Archive for: January, 2016

Daawo: Mudaharaadyadii Ugu Dambeeyay ee Oromia Ka Dhacay.

Daawo: Mudaharaadyadii Ugu Dambeeyay ee Oromia Ka Dhacay.

Muuqaaladan hoose ayaa  kamid ah kuwii ugu dambeeyay kacdoonka Oromiya kasocda kaasoo lagaga soo horjeedo taliska Woyaanaha. Hadaba hoos ka daawo muuqaalkii ugu dambeeyay ee […]

 
 

Ethiopia’s Anti-Terrorism Law: A Tool to Stifle Dissent

Ethiopia’s Anti-Terrorism Law: A Tool to Stifle Dissent

Ethiopia’s Anti-Terrorism Law: A Tool to Stifle Dissent A Legal Analysis by International Lawyers Oakland Institute January 22, 2016 Oakland, CA—With human rights as the […]

 
 

Daawo: Barlamaanka Midawga Yurub oo Itoobiya Cambaareeyay.

Daawo: Barlamaanka Midawga Yurub oo Itoobiya Cambaareeyay.

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa kulan ay iskugu imaadeen aad uga dooday dhibaatooyinka ka dhanka ah xuquqda banii’aadamka ee kooxda Woyaanuhu ay ku hayaan shucuubta ku […]

 
 

Dalka Tuunis oo Bandow Lagaga Dhawaaqay & Xiisado Ka Aloosan Wadanka.

Dalka Tuunis oo Bandow Lagaga Dhawaaqay & Xiisado Ka Aloosan Wadanka.

Dalka Tuunis waxaa lagaga dhawaaqay xukun bandow ah oo waqtiga habeenimada ah dalka oo dhan laga dhaqan gelinayo kaddib afar maalmood ooy magaalooyiinka dalkaas ka […]

 
 

Tahriibayaal Badan oo Ku Dhintay Xeebaha Wadanka Turkiga.

Tahriibayaal Badan oo Ku Dhintay Xeebaha Wadanka Turkiga.

Ugu yaraan 40 qof oo tahriib ahaa ayaa ku dhintay laba shil oo kala duwan oo ka dhacay xeebaha ka baxsan waddanka Turkey, iyadoo ay […]

 
 

Ethiopia’s Invisible Crisis

Ethiopia’s Invisible Crisis

Protests broke out in Ethiopia in November, and the government is continuing its massive crackdown. “Badessa” was a third-year engineering student in western Ethiopia in […]

 
 

Wasaarada Amniga Somaliya oo Sheegtay In Lasoo Afjaray Howlgalkii Liido.

Wasaarada Amniga Somaliya oo Sheegtay In Lasoo Afjaray Howlgalkii Liido.

Ciidanka ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa soo afjaray howlgalkii xeebta Liido ee magaalada Muqdisho iyadoo qaraxyo ismiidaamin ah iyo weerarkii ka dhacay baarka Liido […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Usbuuca & Sheekh Mustafe Xaaji.

Daawo: Muxaadarada Usbuuca & Sheekh Mustafe Xaaji.

Sidii aad nooga barateen todobaad waliba waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta badan usoo gudbinaa Muxaadaro diini ah. Waxaan maanta idiin haynaa Muxaadaro aad uqiimo badan […]

 
 

Dagaalo Culcus oo Ka Socda Gobolka Gambella.

Dagaalo Culcus oo Ka Socda Gobolka Gambella.

Warar hor dhac ah oo naga soo gaadhay gobolka  Gambella ayaa sheegaya in  Safaarada Norway ee kutaala wadanka Itobiya ay sheegtay  inay dagaalo xoogani  ka […]

 
 

 Xidhiidka Djabouti & Itoobiya oo Meel Xun Maraya.

 Xidhiidka Djabouti & Itoobiya oo Meel Xun Maraya.

War rasmi ah oo hadda  soo gaadhay war qabadka ONA ayaa sheegaya inuu xidhiidhkii u dhaxeeyay Djibouti & Itoobiya u meel xun marayo. Wararku waxay […]

 
 

Dawlada Ingiriiska oo Sheegtay In Dilkii Litvineenko Madaxwayne Putin Kadambeeyay.

Dawlada Ingiriiska oo Sheegtay In Dilkii Litvineenko Madaxwayne Putin Kadambeeyay.

Xukuumada Ingriiska ayaa ku eedeysay Ruushka inuu jabiyay sharciga caalamiga ah kadib markii baaritaan la sameeyay lagu helay in Madaxweyne Putin laga yaabo inuu ansixiyay […]

 
 

Madaxwaynaha Iran Xasan Ruuxaani oo Doonaya Isbadalo.

Madaxwaynaha Iran Xasan Ruuxaani oo Doonaya Isbadalo.

Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani ayaa sheegay in siyaasiyiinta doonaya isbadalka loo ogolaado inay ka qayb qaataan doorashada baarlamaanka ee bisha danbe. Masuuliyiinta diyaarinaya doorashada ayaa […]

 
 

Xuska Maalinta Luuqada Af-Soomaaliga oo Magaalada Muqdisho Lagu Qabtay.

Xuska Maalinta Luuqada Af-Soomaaliga oo Magaalada Muqdisho Lagu Qabtay.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ummad kasta ay horumar dhan kasta ah ku gaari karto marka ay xoogga saarto […]

 
 

UN experts urge Ethiopia to halt violent crackdown on Oromia protesters, ensure accountability for abuses

UN experts urge Ethiopia to halt violent crackdown on Oromia protesters, ensure accountability for abuses

GENEVA (21 January 2016) – A group of United Nations human rights experts* called on the Ethiopian authorities to end the ongoing crackdown on peaceful […]

 
 

SPECIAL NOTICE:6th ANNIVERSARY OF OYSU-SA

SPECIAL NOTICE:6th ANNIVERSARY OF OYSU-SA

Ogaden Youth & Students Union-South Africa most cordially invites you to join us for the celebration of our 6th anniversary. There are special events planned […]

 
 

Ogaysiis: OYSU-SA oo Shirkii 6aad Ku Qabanaysa Magaalada Johannesberg.

Ogaysiis: OYSU-SA oo Shirkii 6aad Ku Qabanaysa Magaalada Johannesberg.

Dhamaan dhalinta Soomaaliyeed gaar ahaan tan Soomaalida Ogaadeeniya khaasatan Dhalinta OYSU-SA waxaa lagu wargalinyaa in la gaadhay xiligii uu dhici lahaa shirwaynihii 6aad ee ururka […]

 
 

Goosashada Hawaarinta (Liyuu Boolis) oo Sii Kordhaysa Maalimba Maalinta Kadambaysa.

Goosashada Hawaarinta (Liyuu Boolis) oo Sii Kordhaysa Maalimba Maalinta Kadambaysa.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya Hawaarin ka baxsatay meelo kala duwan oo Ogadenia ah. Firxadka iyo […]

 
 

Ma Qori Umbaan La Ordaynaa? Dal aan Qori Lagu Xoreynin Miyaa Jira?- Noora Afgaab

Ma Qori Umbaan La Ordaynaa? Dal aan Qori Lagu Xoreynin Miyaa Jira?- Noora Afgaab

Waxaan ku balansanayn dhamaystirka maqaalkii aan bilownay ee ku saabsanaa xirfadda dawarsiga Itobiya oon kusoo afjari lahayn kooxda xukunka Itobiya qabsatay oo bilowday nidaam ay […]

 
 

Ogadenya: Tacadiyo Shacabka Loogaystay & Hawaarin Isdilay.

Ogadenya: Tacadiyo Shacabka Loogaystay & Hawaarin Isdilay.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Dhuxun ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya inay ciidanka wayaanuhu qoys dhan ku sameeyeen tacadiyo kala duwan. Waxaa si anshax xumo noocii […]

 
 

Daawo: Mudaharaadyadii Ugu Dambeeyay ee Oromia Ka Dhacay.

Daawo: Mudaharaadyadii Ugu Dambeeyay ee Oromia Ka Dhacay.

Waxaa ONA soo gaadhay muuqaal kamid ah kuwii ugu dambeeyay kacdoonka Oromiya kasocda kaasoo lagaga soo horjeedo taliska Woyaanaha. Hadaba hoos ka daawo muuqaalkii ugu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay