Archive for: February, 2016

Faah Faahin Dheeraad Ah oo Kusaabsan Weerarkii Hotel SYL ee Muqdisho.

Faah Faahin Dheeraad Ah oo Kusaabsan Weerarkii Hotel SYL ee Muqdisho.

Faahfaahin kasoo baxaysa weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala doonaayey Hotel SYL ayaa sheegaysa in qaabka wax u dhaceen iyo qorshaha al-Shabaab wax weyn […]

 
 

Shirkii Faraca Iftin oo Xagardheere Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Faraca Iftin oo Xagardheere Kusoo Dhamaaday.

Maalin nimadii shalay oo Sabti ahayd Taariikhduna ay ku ‘ beegnayd 27/2/16 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi kadhacay shir balaadhan oo ay isugu […]

 
 

Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Sweden Lagu Qabtay.

Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Sweden Lagu Qabtay.

Shirka ayaa ku furmay jawi habsoon sidii cadada aheed waxaa lagu bilaabay aayadaha qur aanka kariimka ah oo uu soo jeediyay Sheekh Cabdiwali. Gudoomiyaha jaaliyada […]

 
 

Maqaal: Gumaysiga Tigrey iyo Halganka ONLF.

Maqaal: Gumaysiga Tigrey iyo Halganka ONLF.

Maqaal: Gumaysiga tigrey iyo halganka ONLF. Jabhada ONLF waa jabhad dagaal kula jirta gumaysiga madow ee xabashida waxayna dagaalka bilowday 1994 ilaa iyo maantana waxaa […]

 
 

Ilays Tv 27 Feb 2016 “Dhacdooyin iyo Muuqaalo Xanuun Badan”

Ilays Tv 27 Feb 2016 “Dhacdooyin iyo Muuqaalo Xanuun Badan”

Muqaal Arag baahiyaha madaxa banaan ee Ilays Tv ayaa soo bandhigay muuqaalo xanuun badan oo ay kasoo diyaariyeen dad kamid ah shacabka dulman ee Ogaadeeniya […]

 
 

Deg deg: Maamulka Gobolka Oromia oo Guud Ahaanba Ciidanka Wayaanuhu Lawareegay.

Deg deg: Maamulka Gobolka Oromia oo Guud Ahaanba Ciidanka Wayaanuhu Lawareegay.

War deg deg ah  oo hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegay in ay ciidamada Itoobiya la wareegeen gacan kuhaynta Is maamulkii Gobolka Oromiya. Shir albaabadu […]

 
 

Ogaysiis: Shir Abaabul Ooy Qabanayaan Isabahaysiga PAFD, Frankfurt-Germany.

Ogaysiis: Shir Abaabul  Ooy Qabanayaan Isabahaysiga PAFD, Frankfurt-Germany.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha Somalida Ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shir  lagu taageerayo isbahaysiga PAFD lagu qaban doono magaalada Frankfurt ee wadanka […]

 
 

Daawo: Dhaanto heer sare ah Abdifatah jarmal

Daawo: Dhaanto  heer sare ah Abdifatah jarmal

 

 
 

Daawo: Muqaaladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya

Daawo: Muqaaladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa si xawli ah kusocda kacdoonka shacabka Oromiya uu afartii bilood ee la soo dhaafay ka waday dhulka Oromiya. […]

 
 

PARANOID ETHIOPIAN DICTATORSHIP BLAMES OROMO PROTESTS ON ERITREA

PARANOID ETHIOPIAN DICTATORSHIP BLAMES OROMO PROTESTS ON ERITREA

By AFP Ethiopia accused arch-rival Eritrea on Thursday of being behind anti-government protests in the Oromia region last year which led to a violent clampdown […]

 
 

Tobanaan qof oo ku geeriyoodey laba weerar oo ka dhacay Muqdish

Tobanaan qof oo ku geeriyoodey laba weerar oo ka dhacay Muqdish

Qarax aad u culus ayaa ka dhacay banaanka hore ee Hotel SYL oo aan wax badan ka fogeyn xarunta Villa Somalia. Qaraxa kadib waxaa la […]

 
 

Wasiirada Maaliyada ee G-20 oo kulmaya

Wasiirada Maaliyada ee G-20 oo kulmaya

Wasiirada maaliyada ee ururka G-20 ee wadamada hogaamiya dhaqaalaha adduunka ayaa ku kulansan Shanghai iyagoo isku sidii ay ula tacaali lahayeen hoos u dhaca dhaqaalaha […]

 
 

Daawo: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Damaam

Daawo: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Damaam

Daawo xafladii xalay ka dhacday dalka sucudiga gaar ahan Damaam laguna tageerayay jabhada wadaniga xoranta Ogadeniya(jwxo).  

 
 

Deg Deg: Daawo mudaharaad Addis Ababa ka dhacay maanta oo gilgilay

Deg Deg: Daawo mudaharaad Addis Ababa  ka dhacay maanta oo gilgilay
 
 

Warbixin Xuska Xasuuqa Ogaadeneiya iyo shirar kale oo Ka dhacay Wadanka K/Afrika

Warbixin Xuska Xasuuqa Ogaadeneiya iyo shirar kale oo Ka dhacay Wadanka K/Afrika

Waxaa wadanka Koonfur Afrika ka dhacay maanta ooy taariikhdu tahay 26-02-2016 shirar si heersare ah ay jaaliyada Soomaalida ogaadeeniya u soo agaasintay shirarkan ayaa lagu […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Riyaad oo si heer sare ah u qabsoomay

Shirkii Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Riyaad oo si heer sare ah u qabsoomay

Waxaa maanta ooy taariikhdu kubeegnayd 26/02/2016 shirkoodii todobaadlaha ahaa isugu yimid jaaliyada Riyaad  ee xarunta boqortooyada sucuudiga waxaa lagu furay wacdi diini ah wacdiga kadib […]

 
 

Aljazeera on Human Rights Abuse in Oromia

Aljazeera on Human Rights Abuse in Oromia

Aljazeera broadcasts human rights abuse in Ethiopia and in Oromia in Particular. ONA.

 
 

Ogaysiis Muhiim ah: Shir abaabul oo ay qabanayaan isabahaysiga PAFD, Stockholm

Ogaysiis Muhiim ah: Shir abaabul  oo ay qabanayaan isabahaysiga PAFD, Stockholm

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha reer ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shirkii  lagu taageerayo isbahaysiga lagu qaban doono magaalo madaxda wadanka Sweden ee […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi.

Sidii aad nooga barateenba akhristeyaasha sharafta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA, waxaan todobaadkan idiin haynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo […]

 
 

Daawo: dad ka soo qaxay ogadeniya oo ka waramayo xasuuqi iyo tacdiyadii loo gaystay

Daawo: dad  ka soo qaxay ogadeniya oo ka waramayo xasuuqi iyo tacdiyadii loo gaystay

Daawo:  qaar ka mid ah dadka  ka soo qaxay ogadeniya oo ka waramayo xasuuqi iyo tacdiyadii loo gaystay.  

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay