Archive for: January, 2016

Ogadenya: Dagaal Culus oo Gobolka Nogob Kadhacay oo Woyaanaha Lagu Wiiqay.

Ogadenya: Dagaal Culus oo Gobolka Nogob Kadhacay oo Woyaanaha Lagu Wiiqay.

War goor dhawayd kusoo dhacay war-qabadka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaamo katirsan Gobolka Nogob ee wadanka […]

 
 

Daawo: Muqaal Ay Kaga Waramayaan Goobjogayaal Maraykan Ah Dhibaatada Kajirta Oromiya.

Daawo: Muqaal Ay Kaga Waramayaan Goobjogayaal Maraykan Ah Dhibaatada Kajirta Oromiya.

Waxaa dhibaatada Oromiya kajirta kawaramaya goob-joogeyaal Maraykan ah oo kabixinaya muuqaal kusaabsan xaalada dhabta ah ee kajirta guud ahaan deegaanka Oromiya. Goobjoogeyaashan ayaa dul joogsanaya […]

 
 

Hillary Clinton oo Sheegtay Inay Muslimiintu Maraykanka Kamid Yihiin.

Hillary Clinton oo Sheegtay Inay Muslimiintu Maraykanka Kamid Yihiin.

Hillary Clinton oo kamid ah musharxiinta madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa ayadoo ka qayb-galaysa kulan dad wayne uu qabtay TV-ga CNN, waxay sheegtay in hadallada islaam […]

 
 

Ethiopia: Hunger Crisis Eclipsed By Political Turmoil Elsewhere

Ethiopia: Hunger Crisis Eclipsed By Political Turmoil Elsewhere

By Merga Yonas The food crisis in Ethiopia is worsening. Aid agencies are sounding the alarm, saying up to 15 million people could be affected […]

 
 

Madaxwaynaha Iran Xassan Ruuxaani oo Booqanaya Dalka Faransiiska.

Madaxwaynaha Iran Xassan Ruuxaani oo Booqanaya Dalka Faransiiska.

Madaxwaynaha dalka Iran Xasan Ruxaani ayaa booqanaya dalka Faransiiska kadib saddex maalmood oo uu joogay wadanka Talyaaniga. Mr. Ruuxaani ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiisyo ganacsi […]

 
 

Baarlamaanka Denmark oo Ansixiyay Sharci Qaxootiga Kadhan Ah Muran Badana Keenay.

Baarlamaanka Denmark oo Ansixiyay Sharci Qaxootiga Kadhan Ah Muran Badana Keenay.

Golaha Baarlamaanka dalka Denmark ayaa Talaadadii cod aqlabiyad ah ku ansixiyey sharciga cusub ee xakamaynaya xuquuqda dadka qaxootiga ah ee dalkaasi iska dhiiba. Sharcigan ayaa […]

 
 

Daawo: Mudaharaadyadii Ugu Dambeeyay ee Oromia Ka Dhacay.

Daawo: Mudaharaadyadii Ugu Dambeeyay ee Oromia Ka Dhacay.

Muuqaaladan hoose ayaa  kamid ah kuwii ugu dambeeyay kacdoonka Oromiya kasocda kaasoo lagaga soo horjeedo taliska Woyaanaha. Hadaba hoos ka daawo muuqaalkii ugu dambeeyay ee […]

 
 

Tacadiyo Baahsan oo Woyaanuhu Kula Kacay Shacabka Somalida Ogadenya.

Tacadiyo Baahsan oo Woyaanuhu Kula Kacay Shacabka Somalida Ogadenya.

Wararka aan ka helayno wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan ooy ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan wadanka Ogadenia. Warkan oo uu […]

 
 

Daawo: Abaarta Ba’an Ee Itoobiya Kajirta Ooy Beesha Caalamku U Gurmanayaan.

Daawo: Abaarta Ba’an Ee Itoobiya Kajirta Ooy Beesha Caalamku U Gurmanayaan.

Waxaa intii mudo ahba sii kordhaya qaylo dhaanka kasoo yeedhaya abaarta iyo macaluusha isbiirsaday ee ka jirta Itoobiya. Beesha Caalamka gaar ahaan wadamada deeqda bixiya […]

 
 

BREAKING: Bekele Gerba, and political prisoners at Maikelawi are on hunger strike.

BREAKING: Bekele Gerba, and political prisoners at Maikelawi are on hunger strike.

hunger strike. They reportedly began the strike 3 days ago and vowed to continue until their demands are met. Their complains include: 1) They have […]

 
 

Hawaarinta oo Baxsadkoodii uu Kala Joogsan La’yahay & Woyaanihii oo Ka Aaamin Baxay.

Hawaarinta oo Baxsadkoodii uu Kala Joogsan La’yahay & Woyaanihii oo Ka Aaamin Baxay.

Ilo-wareedyo aad loogu kalsoonaan karo oo ONA lasoo xidhiidhay ayaa shegaya inay soo food saartay dhalinyaradii uu gumaysigu khalday ee (Liyuu Booliska).Baxsad baahsan oo uu […]

 
 

Somaliya: Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee 2016 oo Muqdisho Kafurmay.

Somaliya: Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee 2016 oo Muqdisho Kafurmay.

Shirkii madasha wadatashiga doorashooyinka 2016 soo socda ee Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo socon doona laba maalmood ayaa waxaa furay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan […]

 
 

Wiil Kamid Ah Qaxootiga Kusugan Sweden oo Haweenay Mindi Ku Dilay.

Wiil Kamid Ah Qaxootiga Kusugan Sweden oo Haweenay Mindi Ku Dilay.

Mid kamid ah qaxootiga iska dhiibay dalka Sweden ayaa Isniintii mindi ku dilay haweenay kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya xeryaha Qaxootiga ee wadanka Sweden. Dilkan […]

 
 

Shirkii Billaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia Ee Magaalada Melbourne oo Si Hab sami ah ugu Qabsoomay

Shirkii Billaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia Ee Magaalada Melbourne oo Si Hab sami ah ugu Qabsoomay

  Waxaa  Magaalada Melbourne ee Xarunta gobolka Victoria Wadankaas Australia ugu Qab soomay si heer sare Shirkoodii Billaha ahaa  Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee ku dhaqan […]

 
 

Dagaalo Shabeele Kadhacay oo Woyaanaha Khasaare Lagu Gaadhsiiyay.

Dagaalo Shabeele Kadhacay oo Woyaanaha Khasaare Lagu Gaadhsiiyay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa ka warbixinaya dagaaladii ugu dambeeyay ee dhexmaray Ciidanka Wadaniga […]

 
 

Daawo: Mid Kamid Ah Jabhadaha Hubaysan ee Itoobiya Kasoo Horjeeda.

Daawo:  Mid Kamid Ah Jabhadaha Hubaysan ee Itoobiya Kasoo Horjeeda.

Waxaan idiin haynaa muuqaal hor leh oo kamid ah Jabhadaha hubaysan ee dagaalka kula jira Ciidanka Woyaanaha oo dhuula tus samaynaysa. Waxaa meelo kala duwan […]

 
 

Daawo: ”Faarax Dawaare” Intay Somaliya, Ogadenia& NFD Xaaladan Kujiraan Ilaahay Baan Ballan Lagalay!!!

Daawo: ”Faarax Dawaare” Intay Somaliya, Ogadenia& NFD Xaaladan Kujiraan Ilaahay Baan Ballan Lagalay!!!

Ruug Cadaagii Soo Rogaal Celi!! Mudane Faarax Macalim Dawaare ayaa waxaa uu maanta Magaalada Nairobi kaga Dhawaaqay inuu u taagan yahay Doorashada Lafilayo inay ka […]

 
 

Khilaaf Ku Saabsan Shirka Maamul Usamaynta Shabeelda-Dhexe & Hiiraan.

Khilaaf Ku Saabsan Shirka Maamul Usamaynta Shabeelda-Dhexe & Hiiraan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 13/01/2016 ka furay magaalada Jowhar ee xarunta Shabeelada Dhexe shirka maamulka loogu samaynaayo gobolada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan. Shirka ayaan […]

 
 

Shirkii Dib-Uheshiisiinta ee Dalka Suuriya oo Dib U Dhacay Markale.

Shirkii Dib-Uheshiisiinta ee Dalka Suuriya oo Dib U Dhacay Markale.

Waxaa dib u dhacay shirkii ay waday ha’ayada Qaramada Midoobay ee UN oo lagu waday inay dhacaan horaanta bishan sii dhamaanaysa een kujirno sidana waxaa […]

 
 

Amniga Wadanka Masar oo La Adkeeyay & Cabsi Laga Qabo In Kacdoon uu Ka Qarxo.

Amniga Wadanka Masar oo La Adkeeyay & Cabsi Laga Qabo In Kacdoon uu Ka Qarxo.

Waxaa jidadka magaalooyinka waa wayn ee dalka Masar jooga ciidan iyo boliis badan, si looga hortago in la sameeyo mudaaharaadyo lagu xusayo shan guuradii kasoo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay