Archive for: February, 2016

IMO: Qaxootiga Imaanaya Yurub oo Batay.

IMO: Qaxootiga Imaanaya Yurub oo Batay.

Hay’adda caalamiga ah ee dadka waddamadooda ka dhoofa ee IOM, ayaa sheegtay in ka badan boqol kun oo qaxooti ah ay Yurub imaadeen iyagoo soo […]

 
 

Somaaliya & Turkiga oo Ku Heshiiyay Iskaashiga Tamarta.

Somaaliya & Turkiga oo Ku Heshiiyay Iskaashiga Tamarta.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Istanbuul dhigiisa dalka Turkiga Rajab Dhayib Erdogan, kahor inta aanu furman shirka 6-aad ee madasha […]

 
 

Ilays Tv 23 Feb 2016 “Xogihii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Jahwareerka ka jira Ethiopia

Ilays Tv 23 Feb 2016 “Xogihii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Jahwareerka ka jira Ethiopia
 
 

Shir Heer Sare ah oo lagaga tashanayo arrimaha Soomaliya oo Istanbul ka furmaya maanta.

Shir Heer Sare ah oo lagaga tashanayo arrimaha Soomaliya oo Istanbul ka furmaya maanta.

  Waxaa maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Shirka Cahdiga cusub ee looga hadlaayo aayaha Soomaaliya (New Deal) Shirkan ayaa lagu sheegay in […]

 
 

Daawo & Dhagayso: Dabadhilifka Hoogay(Gabay cusub)

Daawo & Dhagayso: Dabadhilifka Hoogay(Gabay cusub)

Halgame Abwaan Maxamed Rashiid ayaa curiyey gabay cusub oo lamagac baxay Dabadhilifka Hoogay oo uu ku karbaashayo dabaqoodhiyiinta dhidid dhowrka u ah gumaysiga dulaystay dadkooda […]

 
 

Tacadiyo Kala duwan oo Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.

Tacadiyo Kala duwan oo Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen […]

 
 

Daawo: 14 Safiir oo cusub oo u Madaxwaynaha wadanka Eritrea ka qaabilay warqadii safiirnimadooda.

Daawo: 14 Safiir oo cusub oo u Madaxwaynaha wadanka Eritrea  ka qaabilay warqadii  safiirnimadooda.

14ka Safiir ee cusub ee u Madaxwaynaha wadanka Eritrea Isaias Afewerki  ka aqaabilay warqadii  safiirnimadooda ayaa waxay ka kala socdaan wadamada Sweden, Canada, Australia, Denmark, […]

 
 

THE KILLING AND MASS INCARCERATION OF OROMOS DOESN’T SAVE THE ETHIOPIAN GOVERNMENT FROM ITS DEMISE

THE KILLING AND MASS INCARCERATION OF OROMOS DOESN’T SAVE THE ETHIOPIAN GOVERNMENT FROM ITS DEMISE

(Oromo Liberation Front Press Release) The present Ethiopian regime that came to power through mere force and foreign support, like its predecessors, has never been […]

 
 

Lacagta Britishka oo aad hoos ugu dhacday

Lacagta Britishka oo aad hoos ugu dhacday

Lacagta Pound-ka ee Britishka ayaa markii ugu horaysay aad hoos ugu dhacday ku dhawaad toddobo sano meeshii ay joogtay markii loo badalayo Dollarka, iyadoo ay […]

 
 

Dowladda FS oo Maanta ka Hadashay Xayiraadii Garoonka Jomo Kenyatta ee Wafdigii RW Cumar

Dowladda FS oo Maanta ka Hadashay Xayiraadii Garoonka Jomo Kenyatta ee Wafdigii RW Cumar

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay maanta Xayiraaddii Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi Wafdigii RW Somalia uu hoggaaminayay loogu geystay Sabtidii Toddobaadkan, iyagoo […]

 
 

Tacadiyo Kala duwan oo Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.

Tacadiyo Kala duwan oo Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen […]

 
 

Daawo: Muqaaladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

Daawo: Muqaaladii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa si xawli ah kusocda kacdoonka shacabka Oromiya uu afartii bilood ee lasoo dhaafay ka waday dhulka Oromiya. Hadaba […]

 
 

Daawo: O.Y.S.U-Norway oo Shir Muhiim Ah Qabatay.

Daawo: O.Y.S.U-Norway oo Shir Muhiim Ah Qabatay.

Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 20.02.2016 caasimada oslo ka dhacay shir muhiim ah oo ay qabteen ururka dhalinta & ardada ogaadeenya. Shirka dhalinta waxaa lagaga […]

 
 

HRW oo Itoobiya dhaliishay

HRW oo Itoobiya dhaliishay

Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda xuquuqul insaanka ee Human Rights watch ayaa laamaha ammaanka ee dawladda Itoobiya ku eedaysay in ay laynayaan, jir […]

 
 

Ethiopia: No Let Up in Crackdown on Protests Killings, Detention of Protesters Enter Fourth Month.

Ethiopia: No Let Up in Crackdown on Protests  Killings, Detention of Protesters Enter Fourth Month.

Ethiopian security forces are violently suppressing the largely peaceful protests in the Oromia region that began in November 2015. Almost daily accounts of killings and […]

 
 

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga Soomaaliya iyo Turki oo Kadhacay Istanbul

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga Soomaaliya iyo Turki oo Kadhacay Istanbul

Shir looga hadlayo arimaha ganacsiga ee Turkigu la leeyahay Soomaaliya ayaa ka furmaya maanta magaalada Istanbul ee dalkaasi Turkiga. Masuuliyiin ka socda dawlada Soomaaliyaa ayaa […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Dad Shacab ah ku Dhibaateeyay Garbo iyo Nawaaxigeeda

Ciidanka Gumaysiga oo Dad Shacab ah ku Dhibaateeyay Garbo iyo Nawaaxigeeda

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee biri magaydada ah. […]

 
 

Baxsadka & Goosashada Ciidanka Woyanaha ee Qaybta Waqooyi-Galbeed oo Kor Ukacay.

Baxsadka & Goosashada Ciidanka Woyanaha ee Qaybta Waqooyi-Galbeed oo Kor Ukacay.

Sida ay u xaqiijiyeen ONA ilo-wareedyo kusugan Itoobiya ayaa sheegaya in baxsadka iyo goosashada Ciidamada Woyaanaha ee Qaybta Waqooyi-Galbeed ay sii kordhayso maalimba maalinta ka […]

 
 

Warar Goos goos ah oo Ogadenia Ka Imaanaya.

Warar Goos goos ah oo Ogadenia Ka Imaanaya.

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia ee wadanka ogadenia u jooga dabar gaynta dadka shacabka ah ee aan Waxba galabsanin ayaa lagu soo waramayaa in ay aaseen ceel […]

 
 

Weerar Kadhacay Gobolka Michigan ee Dalka Maraykanka oo 7-Qof Ay Ku Dhinteen.

Weerar Kadhacay Gobolka Michigan ee Dalka Maraykanka oo 7-Qof Ay Ku Dhinteen.

Weerar ka dhacay magaalada Kalamazoo ee gobalka Michigan ee dalka Maraykanka ayaa lagu dilay ugu yaraan 7 qof oo rayid ah kadib markii uu nin […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay