Archive for: February, 2016

Xarun Lagu Sameeyo Korontada Qoraxda Laga Dhaliyo oo Marrocco Laga Furay.

Xarun Lagu Sameeyo Korontada Qoraxda Laga Dhaliyo oo Marrocco Laga Furay.

Xarun lagu sameeyo korontada qoraxda ee adduunka ugu wayn ayaa si rasmi ah looga furay wadanka Maqrib (Morocco). Munaasabada furitaanka Xruntan ayaa waxaa xadhiga ka […]

 
 

Barack Obama oo Masjid Maraykanka Kuyaala Booqday.

Barack Obama oo Masjid Maraykanka Kuyaala Booqday.

Barack Obama, Madaxweynaha Maraykanka ayaa Arbacadii markii ugu horeysay tan iyo intuu xilka uu qabtay booqday Masjid ku yaala gudaha Maraykanka. Obama ayaa booqashada kutagay Masjid […]

 
 

Mudaharaad balaadhan oo ay jaaliyadaha ogaadeeniya ee Ontario iyo oromadu ku wada qabteen caasimada dalka Canada ee Ottawa .

Mudaharaad balaadhan oo ay jaaliyadaha ogaadeeniya ee Ontario iyo oromadu ku wada qabteen caasimada dalka Canada ee Ottawa .

Todobaadkan horaantiisaa waxaa si wada jir ah mudaharaad si heer sare ah loo soo abaabulay ku qabtay badhatamaha caasimada dalka Canada ee Ottawa jaaliyadaha Ontario […]

 
 

Maqaal:Dabar go’a afka soomaaliga by: Liban Miyir (Kulmiye)

Maqaal:Dabar go’a afka soomaaliga by: Liban Miyir (Kulmiye)

Bulshada soomaaliyeed waxaan rabaa inaan maanta usoo bandhigo maqaal dheer oo taxane inoo noqon doona oo aan kaga hadlayo, dabar go’a haysta luuqadeeni hooyo ee […]

 
 

Ilays tv 04 Feb 2016 “Waraysi Hoggaanka Gaashaan-dhiga ONLF”…

Ilays tv 04 Feb 2016 “Waraysi Hoggaanka Gaashaan-dhiga ONLF”…

Ilasy tv oo ah warbaahin soo tabisa xaalada iyo xogaha dhabta ah ee ka jira guud ahaan Ethiopia gaar ahaan Ogaadeeniya ayaa barnaamijkii ugu dambeeyey […]

 
 

Taariikhda Aanay Doonaynin Somalida ee Lagu Dilayo – Noora Afgaab

Taariikhda Aanay Doonaynin Somalida ee Lagu Dilayo – Noora Afgaab

Caalamka horumay waxay ku gaadheen horumarkooda – Qor oo Akhri (Right to Read). Hadaad aragto shacab wax-soosaar leh, waxaad ogaataa inuu yahay shacab wax akhriya […]

 
 

Daawo: Siduu U Jawaabay Taliyaha Woyanaha Mar TV-ga Laga Waraysatay.

Daawo: Siduu U Jawaabay Taliyaha Woyanaha Mar TV-ga Laga Waraysatay.

Waxaad hoos ka daawataan Debretsion Gebremichael oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Ururka TPLF ee u taliya xukuumda Addis Ababa, ahna Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Gumaysiga Itoobiya ee amarka […]

 
 

Daawo: Shir Heer Sare Ah Ooy Qabatay Safaarada Eritrea ee London.

Daawo: Shir Heer Sare Ah Ooy Qabatay Safaarada Eritrea ee London.

Safaarada ay Dawlada Eritrea ku leedahay caasimada Boqortooyada Ingiriiska ee London ayaa shir balaadhan oo si heersare ah loosoo agaasimay ku qabatay London. Hadaba waxaad […]

 
 

Hawaarin Baxasatay & Dagaal Ka Dhex Qarxay Labo Garab oo Hawaarin Ah.

Hawaarin Baxasatay & Dagaal Ka Dhex Qarxay Labo Garab oo Hawaarin Ah.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya kala firxad ku yimid ciidanka Hawaarinta looyaqaano ee gumaysigu […]

 
 

Daawo: Mid Kamid Ah Muqaaladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromada.

Daawo: Mid Kamid Ah Muqaaladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromada.

Mudaharaadkan oo ka mid ah ee kacdoonka Oromada oo ka dhacay shalay ooy taariikhdu ahayd 03/02/2016 Galbeedka Hararge ayaa aad u gilgilay deegaankaas. Banaanbaxan oo […]

 
 

Kaaliyaha Xoghayaha Qaramada Midoobay oo Muqdisho Tagay.

Kaaliyaha Xoghayaha Qaramada Midoobay oo Muqdisho Tagay.

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Jeffrey D. Feltman ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimada Somaliya. Feltman ayaa […]

 
 

Nigeria oo Dhaqaaleheedu Hoos Udhac Kuyimid

Nigeria oo Dhaqaaleheedu Hoos Udhac Kuyimid

Caasimada Dalka Nigeria ee Lagos ayaa caan ku ah gawaadhida qaaliga ah ee u badan kuwa raaxada. Waxaa magaalada ku yaalla goobo badan oo lagu […]

 
 

Maraykanka oo U Qoondeeyay 7.5 Bilyan Ladagaalanka Daacish.

Maraykanka oo U Qoondeeyay 7.5 Bilyan Ladagaalanka Daacish.

Maraykanka ayaa soo bandhigay Miisaaniyada militariga Maraykanka ku bixin doono sanadka soo socda ee 2017. Xoghayaha Gaashaandhiga ee Maraykanka Ashton Carter oo shalay soo bandhigay […]

 
 

Daawo:Kacdoonkii Oromada oo Halkiisii Kasii Socda.

Daawo:Kacdoonkii Oromada oo Halkiisii Kasii Socda.

Kacdoonkii shacabka Oromiya uu hormuudka u ahaa ayaa wali kasocda deegaamada ay Qawmiyada Oramadu dagto qaar kamid ah. Wararka qaar ayaa sheegaya in kacdoonkan oo […]

 
 

Shacab Jarar & Qoraxay Ciidanka Woyaanuhu Dil & Xadhig Ugu Gaysteen.

Shacab Jarar & Qoraxay Ciidanka Woyaanuhu Dil & Xadhig Ugu Gaysteen.

Warar soo gaadhay war qabadka ONA oo kusaabsan wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo Dil iyo Xadhig ah oo loogaystay dad shacab ah oo kudhaqan wadanka […]

 
 

Isbahaysiga PAFD oo canbaareeyay gumaadka ka socda Gambella.

Isbahaysiga PAFD oo canbaareeyay gumaadka ka socda Gambella.

Isbaheysiga hubeysan ee Ururka Midowga Dadka, Xoriyadda iyo Dimuqraadiyadda ayaa si weyn u canbaareeyay colaada sokeeye ee ka aloosan gobalka Gambella ee galbeedka Itoobiya. Tobanaan […]

 
 

Ururka TPLF oo Iska Indho-tiray Go’aanka Midowga Yurub Kasoo Baxay.

Ururka TPLF oo Iska Indho-tiray Go’aanka Midowga Yurub Kasoo Baxay.

Kooxda TPLF ayaa si rasmi ah u diiday go’aanka uu dhawaanta soo saaray midawga Yurub.  Qaraarkan ayaa guud ahaan ku saabsanaa siyaasada cakiran ee Itoobiya ka […]

 
 

Hogaamiyaha CUBA oo Markii Ugu Horaysay Booqday Dalka Faransiiska.

Hogaamiyaha CUBA oo Markii Ugu Horaysay Booqday Dalka Faransiiska.

Dalka Cuba oo dhawaan laga qaaday xayiraadii uu saaray Maraykanka ayaa dadaal ugu jira siduu uu u dhisi lahaa xidhiidhka uu laleeyahay dalalka reer Galbeedka […]

 
 

Soomaaliya oo Amar Kubixisay In Lajoojiyo Duulimaadka Muqdisho & Hargeysa.

Soomaaliya oo Amar Kubixisay In Lajoojiyo Duulimaadka Muqdisho & Hargeysa.

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay joojineyso duulimaadyadii kabixi jiray magaalada Muqdisho ee tagi jiray magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland. War kasoo baxday xafiiska Agaasimaha Laanta […]

 
 

Kitaab (Bible) ku Qoran Afkuu ku Hadli Jiray Nabi Ciise cs oo Sheegay Imaatinka Nabi Maxamad CS

Kitaab (Bible) ku Qoran Afkuu ku Hadli Jiray Nabi Ciise cs oo Sheegay Imaatinka Nabi Maxamad CS

Wargayska Daily mail ee kasoo baxa dalka Ingriiska ayaa qoray in laga helay dalka Turkiga Kitaab la qoray casri hore oo ku qoran afkii Aramiga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay