Archive for: February, 2016

Ethnic clashes in Ethiopia’s Gambella kill dozens, official says

Ethnic clashes in Ethiopia’s Gambella kill dozens, official says

Dozens of people have been killed in the western Ethiopia region of Gambella during fighting between Nuer and Anuak groups that involved local security forces, […]

 
 

Kulan heer sare ah oo jaaliyada magaalada Edmonton u qabsoomay

Kulan  heer sare ah oo jaaliyada magaalada Edmonton  u qabsoomay

Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton ayaa shirkeedii bilaha ahaa isugu timid,waxaana shirka Lagu furay sidii caadada ahayd wacdi diini ah oo ka hadlayey sidii […]

 
 

PAFD Strongly Condemns the Ethnic Cleansing in Gambella Region (PAFD Press Release)

PAFD Strongly Condemns the Ethnic Cleansing in Gambella Region (PAFD Press Release)

On January 27, 2016, around 2:00 am local time, ‘special police’ from the regional administration of Gambella aided by local militia attacked Anuak civilians all […]

 
 

Maqaal: Waa maxay kacdoon shacab ? By: Liban Miyir (Kulmiye)

Maqaal: Waa maxay kacdoon shacab ? By: Liban Miyir (Kulmiye)

Halgamayaal waxaan rabaa hadii Allah (SW) iwaafajiyo inaan ku falanqeeyo qoraalkan erayga mudadan danbe dadku aad u hadal hayaan kaas oo ah “Kacdoon” (Revolution) erayga […]

 
 

Daawo: Gobolo Ogadeniya Kamid Ah Ooy Abaaro Ba’an & Macaluuli Kajiraan.

Daawo: Gobolo Ogadeniya Kamid Ah Ooy Abaaro Ba’an & Macaluuli Kajiraan.

  BBC-da ayaa muuqalkan hoose ka soo diyaarsiya macaluusha ba’an ee ka jirta Itoobiya gaar ahaan wadanka Ogadeniya ee ay Itoobiya gumaysato. Waxaase iswaydiin Mudan […]

 
 

Xaafada Shola oo Kamid Ah xaafadaha Addis Ababa oo Lagubay

Xaafada Shola oo Kamid Ah xaafadaha Addis Ababa oo Lagubay

War hadda naga soo gaadhay magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in dab la qabadsiiyay xaafada Shola   oo ka tirsan magaalada Addis Ababa. Warku waxa u intaas […]

 
 

Daawo: Muuqaalkii Ugu Dambeeyay ee Laga Soo Duubay Haweenka Oromiya.

Daawo: Muuqaalkii Ugu Dambeeyay ee Laga Soo Duubay Haweenka Oromiya.

   

 
 

G7/ Birhanu Nega’s confused reaction to OromoProtests reaches its natural conclusion.

G7/ Birhanu Nega’s confused reaction to OromoProtests reaches its natural conclusion.

By Jawar Mohammed berhanu-nega G7/ Birhanu Nega’s confused reaction to OromoProtests reaches its natural conclusion.G7/ Birhanu Nega’s confused reaction to ‪#‎OromoProtests‬ reaches its natural conclusion. […]

 
 

UN oo Dalka Masar Ka Codsatay In Wiil Somali Ah oo U Xidhan Lasiidaayo.

UN oo Dalka Masar Ka Codsatay In Wiil Somali Ah oo U Xidhan Lasiidaayo.

Qaramada Midoobay ayaa ka dalbatay dalka Masar inay sii dayso wiil yar oo Soomaali ah oo u xidhan muddo lix bilood ah. Wiilkan oo lagu magacaabo Yuusuf […]

 
 

Midawga Africa oo Dib Uga Noqday in Ciidamo Loodiro Wadanka Burundi.

Midawga Africa oo Dib Uga Noqday in Ciidamo Loodiro Wadanka Burundi.

Shirkii labada maalmood socday ee Ururka Midowga Afrika (AU) ayaa laga soo saaray go’aan laxidhiidha ciidamadii lafilayey in loodiro dalka Burundi ee rabshaduhu kasocdaan. Ururka […]

 
 

Waxaan Ogaaday Shacabka Ogaadeeniya in uu yahay Soomaali dhab ah(Johannesburg)

Waxaan Ogaaday Shacabka Ogaadeeniya in uu yahay Soomaali dhab ah(Johannesburg)

Faalo: mid kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo aan ku kulanay xalfadii kadhacday magaalada Johannesburg ee wadanka K/Afrika ee shirwaynihii OYSU-SA ayaa igu yidhi Ururka OYSU-SA […]

 
 

Ilaysa Tv 01 Feb 2016 “Warbixintii Human Rights Watch kasoo saartay Ethiopia”….

Ilaysa Tv 01 Feb 2016 “Warbixintii Human Rights Watch kasoo saartay Ethiopia”….

Warbaahinta ayaan itooda badan wax war ah ka qorin dalka Ethiopia iyadoo ay ugu wacan tahay cadaadisa ay xukuumada wayaanuhu saartay warbaahinta si aan loo […]

 
 

Daawo: Sideey Woyanuhu Ula Wareegeen Gobolka Gambella & Xasuuqa Kasocda.

Daawo: Sideey Woyanuhu Ula Wareegeen Gobolka Gambella & Xasuuqa Kasocda.

Sida aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa baryahan sii xoogaysanayay dagaalada kasocda gobolka Gambella. Dagaaladan ayaa waxay u dhexeeyeen Jabhada ka dagaalanta gobolkaas ee looyaqaano Gambella […]

 
 

Ciidanka ONLF oo Lawareegay Saldhig uu Gumaysigu Kulahaa Gobolka Shabeele.

Ciidanka ONLF oo Lawareegay Saldhig uu Gumaysigu Kulahaa Gobolka Shabeele.

Wararka naga  soo gaadhaya Gobolka shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa ka warbixunaya dagaal culus oo loogu xoog sheegtay ciidanka wayaanaha ee sida sharci darada ah u jooga […]

 
 

Kulanka Ururka Midowga Afrika & Burundi.

Kulanka Ururka Midowga Afrika & Burundi.

Masuul u hadlay Ururka Midowga Afrika (AU) ayaa sheegaya in ciidamo Nabad Ilaalin ah aysan u diridoonin dalka Burundi ilaa inta dowladda ay badelayso mowqifkeeda […]

 
 

Soomaaliya & UKoo Kala Saxiixday Iskaashi Dhanka Amniga Ah.

?????????????

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdqaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha wadanka Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Amb Harriet Mathews, ayaa maanta xarunta safaaradda UK ee magaalada Muqdisho […]

 
 

#OROMOPROTESTS: THE US REMAINS VIGILANT, REQUESTS “TRANSPARENT AND SHARED” INVESTIGATION

#OROMOPROTESTS: THE US REMAINS VIGILANT, REQUESTS “TRANSPARENT AND SHARED” INVESTIGATION

Kalkidan Yibeltal Gayle E. Smith, Chief Administrator of the United States Agency for International Development (USAID) said the US continued to be vigilant over the […]

 
 

Madaxwaynaha Turkiga oo Digniin Kulul Udiray Wadanka Ruushka.

Madaxwaynaha Turkiga oo Digniin Kulul Udiray Wadanka Ruushka.

Hogaamiyaha Turkiga, Rajab Dhayib Ardogan ayaa uga digay wadanka Raashiya inuu la kulmayo cawaaqib xumo kaddib markii uu ku eedeeyay in mid kamid ah diyaaradaha dagaalka […]

 
 

CADKANOW KU CUNAY AMA KU CIIDEEYAY, WAA CAQLIGA TALISKA ADIS ABABA! By: Xaaji M/Rashiid

CADKANOW KU CUNAY AMA KU CIIDEEYAY, WAA CAQLIGA TALISKA ADIS ABABA! By: Xaaji M/Rashiid

Waxaa yaab iyo amaakaag la kulmi cid kasta oo si wanaagsan u dhuuxda qaab dhaqanka Maamulka ay kooxda Tigreegu horboodayso iyagoo waqtigan maraya 25 sano […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay