Archive for: March, 2016

War deg deg ah: Qarax wayn oo ka dhacay Awash hotel oo ku yaala magaalada Addis Ababa

War deg deg ah: Qarax wayn  oo ka dhacay Awash hotel oo ku yaala magaalada Addis Ababa

War deg deg ah oo hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in u qarax wayni ka dhacay Awash Hotel oo ku yaala magaalda Addis Ababa. […]

 
 

Waxaan doonaynaa inaan ku galadeysano kuwii Dhulka lagu dhex guumaystay oonu Madax ka dhigno! By: Xaaji M/Rashiid.

Waxaan doonaynaa inaan ku galadeysano kuwii Dhulka lagu dhex guumaystay oonu Madax ka dhigno! By: Xaaji M/Rashiid.

Suuratu Alqasas,Aayada 5aad-وَنُرِيدُ أَن نَّمُنَّ عَلَى الَّذِينَ اسْتُضْعِفُوا فِي الْأَرْضِ وَنَجْعَلَهُمْ أَئِمَّة Waxaan doonaynaa inaan ku galadeysano kuwii dhulka lagu dhex guumaystay oonu Madax ka […]

 
 

Aan Nabad Kuwada Noolaano ama Kala Tagno Anagoon Is-Dilin – Noora Afgaab

Aan Nabad Kuwada Noolaano ama Kala Tagno Anagoon Is-Dilin – Noora Afgaab

Dhaq-dhaqaaq muujinaya isbadalo muhiim ah ayaa ka socda Itobiya gude iyo dibadba, waxayna shacabka intiisa badan rajaynayaan inuu ku dambayn doono in lakala doorto; Xoriyad […]

 
 

5-Qof oo Labo Kamid Ah Ay Turkiga U Dhasheen oo Muqdisho Lagu Dilay.

5-Qof oo Labo Kamid Ah Ay Turkiga U Dhasheen oo Muqdisho Lagu Dilay.

Shalay Abacadii ayaa koox hubeysan weerar ku qaadeen gaadhi ay lasocdeen muwaadiniin u dhashey dalka Turkiga kuwaasoo aan la sheegin shaqada ay Muqdisho u joogeen, […]

 
 

Ciidanka Wadanka Sudan & Jabhada SPLM oo Gobolka Kurdufan Ku Dagaalamay.

Ciidanka Wadanka Sudan & Jabhada SPLM oo Gobolka Kurdufan Ku Dagaalamay.

Ciidanka dowladda Sudan ayaa waxay isku dhaceen jabhada SPLM ee Kordufan. Dagaalkan ayaa warar iskhilaafsan ay ka soo baxayaan lamana hubo warar xaqiiqo ah. Dagaalka waxa uu […]

 
 

Maraykanka oo Shacabkiisa Turkiga Kajooga Shaaciyay Inuu Kala Baxayo.

Maraykanka oo Shacabkiisa Turkiga Kajooga Shaaciyay Inuu Kala Baxayo.

Xukuumada Maraykanka ayaa sheegtay inay shacab ka ka jooga dalka Turkiga koonfurtiisa kala baxayso halkaasi. Maraykanka waxuu sheegay inay cabsi jirto ku wajahani deeganadaasi. Sida uu sheegay […]

 
 

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo Beesha Caalamka Baaq Kusaabsan Qaxootiga Suuriya Udiray.

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo Beesha Caalamka Baaq Kusaabsan Qaxootiga Suuriya Udiray.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ugu baaqay waddamada oo dhan inay u muujiyaan taageero qaxootiga Suuriya.  Isagoo ka hadlaya bilawga shir hayadda […]

 
 

Daawo: Dhalinta OYSU ee Seattle Washington oo ka hadlaya shidaalka Ogadenya

Daawo: Dhalinta OYSU ee Seattle Washington oo ka hadlaya shidaalka Ogadenya

Qaar kamid ah dhalinta OYSU ee ka howl gala cariga Maraykanka siiba Seattle Washigton ayaa digniin iyo fariimo u diray cadowga isu bahaystay boobka kheyraadka […]

 
 

Ilays Tv 30 March 2016 : Warar iyo Barnaamij kala Duwan….

Ilays Tv 30 March 2016 : Warar iyo Barnaamij kala Duwan….
 
 

7-Somali Ah oo Lagu Maxkamadaynayo Dalka Faransiiska.

7-Somali Ah oo Lagu Maxkamadaynayo Dalka Faransiiska.

7-nin oo Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay budhcad-badeednimo ayaa maxkamad lasoo taagay magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska, kuwaasoo ku eedeysan inay afduubeen markab […]

 
 

Maxkamada Sare ee Masar oo 32-Garsoore Xilka Ka Qaatay Kadib Taageero Ay Mursi U Muujiyeen.

Maxkamada Sare ee Masar oo 32-Garsoore Xilka Ka Qaatay Kadib Taageero Ay Mursi U Muujiyeen.

Maxkamada Sare ee dalka Masar ayaa Isniintii soo saartay qoraal lagu sheegayo in shaqadii laga fadhiisiyey 32 Garsoore oo kamid ahaa kuwii ka horyimid inqilaabkii […]

 
 

Madaxwaynaha Somaliya oo Kahadlay Doonta Hubka Siday oo Badda Somaliya Lagu Qabtay.

Somali President Hassan Sheikh Mohamud speaks to the press prior to talks at the U.S. State Department on Friday.

Kadib markii uu soo shaac baxay warka Markab laga leeyahay Faransiisku in uu qabtey dooni aan lahayn sumad oo wadey hub aad u badan kaasoo loosoo waday […]

 
 

Taariikhda Kaligii Taliye Ismaaciil Cumar Geele. by Liibaan Miyir.

Taariikhda Kaligii Taliye Ismaaciil Cumar Geele. by Liibaan Miyir.

MAQAAL: TAARIIKHDA GOFANE ISMAACIIL CUMAR GEELE. Gofane Ismaaciil Cumar Geele waxa uu ku dhashay magaalada Dire-dhaba ee wadanka Ogadeniya 1947kii, waxaa si aan xalaal ahayn […]

 
 

OLF Leadership of WA receive senior members of ONLF and Ogaden Community Members of the ONLF Executive Committee

OLF Leadership of WA receive senior members of ONLF and Ogaden Community Members of the ONLF Executive Committee

OLF Leadership of WA receive senior members of ONLF and Ogaden Community Members of the ONLF Executive Committee, ONLF Vice-Chairman Dr Mohammed Ismail Omar and […]

 
 

Iskuduwaha jaaliyadaha Canada c/xakiim weli oo waraysi siiyey idaacada 88.5 FM ee soomaalida Alberta

Iskuduwaha jaaliyadaha Canada c/xakiim weli oo waraysi siiyey idaacada 88.5 FM ee soomaalida Alberta

Iskuduwaha jaaliyadaha soomaalida ogaadeeniya ee dalka Canada mudane c/xakiim Maxamed Weli ayaa waraysi aad u xiiso badnaa siiyey idaacada afka soomaaliga ee magaalada Edmonton oo […]

 
 

Adeega VISA CARD oo Markii Ugu Horaysay Somaliya Laga Hirgaliyay.

Adeega VISA CARD oo Markii Ugu Horaysay Somaliya Laga Hirgaliyay.

Bangiga Premier ee Soomaaliya oo horey u hirgeliyey adeegyo ay ka mid yihiin kaarka lacagaha lagu bixiyo ee Master Card ayaa hadda bilaabay adeegga kaarka […]

 
 

Ururka Dhaalibaan oo Duqeeyay Dhismaha Baarlamaanka Afqaanistaan ee Magaalada Kabul.

Ururka Dhaalibaan oo Duqeeyay Dhismaha Baarlamaanka Afqaanistaan ee Magaalada Kabul.

Ururka Dhaalibaan ee dalka Afghanistan ayaa gantaallo ku garaacday dhismaha cusub ee baarlamaanka magaalada kabul ayagoo qarxiyey daaqadaha mid ka mid ah dhismaha, Saraakiishu waxay sheegeen […]

 
 

TV Ga Aljazeera oo Sheegay Inay Dhimayaan Shaqaalaha TV-ga.

TV Ga Aljazeera oo Sheegay Inay Dhimayaan Shaqaalaha TV-ga.

Wuxuu sheegay dhimista shaqada inay saamaynayso shaqaalahooda kala jooga adduunka, laakiin inteeda badan waxay saamaynaysaa shaqaalaha jooga Qadar. Ku simaha agaasimaha guud Mostefa Souag, ayaa […]

 
 

Shirkii Gudiga Fulinta ee Isbaahaysiga (PAFD) oo Asmara Ku Qabsoomay.

Shirkii Gudiga Fulinta ee Isbaahaysiga (PAFD) oo Asmara Ku Qabsoomay.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 28.03.2016ku  qabsoomay magaalada Asmara ee caasimada wadanka Eritrea, shirkii ugu horeeyey  ee Gudiga Fulinta ee  Isbaahaysiga Shacabka  ee Xoriyada iyo Dimuqraadiyada […]

 
 

Bayaankii kasoo baxay shirwaynihii 10aad ee jaaliyadaha Pacifiga

Bayaankii kasoo baxay shirwaynihii 10aad ee jaaliyadaha Pacifiga

Waxaa ka qabsoomay inta u dhaxaysay 26/3/2016 ilaa 27/3/2016 magaalada perth ee galbeedka autraaliya shirwaynihii 10aad ee jaaliyadaha S.Ogaadeeniya ee Paacific-ga . Shirkan oo sanadala […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay