Archive for: March, 2016

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen […]

 
 

MAQAAL: GUUSHA GOBONIMO WAXAA KEENA HALGAN.

MAQAAL: GUUSHA GOBONIMO WAXAA KEENA HALGAN.

MAQAAL: GUUSHA GOBONIMO WAXAA KEENA HALGAN IYO MIDNIMO Xiliga gumaystuhu awood ciidan ku muquuniyo dadka uu gumaysto sama doonka hadafkiisu yahay dalkiisa iyo dadkiisa oo […]

 
 

Shirkii wada tashiga hawlwadeenada jaaliyadaha Alberta oo Drs cibaado kasoo qaybgashay

Shirkii wada tashiga hawlwadeenada jaaliyadaha Alberta oo Drs cibaado kasoo qaybgashay

ONA Feb29)Shir muhiim ah oo ay ka soo qayb gashay Dr cibaado oo ka mid ah gudiga fulinta Jwxo ayaa si habsami ah uga dhacay […]

 
 

Daawo: Ilays Tv “Ogaden Massacre Day Oo laga Xusay Magaalada Nairobi”

Daawo: Ilays Tv “Ogaden Massacre Day Oo laga Xusay Magaalada Nairobi”

Daawo wacdarihii ka dhacay Nairobi oo si wayn looga xusay maalinta xasuuqa Ogandeniya.  

 
 

Jaaliyadaha Ontario oo qabtay maalinta xuska xasuuqa Ogadeniya

Jaaliyadaha Ontario oo qabtay maalinta xuska xasuuqa Ogadeniya

(ONA FEB29)Waxaa maalimadii axada bisha feb27/16 Shir aad u balaadhan ku qabtay magaalada Toronto jaaliyadaha gobolka Ontario ee bariga Canada kaasoo ahaa maalintii xasuuqa ogaadeeniya […]

 
 

Wadanka Suuriya oo Gargaar Banii’aadminimo La Gaadhsiinayo.

Wadanka Suuriya oo Gargaar Banii’aadminimo La Gaadhsiinayo.

Qaramada Midoobeey (QM) waxay sheegeysaa in diyaaradeheeda ay ballaadhinayaan gaadhsiinta gargaarka ee dadka ku go’doonsan magaalooyiin kala duwan oo wadanka Suuriya katirsan.  QM iyo hay’adaha […]

 
 

ESAT Breaking News: Uprising in Northern Ethiopia Dabat, Gondar Continues for 2nd Day

ESAT Breaking News: Uprising in Northern Ethiopia Dabat, Gondar Continues for 2nd Day

Uprising in Northern Ethiopia Dabat, Gondar Continues for 2nd Day.

 
 

Eritrea: Independence Torch Concludes Tour of SRS region.

Eritrea: Independence Torch Concludes Tour of SRS region.

The Independence Torch, currently touring the country in connection with the Silver Jubilee Independence Day, concluded its tour of the Southern Red Sea region and […]

 
 

Madaxweynaha Somaliya oo Dib u Dhigay Booqashadii dalka Sweden uu Kutagi Lahaa.

Madaxweynaha Somaliya oo Dib u Dhigay Booqashadii dalka Sweden uu Kutagi Lahaa.

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib amni xumo dalka lasoo daristay iyo al-Shabaab oo kor u qaaday […]

 
 

Itoobiya oo Cutubyo Kamid Ahaa Ciidankeeda Somaliya Kajoogay Dib Ugala Soobaxday.

Itoobiya oo Cutubyo Kamid Ahaa Ciidankeeda Somaliya Kajoogay Dib Ugala Soobaxday.

Warar rasmi ah oo la helay ayaa sheegaya in baabuur badan oo Kolonyo ah ooy saaranayihiin ciimada Itoobiyaan ah ay Ogadeniya mareen maanta iyagoo kasoo […]

 
 

Jaamacada Ambo ee Oromiya oo Markale Lagubay & Khasaare Kadhashay.

Jaamacada Ambo ee Oromiya oo Markale Lagubay & Khasaare Kadhashay.

War hordhac ah oo hadda war qabadka ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in Jaamacada Ambo oo ku taala duleedka magaalada Addis Ababa kana tirsan Gobolka […]

 
 

Ilays Tv “Ogaden Massacre Day Oo laga Xusay Magaalada Nairobi” Daawo

Ilays Tv “Ogaden Massacre Day Oo laga Xusay Magaalada Nairobi” Daawo

Xuska Munaasabada boroordiiqda iyo xusuusta dadkii ay xukuumada wayaanuhu ku laysay Ogaadeeniya oo lagu qabtay caasimada dalka kenya ee Nairobi.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay