Archive for: March, 2016

Dagaal ku Dhexmaray Ciidanka ONLF iyo Kuwa Gamaysiga Ethiopia Duleedka Shilaabo

Dagaal ku Dhexmaray Ciidanka ONLF iyo Kuwa Gamaysiga Ethiopia Duleedka Shilaabo

Wararka kasoo gaadhaya Wakaalada Wararka Ogaadeeniya (ONA) xarunta dhexe ee ONLF ayaa sheegaya dagaal xoogan oo ku dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya iyo askar […]

 
 

Ogow 10ka calaamadood ee mujinaya in ay Itoobiya wadadii burburka cagta saartay.

Ogow 10ka calaamadood ee mujinaya in ay Itoobiya wadadii burburka cagta saartay.

Dhaqanka Madaxda aan hanaanka dimoqraadiya-deed loo soo dooranin ee kajira qaaradda Africa,ayaa aakhirkii noqda kuwo ku dhamaada bur-bur iyo is dhex-yaac dhinac walba ah,taas oo […]

 
 

Daad,xoorta & Daxalku way baaba’aan, waxa dadka anfacayana wuu baaqi noqdaa- By: Xaaji M/Rashiid

Daad,xoorta & Daxalku way baaba’aan, waxa dadka anfacayana wuu baaqi noqdaa- By: Xaaji M/Rashiid

Suuratu Racdi, Aayada 17aad فاماالزبد فيذهب جفاء واما ماينفع الناس فيمكث في الارض Daad xoortu way baaba’daa, waxa dadka anfacayana wuu baaqi noqdaa Waxaad horay […]

 
 

Daawo:Heesta cusub ee Dulsaar iyo kooxda Qayla dhaan” kacdoonka dadwaynaha.

Daawo:Heesta cusub ee Dulsaar iyo kooxda Qayla dhaan” kacdoonka dadwaynaha.

Kacdooonka looga soo Harjeedo duulaanka wajiyada badan ee Itobiya kudoonayso inay kuqabsato Jamhuuriyadii xorta ahayd ee Soomaaliyeed ayaa maraya meel xaasaasi ah, waxaana Kacdoonkan Hormuud […]

 
 

Maqaal: Sharaf Ku Shihiidka ONLF Iyo Dhiigbaxa Tigreega.

Maqaal: Sharaf Ku Shihiidka ONLF Iyo Dhiigbaxa Tigreega.

Maqaal: Sharaf ku shihiidka ONLF iyo Dhiig baxa Tigree. Waxaa umad walba oo Dunidan ku nool ku waajib ah in ay hesho Madaxbanaani iyo gobanimo […]

 
 

Illaa 12 qaraxyo oo ka dhacay Baardheere

Illaa 12 qaraxyo oo ka dhacay Baardheere

Sida uu sheegay taliyaha saldhiga booliska ee degmada Baardheere, illaa 12 miino ayaa saaka ku qaraxday magaalada bartameheeda. Laba miino oo kalena waxaa soo saaray […]

 
 

Talibaan oo ka baxday wadahadallada nabadda

Talibaan oo ka baxday wadahadallada nabadda

Kooxda Talibaan waxa ay sheegeysaa inaysan ka qeyb gali doonin wadahadallada nabadda ee dowladda Afghanistan. Waxa ay shardi uga dhigeen wada xaajoodka, in marka hore […]

 
 

Turkey: Dowlada oo Xoog kula wareegtay Wargeys caan ah iyo Rabshado ka dhashay

epa05195358 A handout picture released by the Zaman Daily News shows Turkish riot police raid Zaman newspaper building as they disperse supporters of Fethullah Gulen Movement protest outside of Zaman newspaper as Turkish Police try to get inside for taking over the control, in Istanbul, Turkey, 04 March 2016. The Turkish government will take control of Zaman, the largest opposition newspaper in the country, state-run Anadolu news agency reported on 04 March 2016 citing a court order. Under the order, a state appointed trusteeship will run the paper, which has editions in several languages, including Turkish and English. The staff of the Zaman newspapers in Turkey are preparing what they expect to be their final edition before government-appointed trustees take over the opposition media outlet. Zaman, which according to its own numbers averaged last year 850,000 print copies a day, is accused of being part of the network of Fethullah Gulen, an Islamic preacher based in the US. EPA/MEHMET YAMAN / ZAMAN DAILY NEWS / HANDOUT HANDOUT EDITORIAL USE ONLY/NO SALES +++(c) dpa - Bildfunk+++

Maxkamada dalka Turkiga ayaa Jimcihii shalay fasaxday in dowlada ay xoog kula wareegto Wargeyska caanka ah ee dalkaasi kasoo baxa ee ZAMAN, xukuumada ayaa jariiradan […]

 
 

Deg Deg:Xuska Maalintii Haweeka Aduunka oo ka socda London( International Women’s’ Day )

Deg Deg:Xuska Maalintii Haweeka Aduunka oo ka socda London( International Women’s’ Day )

Waxaa magaalada London ka socda shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Haweenka Ogadeniya ee London (UHO). Shirkan […]

 
 

Chinas-Ethiopia- Djibouti Gas Exploitation in Ogaden

Chinas-Ethiopia- Djibouti Gas Exploitation in Ogaden

On March 3, 2016, the Djiboutian President participated in ceremony held for the laying of the foundation stone for a new mega gas project, which […]

 
 

Gudiga Abaabulka Xeryaha Dhadhaab oo Ifo shir Ku yeeshay.

Gudiga Abaabulka Xeryaha Dhadhaab oo Ifo shir Ku yeeshay.

Waxaa shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 4/3/16 xerada qoxootiga Ifo ee deeganka dhadhaab kadhacay shir muhiim ah oo lagaga arinsanayay arimaha abaabulka iyo guud ahaanba […]

 
 

Daawo: Hees aad u macaan oo loo qaaday ciidamada qalabka sida ee JWXO

Daawo: Hees aad u macaan oo loo qaaday ciidamada qalabka sida ee JWXO

Daawo: hees aad u macaan oo lagu soo xidhay,waxaana heestaan loo qaaday ciidamada qalabka sida ee JWXO.  

 
 

Isgaadhsiintii oo Laga Jaray Oromiya & Saraakiil Katirsanaa OPDO oo jagooyinkii Laga qaaday

Isgaadhsiintii oo Laga Jaray Oromiya & Saraakiil Katirsanaa OPDO oo jagooyinkii Laga qaaday

Sidii ay ONA idiin balan qaaday waxaan badhtanka kaga jiraa soo tabinta dhacdooyinka muhiimka ah ee ku soo kordha xaalada murugsan ee Gobolka Oromiya & […]

 
 

Maqaal: Halgan Daba Dheeraada Wuxuu Kala Miiraa Bulshada.

Maqaal: Halgan Daba Dheeraada Wuxuu Kala Miiraa Bulshada.

Jiritaanka ururka JWXO iyo yoolka uu hiigsan hayo ayaa ah in shacabka iyo wadanka Ogadeniya oo idil laga xoreeyo gumaysiga, Itobiya oo mudo dheer Gumaysata […]

 
 

Water wars intensify between Egypt, Ethiopia

Water gushes out from pipes by the construction of Ethiopia's Great Renaissance Dam in Guba Woreda, some 40 km (25 miles) from Ethiopia's border with Sudan, June 28, 2013. Egypt fears the $4.7 billion dam, that the Horn of Africa nation is building on the Nile, will reduce a water supply vital for its 84 million people, who mostly live in the Nile valley and delta. Picture taken June 28, 2013. REUTERS/Tiksa Negeri (ETHIOPIA - Tags: POLITICS SOCIETY ENERGY ENVIRONMENT) - RTX115KE

CAIRO — Egyptians are worried about uncertainties surrounding Ethiopia’s schedule for storing Nile water behind the walls of the Grand Ethiopian Renaissance Dam. The latest satellite photos show Ethiopia […]

 
 

Madaxweynihii hore ee Barazil oo la xiray

Madaxweynihii hore ee Barazil oo la xiray

Booliska dalka Brazil waxa ay xireen madaxweynihii hore ee dalkaasi, Luiz Inacio Lula da Silva, taas oo qeyb ka ah baaritaan musuqmaasuq. Dhowr gooboob oo […]

 
 

Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay inay sare u qaadayso Tirada iyo Tayada Hubkeeda Nukliyeerka

Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay inay sare u qaadayso Tirada iyo Tayada Hubkeeda Nukliyeerka

  Hogaamiyaha Kim Jong-un ayaa soo saaray amar ah in heegan la geliyo gantaaladooda nukliyeerka isla markaana ku baaqay in lasii kordhiyo tirada iyo tayada […]

 
 

Ilays Tv 04 March 2016 “Barnaamijyo kala Duwan iyo Suugaan Halgameed + Warar….

Ilays Tv 04 March 2016 “Barnaamijyo kala Duwan iyo Suugaan Halgameed + Warar….

Fogaan arag baahiyaha kaliya ee soo bandhiga xogaha kusaabsan Ogaadeeniya ee ay qariso xukuumada Ethiopia iyo guud ahaan waxa hadda la isku yihdhaahdo Ethiopia….

 
 

Daawo:Xuska maalinta xasuuqa iyo masuuliyiin ONLF ah oo ka hadashay-Sweden

Daawo:Xuska maalinta xasuuqa iyo masuuliyiin ONLF ah oo ka hadashay-Sweden

  Jaaliyada Ogadenya ee wadanka Sweden iyo hay,adaha ururka ee hoos yimaada jaaliyada ayaa qabtay xuska maalinta xasuuqa ogadenya,waxaana xuskaas ka hadlay qaar kamid ah […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaciil.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaciil.

Waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Kaalinta Ay Dhalinyaradu Ku Leedahay Bulshada*, waxaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay