

Jaaliyada Soomaalida Ogadeeniya iyo Ta Orimaya oo Mudaharaaday

Jaaliyada Soomaalida Ogadeeniya iyo Ta Orimaya oo Mudaharaaday

jaaliyadaha soomaalida Ogaadeeniya iyo Oromiya  ee Gobolka Queensland Wadanka Australia ayaa mudaharaad Balaadhan si wada jir ah ugu qabtay magaalada madaxda Gobolkaas ee Brisbane isla […]

 
 

Waxaa shir mihiim ah isugu yimid Faracyada ka hawl gala Deegaanada Faafan iyo Dhadhaab.

Waxaa shir mihiim ah isugu yimid Faracyada ka hawl gala Deegaanada Faafan iyo Dhadhaab.

kulankan oo ka dhacay Xerada Qaxootiga ee Xagardheere ayaa waxaa lagu dajiyay qorsho shaqaydkii sanadkan cusub ee ay ku hawl gali lahaayeen faracyada faafan iyo […]

 
 

Daawo: Sheekh Musatafe oo Ka Waramaya Arimaha Itoobiya.

Daawo: Sheekh Musatafe oo Ka Waramaya Arimaha Itoobiya.

Sheekh Musdhafe ayaa kawaramaya xaalada Itoobiya. Waxaad hoos kadaawataan wuxuu Sheekhu ka sheegay Arimaha Itoobiya. Daawasho Wacan.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay