Archive for: March, 2016

Jaaliyada Switzerland oo Banaanbax Balaadhan Kuqabatay Magaalada Geneva.

Jaaliyada Switzerland oo Banaanbax Balaadhan Kuqabatay Magaalada Geneva.

Waxaa ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay (QM) ee Geneva banaanbax lagu diidanyahay heshiiska xaaraanta ah ee lagu dhacayo khayraadka Ogaadeenya.  Jaaliyada S. Ogaadeenya ee Switzeland […]

 
 

Shir waynihii 10aad ee pacifiga oo Furmaya saacadaha inagu soo aadan

Shir waynihii 10aad ee pacifiga oo Furmaya saacadaha inagu soo aadan

waxaa saacadaha fooda inagusoo haya ka furmaya magaalada PERTH ee galbeedka Australia shir waynihii 10aad ee jaaliyadaha Pacifiga oo siwayn loo qaban qaabinayay mudoo yinkii […]

 
 

Waraysi kulul oo ku saabsan shirka ASMARA iyo isbahaysiga PAFD waxa uu shacabka Ogadenya usoo kordhin karo (Daawo)

Waraysi kulul oo ku saabsan shirka ASMARA iyo isbahaysiga PAFD waxa uu shacabka Ogadenya usoo kordhin karo (Daawo)

Wafti ka koobnaa Gudiga Fulinta ee ONLF oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamed Cumar Cismaan ayaa baryahanba ku sugnaa caasimada Eriteria ee Asmara, halkaas […]

 
 

Daawo: Heestii Batroolyahow ee Ururkii OYN-Waqooyiga America.

Daawo: Heestii Batroolyahow ee Ururkii OYN-Waqooyiga America.

Bahda ONA waxay todobaadkan akhristeyaasha qiimaha iyo qaayaha badan leh u haynaa hees taariikhi ah ood ka heli doontaan. Heestan ayaa waxaa soo bandhigay ururka […]

 
 

Ruushka & Maraykanka oo Ka Heshiiyay Arimaha Suuriya.

Ruushka & Maraykanka oo Ka Heshiiyay Arimaha Suuriya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, John Kerry, ayaa sheegaya inay isku raaceen Ruushka dedajinta sidii kala guur siyaasadeed looga gaadhi lahaa dalka Suuriya. Waxa uu hadalkaasi […]

 
 

Dad Loo Qabqabtay Qaraxyadii Belgiumka Ka Dhacay Talaadadii.

Dad Loo Qabqabtay Qaraxyadii Belgiumka Ka Dhacay Talaadadii.

Ciidamada Booliska ee dalka Belguim ayaa hawlgalo ay sameeyeen khamiistii kusoo qabqabtay lix qof oo lagu tuhusanyahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxda Daacish ee sheegatay […]

 
 

Kulankii Xubnaha Xarunta JOKA oo Qabsoomay & Gudomiyaha Xarunta Dhexe oo Khadka Taleefanka Kaga Sooqaybgalay.

Kulankii Xubnaha Xarunta JOKA oo Qabsoomay & Gudomiyaha Xarunta Dhexe oo Khadka Taleefanka Kaga Sooqaybgalay.

Shir si wayn  loosoo  abaabulay ayaa  maanta  ka dhacay xafiiska  jaaliyada ee  magaalada  Pretoria  ooy ku taalo  xarunta jaaliyadu wuxuuna  shirku bilawdey  salaada  jimce kadib […]

 
 

PAFD 1st Congress Press Release.

PAFD 1st Congress Press Release.

PEOPLES’ ALLIANCE FOR FREEDOM AND DEMOCRACY (PAFD) OFFICE OF PRESIDIUM  PAFD’s 1st Congress Press Release Date: March 25, 2016 Ref No: STM01/PAFD/2016 Delegates from the Benishangul People’s Liberation […]

 
 

Qabridahare oo Wayaanuhu Gorada Iskula Jiraan Iyo Oromia Iyo Axmaarada oo Qasan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya shirar isdaba joog ah oo mudo labo todobaad ah uga socday saraakiisha ciidanka […]

 
 

Diyaar garawga Shirweynihii 10aad Jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga

Diyaar garawga Shirweynihii 10aad Jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga

shir waynihii 10aad  jaaliyada soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga ku dhaqan ayaa wuxuu furmi doonaa maalinta bari ah oo ku beegan 26/march/2016 iyada oo ay si […]

 
 

Khal khal Kudhacay Ciidanka Hawaarinta iyo Askar Ay Iska Laayeen.

Khal khal Kudhacay Ciidanka Hawaarinta iyo Askar Ay Iska Laayeen.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya khasaare kala duwan oo ciidanka Hawaarinta ee dhidid dhowrka u ah ciidamada gumaysiga soo gaadhay. Khasaarahan soo gaadhay Hawaarinta ayaa isugu jira […]

 
 

Ilays Tv “Barnaamijyo iyo Warar kala Duwan + Suugaan Halgameed…

Ilays Tv “Barnaamijyo iyo Warar kala Duwan + Suugaan Halgameed…
 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi.

Sidii aad nooga barateenba akhristeyaasha sharafta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA, waxaan todobaadkan idiin haynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo […]

 
 

Wasiirada Arimaha Gudaha & Cadaalada ee Yurub oo Kashiray Argagixisada.

Wasiirada Arimaha Gudaha & Cadaalada ee Yurub oo Kashiray Argagixisada.

Weerarkii Brussels kabacdi, wasiirada arrimaha gudaha iyo cadaalada ee waddamada Yurub ayaa shir deg deg ah ku qabtay magaalada Brussels. Waxay ka hadleen sidii looga […]

 
 

Wadanka Ruushka oo Shaaciyay Inay Wali Cutubyo Ciidan Ay Suuriya Ka Joogaan.

Wadanka Ruushka oo Shaaciyay Inay Wali Cutubyo Ciidan Ay Suuriya Ka Joogaan.

Wadanka Ruushka ayaa horaantii bishan sheegay in intii badnayd ciidamadooda ay kala baxeen wadanka Suuriya kadib markii ay guteen hawshooda, sida uu sheegay Madaxweyne Vladimir […]

 
 

Dawlada Ciraaq oo Ciidamo Badan Soo Dhoobtay Duleedka Magaalada Musil.

Dawlada Ciraaq oo Ciidamo Badan Soo Dhoobtay Duleedka Magaalada Musil.

Magaalada Musil ayey gacanta ku dhigtay Kooxda Daacish sanadkii 2014, magaaladaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaaraya 2 milyan oo qof ayaa ah magaalada ugu […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada London oo Qabanaysa Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya.

Ogaysiis: Jaaliyada London oo Qabanaysa Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya.

Sida muuqaalkan hoose ku xusan Jaaliyada Somalida Ogadenya ee London ayaa waxay ku wargalinaysaa dhamaan shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska inay kasoo qaybgalaan […]

 
 

Shirwaynihii koobaad ee Isbaahaysiga shacabka xoriyada iyo dimuqraadiyada ee PAFD oo maalintii Afraad galay

Shirwaynihii koobaad ee Isbaahaysiga shacabka xoriyada iyo dimuqraadiyada ee PAFD oo maalintii Afraad galay

Waxaa si haboon  uga socda caasimada wadanka Eritrea ee Asmara shir-waynihii koobaad ee Isbaahaysiga shacabka xoriyada iyo dimuqraadiyada ee PAFD. Shirkan oo ay ka soo […]

 
 

Ethiopia: Oromo protests continue amid harsh crackdown

Ethiopia: Oromo protests continue amid harsh crackdown

The 18-year-old student in Ambo told Al Jazeera that he was shot in his hand when the military opened fire at the protesting crowd. Even […]

 
 

Ragii Qaaday Weerarkii Brussels iyo Dadkii Ku Waxyeelobay Oo la sheeciyey “Video”

Ragii Qaaday Weerarkii Brussels iyo Dadkii Ku Waxyeelobay Oo la sheeciyey “Video”
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay