Archive for: March, 2016

3060 Ruux Oo ay Kooxda TPLF Shaqadii ka Eryeen Gobolada Axmaarada iyo Oromada…

3060 Ruux Oo ay Kooxda TPLF Shaqadii ka Eryeen Gobolada Axmaarada iyo Oromada…

Wararka nagasoo gaadha gobolada Oromada iyo Axmaarada ayaa sheegaya in xaalad aad uqasan ay deegaanaadi ka jirto iyadoo kacdoonaydii kasocday labadaasi gobol ay saamayn ku […]

 
 

Dad Shacab ah Oo ay Askarta Wayaanuhu ku Xidhxidheen Magaalada Iimay-bari ee Gobolka Shabeele + Magacyo

Dad Shacab ah Oo ay Askarta Wayaanuhu ku Xidhxidheen Magaalada Iimay-bari ee Gobolka Shabeele + Magacyo

Ciidamada gumaysiga Ethiopia ee kusagan Ogaadeeniya ayaa marka lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka ee ay iskaga hor yimaadaan iyaga iyo Naftood Hurayaasha ciidanka wadaniga xoraynta […]

 
 

Faahfaahin Gawaadhi ay Laahaayeen Dabaqoodiga Gumaysiga U Adeega Oo Gadoomay iyo Warar kale

Faahfaahin Gawaadhi ay Laahaayeen Dabaqoodiga Gumaysiga U Adeega Oo Gadoomay iyo Warar kale

Waraka nagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee jabhada ONLF ayaa faahfaahin kawarbixiyey Baabuur ay laheeyeen dabaqoodhiga u adeega gumaysiga oo gadoomay iyo meleeshiyaad ay iska dileen. […]

 
 

Laamaha Ammaanka Dowlada Sudan Oo lagu Eedeeyey Xadgudubyo kadhan ah Dumarka

Laamaha Ammaanka Dowlada Sudan Oo lagu Eedeeyey Xadgudubyo kadhan ah Dumarka

Hay’adda Xaquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan in ay ku keceen tacaddiyo dhanka galmada ah, hanjabaad iyo […]

 
 

Ogaden: OPRO Urges UN to Avert Oil Deal Between Ethiopia, Djibouti and China

Ogaden: OPRO Urges UN to Avert Oil Deal Between Ethiopia, Djibouti and China

On the occasion of the 31st Session of UN Human Rights Council, on 22 March 2016, the Ogaden People’s Rights Organization (OPRO) reiterated the need […]

 
 

Ogadenya Ma’aha Dal Xasiloon oo Shirkadaha Shidaalka ay Aamini Karaan – Noora Afgaab

Ogadenya Ma’aha Dal Xasiloon oo Shirkadaha Shidaalka ay Aamini Karaan – Noora Afgaab

Waxaa noo socday qoraalkaan ku ifinaynay baadhitaanka iyo soo saaridda Shidaalka (Batrool iyo Gaas) la sheegay inuu ceegaago Ogadenya. Kaftan yar intaanan bilaabin mawduuca. Waxaa […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub Ooy Kuluuqaynayaan Xasan Gantaal & Shamso Food.

Daawo: Dhaanto Cusub Ooy Kuluuqaynayaan Xasan Gantaal & Shamso Food.

Waxaan akhristeyaasha ONA uhaynaa dhaanto cusub ooy kuwada luuqaynayaan labada fanaan ee kala ah Xasan Gantaal & Shamso Food. Dhaantadan oo ah mid aad u […]

 
 

TPLF Regime Forces Continue To Harass And Detain in Konso.

TPLF Regime Forces Continue To Harass And Detain in Konso.

At least 170 people have been detained at the premise of a technical school in Konso, south Ethiopia while 80 others have left their villages […]

 
 

Nabadsugida Australia oo Dad Looga Shakiyay Argagixiso Jeelka U Taxaabay.

Nabadsugida Australia oo Dad Looga Shakiyay Argagixiso Jeelka U Taxaabay.

Ciidanka Booliska dalka Australia ayaa waxa ay sheegayaan in ay qabteen labo qof oo lagu tuhunsan yahay in ay maalgeliyaan kooxda islaamiga ah ee khilaafada […]

 
 

Madaxda Maraykanka & Cuba oo Wali Ku Kala Argti Duwan Arimo Muhiim Ah.

Madaxda Maraykanka & Cuba oo Wali Ku Kala Argti Duwan Arimo Muhiim Ah.

Kala qaybsanaanta dhanka aragtiyada ee u dhaxeysa mareykanka iyo Cuba ayaa si weyn u soo shaac baxday kaddib markii ay kulmeen hoggaamiyeyaasha labadani dal. Arrimaha ay […]

 
 

Qaraxo Caasimada Belgium ee Brussels Kadhacay & Khasaare Kadhashay.

Qaraxo Caasimada Belgium ee Brussels Kadhacay & Khasaare Kadhashay.

Magaalada Brussels ayaa laba weerar oo qorsheysan lagu qaadey garoonka diyaaradaha ee magaalada Brussels xarunta dalka Biljimka iyo weliba Midowga Yurub, weerarka hore ayaa la […]

 
 

Tacadiyo kala Duwan Oo ay Askarta Gumaysiga Ethiopia ka Gaysteen Ogaadeeniya

Tacadiyo kala Duwan Oo ay Askarta Gumaysiga Ethiopia ka Gaysteen Ogaadeeniya

Ciidamada gumaysiga Ethiopia ee kusagan Ogaadeeniya ayaa marka lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka ee ay iskaga hor yimaadaan iyaga iyo Naftood Hurayaasha ciidanka wadaniga xoraynta […]

 
 

Dagaalo lagu Naafeeyey Ciidamada Gumaysiga Ethiopia oo ka Dhacay Gobolada jarar,Qoraxay iyo Nogob

Dagaalo lagu Naafeeyey Ciidamada Gumaysiga Ethiopia oo ka Dhacay Gobolada jarar,Qoraxay iyo Nogob

Wararka nagasoo gaadhaya xatunta dhexe ee ONLF ayaa kawarbixisay  dagaaladii ugu danbeeyay ee dhexmaray ciidanka wadaniga xoraynta Ogaadeeniya iyo Askarta mooraalka jabsan ee gumaysiga Ethiopia. […]

 
 

The Shadow Over Ethiopia’s Construction Boom.

The Shadow Over Ethiopia’s Construction Boom.

By William Davison When Ethiopian farmer Mulugeta Mezemir ceded his land three years ago to property developers on the fringes of the expanding capital, Addis […]

 
 

Isbitaallada Banaadir & Madiina ee Magaalada Muqdisho oo Dab Qabsaday & Khasaare Kadhashay.

Isbitaallada Banaadir & Madiina ee Magaalada Muqdisho oo Dab Qabsaday & Khasaare Kadhashay.

Labo isbitaal oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa waxaa ka kacay dab khasaare xooggan geystay. Dabka ugu weyn ayaa waxa uu saameeyey isbitaalka […]

 
 

Wadanka Ruushka Ayaa Kadigay Hadii Xabad-joojinta Suuriya La Ixtiraami Waayo.

Wadanka Ruushka Ayaa Kadigay Hadii Xabad-joojinta Suuriya La Ixtiraami Waayo.

Wadanka Ruushka ayaa sheegay inay xoog u adeegsan doonaan dhinacyada jabiya xabad joojinta Suuriya, hadii uusan Maraykanka ogolaan wixii lagu heshiiyay. Wasaarada Gaashaandhiga ee Ruushka […]

 
 

Giriiga & Turkiga oo Kawada Hadlaya Arimaha Qaxootiga.

Giriiga & Turkiga oo Kawada Hadlaya Arimaha Qaxootiga.

Masuuliyiinta Turkiga iyo Gariiga ayaa qabanaya wadahadalo, sidii loo hirgalin lahaa heshiis cusub oo dadka magangaliyo doonka ah loogu celinayo wadanka Turkiga. Dadka ayaa doonyo […]

 
 

Isbahaysiga Shacabka ee Xorriyada & Dimuqraadiyada (PAFD) oo Shir waynihii 1aad uga furmay Asmara.

Isbahaysiga Shacabka ee Xorriyada & Dimuqraadiyada (PAFD) oo Shir waynihii 1aad uga furmay Asmara.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 21.03.2016, lagu qabtay caasimada wadanka Eritrea ee Asmara, shirwaynihii 1aad ee Isbaahaysiga PAFD. Waxaana shirkan kasoo qaybgalay wufuud ka kala socotay dhamaanba ururada […]

 
 

Jaaliyada Edmonton ee Dalka Canada oo Maamul Cusub Dooratay.

Jaaliyada Edmonton ee Dalka Canada oo Maamul Cusub Dooratay.

Jaaliyada Ogaadeenya ee Edmonton ayaa dooratay maamul jaaliyadeed oo cusub Axadi.  Sidii caadada ahayd waxaa shirka Lagu furay wacdi diini ah oo aad u qiimo badnaa,waxaana […]

 
 

Daawo:Shirkii ururka isbahaygsiga PAFD Ee Sweden Marwo Ruqiya Abdi

Daawo:Shirkii ururka isbahaygsiga PAFD Ee Sweden Marwo Ruqiya Abdi
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay