Archive for: February, 2016

Dagaaladii Ugu Dambeeyay ee Cadawga Lagu Naafeeyay.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay ee Cadawga Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobollada Qoraxay iyo Doollo ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo ciidanka gumaysiga Itoobiya aad loogu wiiqay oo kadhacay Goboladaas. Dagaaladan ugu dambeeyay […]

 
 

Taliyihii Police ka Oromia Oo Isdilay, Ogow Sababta.

Taliyihii Police ka Oromia Oo Isdilay, Ogow Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya Caasimada Gumaysiga Ethiopia ee Adis-ababa ayaa sheegaya in uu isdilay Taliyihii Booliiska ee Oromia, warkan oo aan xaqiiqadiisa kahelay xarunta dhexe […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Dil iyo Jidh-dil U gaystay Dad Shacab ah.

Ciidanka Gumaysiga oo Dil iyo Jidh-dil U gaystay Dad Shacab ah.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ay ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee bari magaydada […]

 
 

Taliyaasha guud ee ciidamada Soomaaliya iyo Masar oo Qaahira ku kulmey

Taliyaasha guud ee ciidamada Soomaaliya iyo Masar oo Qaahira ku kulmey

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Maxamed Aaden Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, ayaa kulan kula […]

 
 

TPLF deploys anti aircraft agains Oromo protesters

TPLF deploys anti aircraft agains Oromo protesters

What a regime is that? It deploys anti aircraft against unarmed demonstrators in Oromia. It is time for the world condemn this jungle regime. It does […]

 
 

Madaxwaynaha Burundi oo Ogolaaday Wada-hadal

Madaxwaynaha  Burundi oo Ogolaaday Wada-hadal

Xoghayaha guud ee QM Ban Ki-moon ayaa sheegay in madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza uu oggolaaday inu wadahadal la galo hoggaamiyayaasha mucaaradka si loo dhameeyo mushkiladda […]

 
 

Ogaysii: Shirweynihii 10aad Jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga

Ogaysii: Shirweynihii 10aad Jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Australia gaar ahaan gobolka Western Australia iyo nawaa xigiisa in uu jiro shirwaynihii jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya […]

 
 

Kaarkii Argagixiso La Dagaalanka oo 9-11 ka Dib Noqday Mid Loo Adeegsaday Shucuubta – Noora Afgaab

Kaarkii Argagixiso La Dagaalanka oo 9-11 ka Dib Noqday Mid Loo Adeegsaday Shucuubta – Noora Afgaab

Waxaan maqaaladii hore kusoo dulmarnay in dhaawac badan uu kasoo gaadhay daryeelkii xuquuqda aadanaha markii laga daawaday TV-yada caalamka sida akhlaaq darada ahee ay ciidamadii […]

 
 

Daawo: Aljazeera oo ka diyaarisay warbixin ku saabsan kacdoonka Oromiya.

Daawo: Aljazeera oo ka diyaarisay warbixin ku saabsan kacdoonka Oromiya.
 
 

Daawo: Muqaalladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

Daawo: Muqaalladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

ONA ayaa heshay muuqaalo kaloo kamid ah kuwii ugu dambeeyay oo kusaabsan kacdoonka ka dhanka ah taliska Woyaanaha oo wali kusii hulaaqaya magaalooyin iyo deegaamo […]

 
 

Daawo: Muuqaal Qurux Badan oo Magaalada Muqdisho Laga Sooduubay.

Daawo: Muuqaal Qurux Badan oo Magaalada Muqdisho Laga Sooduubay.

Magaalada Muqdisho oo kamid noqotay 10 ka Magaalo ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ugu Dhaqaalaha Badan uguna Bilicda Qurxoon. Waa Guul usoo Hooyatay Guud ahaan […]

 
 

Eritrea: Central Region Assembly Meeting

Eritrea: Central Region Assembly Meeting

In his address to the Assembly, Chairman Abraham Semere spoke about broad grassroots participation efforts towards national development plans, improved administration regulations, land tenure and […]

 
 

Masar oo Sheegtay In Diyaaradii Ruushka Lariday.

Masar oo Sheegtay In Diyaaradii Ruushka Lariday.

Madaxwaynaha Masar Cabdulfataax Al-Siisii ayaa markii ugu horaysay sheegay in diyaaradii Ruushka ee ku dhacday gacanka Siinay ay soo rideen kooxda Muslimiinta mayalka adag ee […]

 
 

Daawo: Sawir Muujinaya xasuuqa Oromia & Kala Saraynta Qawmiyadaha.

Daawo: Sawir Muujinaya xasuuqa Oromia & Kala Saraynta Qawmiyadaha.

Tan iyo intuu bilowday kacdoonka shacbiga ah ee ay qawmiyada Oromadu ku diidan tahay qorsheyaalka guracan ee gumaysiga Itoobiya waxaa qowmiyada Oromada lagu hayaa xasuuq […]

 
 

Shirkii Istanbul oo la soo geba-gebeeyey – Maxaa ka soo baxay?

Shirkii Istanbul oo la soo geba-gebeeyey – Maxaa ka soo baxay?

Waxaa maanta oo Arbaca la soo gebagebeeyey shirkii madasha 6-aad ee heerka sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka. Shirkan oo heerkiisu ahaa mid sareeya waxaa […]

 
 

Daawo: Muqaaladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

Daawo: Muqaaladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

Waxaa cirka isku sii shareeraya kacdoondoonka ka socday dhulka Qawmiyada Oromadu ay degto. Kacdoonkan ayaa marxalado kala duwan soo maray mudadii uu socday oo gaadhaysa […]

 
 

Daawo: Mangistu Haile-Mariam oo ka hadlaya dhirbaaxada ku dhacday dagaalkii Ogaden.

Daawo: Mangistu Haile-Mariam oo  ka hadlaya  dhirbaaxada ku dhacday dagaalkii Ogaden.

Mangistu Haile Mariam ayaa ka hadlay  dharbaaxadii ku dhacday dagaalkii Ogaden ee 77kii. Mangistu ayaa  shir jara’id oo uu ku qabtay magaalada Addi Ababa oo […]

 
 

Daawo: Xasuuqa Ay Woyaanuhu u Gaysanayaan Shacabka Oromiya + 18.

Daawo: Xasuuqa Ay Woyaanuhu u Gaysanayaan Shacabka Oromiya + 18.

Muuqaalkan naxdinta badan ooy ciidamada Woyaanahu rasaas ku fureen arday iskuul dhiganaysa gobolka Carusi, halkaasoo ay ku dileen dad badan. Dadkan ay ciidamada Woyaanuhu dileen […]

 
 

Daawo: Gabadh Katirsan Ururka Dhalinyarada Oromiya oo Gabay u Tirisay Kacdoonka Oromada

Daawo: Gabadh Katirsan Ururka Dhalinyarada Oromiya oo Gabay u Tirisay Kacdoonka Oromada

  Kacdoonka Oromada & shaqaaqada ka taagan Itoobiya gaar ahaan gobolka Oromada ayaa maalmahan kusii fiday gobolo hor leh ooy ka mid yihiin Jimma & […]

 
 

Security Forces in Ethiopia Have Killed More than 200 People, Rights Group Says

Security Forces in Ethiopia Have Killed More than 200 People, Rights Group Says

Gudina dreams every night of the student she saw with blood pouring out of their mouth after being struck by a bullet fired by Ethiopian security […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay