Archive for: February, 2016

Deg Deg: Ciidamada Woyanaha oo Xidhay Saraakiil Ka Tirsan SPLA ee Koonfurta Sudan.

Deg Deg: Ciidamada Woyanaha oo Xidhay Saraakiil Ka Tirsan SPLA ee Koonfurta Sudan.

War deg deg ah oo hadda ONA soo gadhay ayaa sheegaya inay ciidamada Woyaanuhu xidheen saraakiil sar sare oo ka tirsan wadanka Koonfurta Sudan. Sarakiishan la […]

 
 

Askar Kamid Ahaa Woyanaha oo Go’aansaday Inaysan Shacabka Xasuuqin.

Askar Kamid Ahaa Woyanaha oo Go’aansaday Inaysan Shacabka Xasuuqin.

Warar rasmi ah oon ka hellay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya inay askar badan oo ka tirsan ciidamada Woyanaha ay go’aansaday in aysan shacabkooda […]

 
 

Saudi Arabia Willing To Send Ground Troops To Syria.

Saudi Arabia Willing To Send Ground Troops To Syria.

After recent military gains by Assad forces, Gulf kingdom ready to put boots on the ground in Syria’s escalating war.After experience gained in Yemen, Saudi […]

 
 

Qax Hor Leh oo Dalka Suuriya Ka Bilowday.

Qax Hor Leh oo Dalka Suuriya Ka Bilowday.

Ahmet Davutoglu, Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga, ayaa waxa uu sheegay in 15 kun oo qof ay hadda iskugu tageen xuduudda dalkaasi, kuwaasoo ka soo qaxaya […]

 
 

Dagaaladii Gobolka Gambella oo Sii Xogaystay & Safaarad UK oo Uga Digtay Shacabkooda Inay Gobolkaas U Safraan.

Dagaaladii Gobolka Gambella oo Sii Xogaystay & Safaarad UK oo Uga Digtay Shacabkooda Inay Gobolkaas U Safraan.

Warar aan ka hellay Gobolka Gambella ayaa sheegaya inay dagaaladii ka socday gobolka Gambella ay sii xogaysteen. Dagaalkan oo socday in ka badan labo todobaad  ayaa […]

 
 

Soomaliya oo Sheegtay Inay Gacanta Ku hayso Degmada Marka.

Soomaliya oo Sheegtay Inay Gacanta Ku hayso Degmada Marka.

Gen. Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu weheliyo Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si wadajir ah saxaafadda uga […]

 
 

The people of Guji, South Ethiopia, demand MIDROC Gold out of their land

The people of Guji, South Ethiopia, demand MIDROC Gold out of their land

People in Guji Zone, an area in south Ethiopia known for its rich mineral wealth are demanding MIDROC Gold, a mining company owned by Ethiopian […]

 
 

Deg Deg: Magaalada Addis Ababa oo Hargabka Khansiir Uu Ka Dilaacay.

Deg Deg: Magaalada Addis Ababa oo Hargabka Khansiir Uu Ka Dilaacay.

War hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya inuu magaalada Addis Ababa uu Hargabka khansiir uu ka dilaacay ee loo yaqaano H1N1 (swine flu).  Warkan ayaa […]

 
 

Daawo: Gobanimo Doonka Soomaaliyeed ee Galbeed

Daawo: Gobanimo Doonka Soomaaliyeed ee Galbeed

Waxaan todobaadkan idiin haynaa hees aad u qiimo badan oo kuwada luuqaynayaan Halagamayaal qaali ah Abaan Maxamuud Jaango & Fanaan Cabdi Badil . Hadaba daawasho […]

 
 

Woyaanaha oo Tacadiyo Baahsan Ka Gaystay Wadanka Ogadenya.

Woyaanaha oo Tacadiyo Baahsan Ka Gaystay Wadanka Ogadenya.

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha ONA uga soo warama Ogadenya ayaa sheegay in markay taariikhdu ahayd 01/02/2016 meesha lagu magacaabo Goohdi oo Dagmada Xamaro ee […]

 
 

Daawo: Kacdoonkii shacbiga Oromada oo sii xogaysanaya maalinba maalinta ka danbaysa

Daawo: Kacdoonkii shacbiga Oromada oo sii xogaysanaya maalinba maalinta ka danbaysa

Kacdoonkii shacbiga Oromada oo sii xogaysanaya maalinba maalinta ka danbaysa.    

 
 

Ciidanka ONLF oo Cashiro Lama Ilaawaan Ah Ugu Dhigay Woyaanaha Gobolka Shabeele.

Ciidanka ONLF oo Cashiro Lama Ilaawaan Ah Ugu Dhigay Woyaanaha Gobolka Shabeele.

Waxaa markay taariikhdu ahayd 2/2/2016 Tuulada Laab oo dagmada Boodh-Caano ee Gobolka Shabeelle katirsan dagaal culus ku dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO)  iyo kuwa gumaysiga Itoobiya. […]

 
 

Daawo: Mudaharaad Xoogan oo Kasocda Magaalada Hawasa.

Daawo: Mudaharaad Xoogan oo Kasocda Magaalada Hawasa.

Sidii aan wararkaanagii hore idinku soo gudbinay waxa ka dhacay dil aad u fool xun magaalaga Hawasa oo ka tirsan Kililka Koonfurta Itoobiya. Dilkan foosha […]

 
 

Jaaliyada Riyaad oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Iskugu Timid.

Jaaliyada Riyaad oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Iskugu Timid.

Waxaa maanta ooy taariikhdu ku beegnayd 5/2/2016 shirkoodii todobaadlaha ahaa iskugu yimid Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Boqortooyada Sucuudiga faraca loogu magacdaray Horseed. Waxaa […]

 
 

Ogaysiis: OYSU-Norway oo Shir Balaadhan Qabanaysa.

Ogaysiis: OYSU-Norway oo Shir Balaadhan Qabanaysa.

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan shacabka Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda in Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee OYSU uu qaban doono […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Yusuf Axmed

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Yusuf Axmed

Waxaad hoos ka daawataan muxaadaradii todobaadka aan ugu talogalay akhristeyaasha sharafta badan ee ku taxan ONA. Muxaadaran oo ciiwaankeedu yahay ” Dhacdooyin Yaab leh Wakhtiga […]

 
 

Dil Fool Xun oo Ka Dhacay Magaalada Hawasa ee Kililka Shucuubta Koonfureed.

Dil Fool Xun oo Ka Dhacay Magaalada Hawasa ee Kililka Shucuubta Koonfureed.

Shalay 10kii subaxnimo ayaa waxa ka dhacay dil aad u fool xun magaalaga Hawasa oo ka tirsan kililka Koonfurta Itoobiya. Dilkan foosha xun ayaa waxa u […]

 
 

Xabsiyada Kuyaala Itoobiya oo Maxaabiis La Ciir Ciiraya.

Xabsiyada Kuyaala Itoobiya oo Maxaabiis La Ciir Ciiraya.

War rasmi ah oon ka hellay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inay xabsiyada (jeelasha) Itoobiya buux dhafeen gaar ahaan kuwa ku yaala gobolka Oromiya. […]

 
 

Daawo: Hay’ada Xaquuqda Aadamaha u Dooda ee HRW oo Itoobiya Cambaaraysay. .

Daawo: Hay’ada Xaquuqda Aadamaha u Dooda ee HRW oo Itoobiya Cambaaraysay. .

Hay’ada Xaquuqda adamaha u dooda ee HRW oo Itoobiya ku eedaysay sida suxufiyiinta ula dhaqanto.

 
 

12 Wadan oo Heshiis Ganacsi Ku Gaadhay Dalka New-zealand.

12 Wadan oo Heshiis Ganacsi Ku Gaadhay Dalka New-zealand.

Heshiis lamagac baxay TPP (The Trans-Pacific Partnership) oo ka mid ah heshiisyada gananacsiga ee ugu wayn ayay ku saxiixeen laba iyo toban waddan dalka New […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay