Archive for: February, 2016

Xabad-Joojin Lafilayo Inay Ka Dhaqan Gasho Wadanka Suuriya.

Xabad-Joojin Lafilayo Inay Ka Dhaqan Gasho Wadanka Suuriya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegaya inuu aaminsan yahay in heshiis hordhac ah laga gaadhay xal u raadinta colaadda dalka Suuriya. John Kerry ayaa hadalkaasi […]

 
 

Wafti Sare oo JWXO Katirsan Ayaa Booqasho Kutagay Magaalada Manchester ee Dalka UK.

Wafti Sare oo JWXO Katirsan Ayaa Booqasho Kutagay Magaalada Manchester ee Dalka UK.

Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi oo kamida Gudiga Fulinta JWXO wafti uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tagay magaalada Manchester, halkaas ooy kula kulmeen jaaliyada Somalida Ogaden […]

 
 

Cadaadiska uu Gumaysigu Kuhayo Shacabka S. Ogadenya oo Siibadanaya.

Cadaadiska uu Gumaysigu Kuhayo Shacabka S. Ogadenya oo Siibadanaya.

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia ee wadanka ogadenia u jooga dabar gaynta dadka shacabka ah een Waxba galabsanin ayaa lagu soo waramayaa in ay aaseen ceel biyood […]

 
 

O.Y.S.U-Norway oo shir muhiim ah qabatay

O.Y.S.U-Norway oo shir muhiim ah qabatay

Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 20.02.2016 caasimada oslo ka dhacay shir muhiim ah oo ay qabteen ururka dhalinta & ardada ogaadeenya. Shirka dhalinta waxaa lagaga […]

 
 

Kormeerayaasha Caalamka oo Dhaliilay Qaabkii ay ku Dhaceen Doorashooyinkii Dalka UGANDA

Kormeerayaasha Caalamka oo Dhaliilay Qaabkii ay ku Dhaceen Doorashooyinkii Dalka UGANDA

Doorashadii ka dhacday Dalka Uganda ee uu markii Shanaad ku guuleystay Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni ayaa ahayd tii ugu adkeyd ee soo marta dalkaas […]

 
 

Daawo: Muqaalkii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

Daawo: Muqaalkii Ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa si xawli ah kusocda kacdoonka shacabka Oromiya uu afartii bilood ee lasoo dhaafay ka waday dhulka Oromiya. Hadaba […]

 
 

Dagaal Kadhacay Fiqi-Haaruun oo Ciidanka Cadawga Lagu Naafeeyay. .

Dagaal Kadhacay Fiqi-Haaruun oo Ciidanka Cadawga Lagu Naafeeyay. .

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Gunagado ee Gobolka Jarar ayaa ka warbixinaya dagaal culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga Ethiopia ku dhexmaray […]

 
 

Daawo: Shirkii Wada Tashiga Jaaliyadaha Soomalida Ogadeniya ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Daawo: Shirkii Wada Tashiga Jaaliyadaha Soomalida Ogadeniya ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Shirkii wada tashiga Jaaliyadaha Soomalida Ogadeniya ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo si heer sare ah u qabsoomay.

 
 

Daawo: Madaxwaynaha Somaliya oo Ka Qaybgalay Barnaamij Loogu Magacdaray Daah-furnaanta.

Daawo: Madaxwaynaha Somaliya oo Ka Qaybgalay Barnaamij Loogu Magacdaray Daah-furnaanta.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamuud, ayaa ka qeybgaley munaasabad ay soo agaasintey Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya taasoo ay kusoo bandhigtay Barnaamijka Daah-furnaanta Dowladda. Munaasabadda […]

 
 

Haweenay Oromiya U Dhalatay oo Askari Woyaane Ah Qori Kafuratay Kadibna Dishay Askarigii.

Haweenay Oromiya U Dhalatay oo Askari Woyaane Ah Qori Kafuratay Kadibna Dishay Askarigii.

Wararka ka imaanaya gobolka Oromiya ayaa sheegaya in gobolka Oromiya ay haweenay kasoo jeeda qawmiyada Oromada in ay ka furatay askari ka tirsanaa ciidamada Woyaanaha […]

 
 

Daawo:dhaantadii ay wada jabinayeen jaaliyadaha alberta iyo mayorka edmonton Don iveson.

Daawo:dhaantadii ay wada jabinayeen jaaliyadaha alberta iyo mayorka edmonton Don iveson.

Xafladii ay jaaliyadaha Alberta ku qabteen city hoolka Edmonton waxaa aad uga dhex muuqday ururka dhalinyarada iyo ardayda ogaadeeniya ( OYSU) waxay halkaa ku soo […]

 
 

OYSU-Finland oo Xustay Maalinta Xasuuqa Shacabka Somalida Ogadeniya.

OYSU-Finland oo Xustay Maalinta Xasuuqa Shacabka Somalida Ogadeniya.

Waxaa magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland lagu qabtay maanta oo sabti ah xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeniya. Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare ah loosoo […]

 
 

Deg Deg: Madaxwaynaha Gobolka Tigray, Ahna Gudomiyaha TPLF Abay Woldu oo Dil Ka Badbaaday.

Deg Deg: Madaxwaynaha Gobolka Tigray, Ahna Gudomiyaha TPLF Abay Woldu  oo Dil Ka Badbaaday.

War deg deg ah oo lagu daabacay, Shabakada freedom4ethiopian.wordpress.com ayaa qortay in uu Madaxwaynaha Gobolka Tigray, ahna Gudoomiyaha ururka TPLF, Abay Woldu uu dil ka […]

 
 

Security Message for U.S. Citizens: Unrest in Ethiopia

Security Message for U.S. Citizens: Unrest in Ethiopia

The U.S. Embassy is monitoring recent reports of violence and road closures in Oromia state. The U.S. Embassy has further restricted travel of all U.S. […]

 
 

Natiijada Doorashadii Uganda oo la Shaacinayo Maanta & Rabshado Ka Dhacay Kampala.

Natiijada Doorashadii Uganda oo la Shaacinayo Maanta & Rabshado Ka Dhacay Kampala.

Maanta oo Sabti ah ayaa la filayaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo Natiijada Doorashada madaxnimo ee dalka Uganda ka dhacday Khamiistii lasoo dhaafay, iyadoo […]

 
 

Wadamada Midowga Yurub (EU) & Britain oo Heshiis Gaadhay.

epa05171139 British Prime Minister David Cameron  (2-R) attends a heads of state dinner on the second day of an extraordinary two-day EU summit at EU headquarters in Brussels, Belgium, 19 February 2016. EU leaders were set to try to thrash out an agreement with Britain on reforms, amid hopes that they can seal a deal which will convince the country to stay in their bloc. Fears are rife that Britons might vote to leave the European Union in a referendum that Prime Minister David Cameron has promised to hold by the end of 2017, but that is widely expected this year already. The turmoil over Brexit - the buzzword for Britain's possible departure from the EU after more than 40 years of half-hearted membership - comes at a time when the bloc is already struggling with a severe migration crisis and enduring economic woes.  EPA/OLIVIER HOSLET / POOL

Kadib wada hadal qaatay muddo laba maalmood ah, ayaa ugu dambayntii dalalka kujira Midowga Yurub iyo Britaiin wada gaadheen heshiis. Britain waxay kamid tahay dalalka […]

 
 

Death toll rising in West Arsi, regime using American Humvees to crackdown on protesters, Zenawi’s portrait set ablaze

Death toll rising in West Arsi, regime using American Humvees to crackdown on protesters, Zenawi’s portrait set ablaze

The protest in West Arsi, Oromia region of Ethiopia, continued today despite brutal crackdown by the regime that’s now rolling its American donated Humvees in […]

 
 

Daawo: Mudaharadayadii Ugu Dambeeyay Ee Oromiya Ka Dhacay.

Daawo: Mudaharadayadii Ugu Dambeeyay Ee Oromiya Ka Dhacay.

Sida hoos ku xusan qayb kamid ah muuqaaladii ugu dambeeyay oo ku saabsan kacdoonka shacabka Oromiya uu kaga soo hor jeedo taliska Woyaanaha. Ilo-wareedyo kasoo […]

 
 

ETHIOPIA: DETAINED OROMO PROTESTERS MUST BE RELEASED

ETHIOPIA: DETAINED OROMO PROTESTERS MUST BE RELEASED

The Ethiopian authorities arbitrarily arrested and detained a number of peaceful protesters including journalists and opposition party leaders in recent brutal crackdown on protesters in the Oromo […]

 
 

Xabsiga Magaalada Ambo ee Deegaanka Oromiya oo Woyaanuhu Gubeen.

Xabsiga Magaalada Ambo ee Deegaanka Oromiya oo Woyaanuhu Gubeen.

Wararka ka imaanaya magaalada Ambo ee deegaanka Oromiya ayaa sheegaya in xabsiga wayn ee ku yaala magaalada Ambo ay dab qabadsiiyeen ciidanka Woyaanaha ee ku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay