Archive for: February, 2016

DEG DEG: Wadada Maqale & Gonder isku xidha oo ay xidheen kacdoon wadayaal Axmaaaro ahi.

DEG DEG: Wadada Maqale & Gonder isku xidha oo ay xidheen kacdoon wadayaal Axmaaaro ahi.

War hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in kacdoon xoogani u kabilaabmay maanta gobolka Axmaarada gaar ahaan magaalada Gonder. Warkan ayaa waxa u intaas ku […]

 
 

Kormeerkii Maamulka JOKA oo wali socda iyo shirar Abaabul oo kasocda K/Afrika

Kormeerkii Maamulka JOKA oo wali socda iyo shirar Abaabul oo kasocda K/Afrika

maamulka jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka K/Afrika ayaa mudadan kormeer kumaraya wadanka gudida Kormeerka Jaaliyada oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Jaaliyada ayaa kusugan magaalada East London ee […]

 
 

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kusoo Dhamaaday.

Maanta oo Isniin ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 29/2/16 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shir balaadhan oo ay ku kulmeen xunbaha […]

 
 

Daawo: Taksiileyaashii Magaalada Addis Ababa oo Shaqo Joojin Sameeya

Daawo: Taksiileyaashii Magaalada Addis Ababa oo Shaqo Joojin Sameeya

 

 
 

Taksiileyaashii Magaalada Addis Ababa oo Shaqo Joojin Sameeyay+Sawiro

Taksiileyaashii Magaalada Addis Ababa oo Shaqo Joojin Sameeyay+Sawiro

War goor dhawayd soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in ay taxilaydii  magaalada Addis Ababa ay shaqo joojin sameeyeen. Warku wuxuu intaas ku daray taxilayda shaqada […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo Ifo Laga Xusay.

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo Ifo Laga Xusay.

Maalin nimadii shalay oo Axad ahayd Taariikhdu na ay kubeegnayd 28/2/16 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xuskii maalinta xasuuqa ogadenia (Ogaden […]

 
 

Ogaysiis: Shir Abaabul Ooy Qabanayaan Isabahaysiga PAFD, Toronto–Canada.

Ogaysiis: Shir Abaabul Ooy Qabanayaan Isabahaysiga PAFD, Toronto–Canada.

  Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha Somalida Ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shir  lagu taageerayo isbahaysiga PAFD lagu qaban doono magaalada Toronto ee […]

 
 

Daawo: Guurtida Oromada oo canbaraysay ururka TPLF tageerayna kacdoonka shacabkooda

Daawo: Guurtida Oromada oo canbaraysay ururka TPLF tageerayna kacdoonka shacabkooda

Guurtida Oromada ee loo yaqaano Gada  ayaa shir laba maalmood socday gamadii ka soo baxay ay ku  canbaareyeen  ururka TPLF  islamarkaana ay ku tagereen  kacdoonka […]

 
 

Daawo: Muqaal ay OYSU-Perth ka diyaarisa maalinta xasuuqa Ogadeniya

Daawo: Muqaal ay OYSU-Perth ka diyaarisa  maalinta xasuuqa Ogadeniya

 

 
 

Masuuliinta Wadamada Ay Ciidamadu Ka Joogaan Somaliya oo Shiray.

Masuuliinta Wadamada Ay Ciidamadu Ka Joogaan Somaliya oo Shiray.

Masuuliinta dalalka ay ciidamadu ka joogaan wadanka Soomaaliya ayaa waxa uu shir uga furmayay dalka Jabuuti.  Shirkan waxaa diiradda lagu saarayaa arrimaha ammaanka ee dalka […]

 
 

Deg Deg :Taliyihii Federal Boolsika ee magaalada Humera oo ciidan badan la goostay.

Deg Deg :Taliyihii Federal Boolsika ee magaalada Humera oo ciidan badan la goostay.

War hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in u Taliyihii Federal Booliska ee magaalada Humera u ciidan badan la goostay. Taliyahan ayaa waxaa magaciisa la […]

 
 

Hadal Adaygii Sheekh Ibrahim Cabdalle Waa Tubta Toosan ee Guusheena Halgan.

Hadal Adaygii Sheekh Ibrahim Cabdalle Waa Tubta Toosan ee Guusheena Halgan.

Qofkii Eebo (SW) uu hibo u siiyo garashada iyo gobanimada fahamkeda inuu dareensanaado oo kaliya ayaa noqon kara garaad iyo hogaan dhaqan oo xalaal quute […]

 
 

Xuska Baroordiiqda Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya Oo Maanta lagu Qabtay Nairobi + Sawiro

Xuska Baroordiiqda Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya Oo Maanta lagu Qabtay Nairobi + Sawiro

Xaflad baroordiiq ah oo lagu xusayay xasuuqa ka dhacaya Ogaadeeniya ayaa galabta lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya, Xafladan oo ay soo qaban […]

 
 

Ogaysiis: Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeniya oo Lodon Lagu Qabanayo.

Ogaysiis: Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeniya oo Lodon Lagu Qabanayo.

Jaaliyada Soomalida Ogadeniya  ee London ayaa waxay idin ogaysiinaysaa in ay qabanayso maalinta Xuska Xasuuqa Ogadeniya . Xuskan waxaa kasoo qayb galaya Madaxda sare ee Jabhada […]

 
 

Xuskii maalinta xasuuq shacabka Somalida ogadenia ee Sweden oo faahfahsan

Xuskii maalinta xasuuq shacabka Somalida ogadenia ee Sweden oo faahfahsan

maanta oo ay taariikhdu tahay 2016.02.27, waxaa xafiiska jaaliyada somalida Ogadeeniya ee wadanka Sweden gaar ahaan caasimadiisa lagu qabtay xuskii maalinta xasuuqa Ogadenya oo ah […]

 
 

The Oromo doesn’t have to prove anything to anyone as they demand their right

The Oromo doesn’t have to prove anything to anyone as they demand their right

By Tsegaye Ararssa, Dr. tsegayeIf you fear the Oromo for asserting their rights, then blame your Oromophobia passed on to you through centuries of discursive […]

 
 

Human Rights Watch oo Sheegtay In Dhibaatooyin Baahsan Ay Oromiya Kajiraan.

Human Rights Watch oo Sheegtay In Dhibaatooyin Baahsan Ay Oromiya Kajiraan.

Hay’adda xuquuqda aadanaha udooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dibadbaxyada gobolka Oromada ay weli socdaan, inkastoo dowladda ay hakisay qorshe lagu balaarinayey caasimadda […]

 
 

Midawga Africa oo Kormeerayaal Udiraya Wadanka Burundi.

Midawga Africa oo Kormeerayaal Udiraya Wadanka Burundi.

Midowga Afrika ayaa shaaciyay in dalka Burundi ay u dirayaan boqol kormeerayaal xaquuqul insaanka ah iyo boqol askari oo dusha kala socda xaaladda dalkaasi. Waxa uu […]

 
 

Wasiirada G-20 oo Ku Heshiin Waayay Xal Uhelista Hoos Udhaca Dhaqaalaha Aduunka.

Wasiirada G-20 oo Ku Heshiin Waayay Xal Uhelista Hoos Udhaca Dhaqaalaha Aduunka.

Wasiirada maaliyadda iyo madaxda bangiyada dhexe ee wadammada uu dhaqaalahoodu horumaray ee ku jira kooxda G-20 ayaa si xooggan ugu kala ra’yi duwan sida loola […]

 
 

Dalka Suuriya oo Xabad-Joojintii Ugu Horaysay Ay Ka Hir-Gashay.

Dalka Suuriya oo Xabad-Joojintii Ugu Horaysay Ay Ka Hir-Gashay.

Wadanka Suuriya ayay ka dhaqangashay xabbad joojintii ugu weynayd ee ugu horreysay oo ku meel gaadh ah oo halkaasi ka dhacda shantii sano ee uu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay