Archive for: March, 2016

Dad Shacab ah oo Ogadenia Dil Iyo Xidhay Loogu Gaystay.

Dad Shacab ah oo Ogadenia Dil Iyo Xidhay Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya Tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ugaystay dadka shacabka ah ee kudhaqan gayiga Ogadenia. Warkan oo […]

 
 

Ururada isku bahaystay PAFD oo shir wada jir ah ku qabtay magaalada Stockholm-Sweden

Ururada isku bahaystay PAFD oo shir wada jir ah ku qabtay magaalada Stockholm-Sweden

Jaaliyadaha Ogadenya iyo Oromia ee dalka Sweden ayaa shir wadajir ah u qabtay ururada isku habaystay PAFD ,shirkaas oo ka dhacay mgaaalada Stockholm ,Xildhibaan Cabdinasir  Gadhweyne oo […]

 
 

Dhagayso: Gabay cusub oo loogu magacdaray DHACANE

Dhagayso: Gabay cusub oo loogu magacdaray DHACANE

Abwaan ahna Halgame kamid ah odayaasha halganka Ogadenya oo ku nool wadanka Jarmalka ayaa ONA soo gaadhsiiyey gabay xambaarsan qiiro iyo arimo dhab ah oo […]

 
 

Ethiopia: “Double Digit” Economic Growth – Reality Check.

Ethiopia: “Double Digit” Economic Growth – Reality Check.

By Sophia Tesfamariam, The minority regime in Ethiopia and its handlers have tried to hoodwink the Ethiopian people and the international community by misrepresenting facts […]

 
 

Barack Obama oo Booqasho Taariikhi Ah Kutagay Wadanka Cuba.

Barack Obama oo Booqasho Taariikhi Ah Kutagay Wadanka Cuba.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa shalay safar saddex cisho qaadanaya uga bilaabmay magaalada Havana ee dalka Cuba. Madaxweyne Obama ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreyey ee isagoo […]

 
 

Wadanka Turkiga oo Dalbanaya Taageero Caalami Ah Inay Beesha Calaamka Kahesho.

Wadanka Turkiga oo Dalbanaya Taageero Caalami Ah Inay Beesha Calaamka Kahesho.

Wasaarada Arimaha Dibada ee Turkiga ayaa sheegtay inay codsanayaan taageero kaga timaada dalalka Midawga Yuub iyo qeybaha kalee caalamka oo lagula dagaallamo “argagixisada.” Wasiirka Arimaha Dibbada […]

 
 

Dawlada Faransiiska oo Adkaysay Amaanka Xadka Ay Belgium ka Lawadaagto.

Dawlada Faransiiska oo Adkaysay Amaanka Xadka Ay Belgium ka Lawadaagto.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Faransiiska ayaa lagu wadaa in ay kordhiso ammaanka xadka uu dalkaasi la wadaago dalka Belgiumka. Arrintani waxay daba joogtaa qabashada ninka […]

 
 

Priceless piece of advice to my Oromo brothers and sisters

  03/20/2016 By Ali Yare I am aware of the situation in your motherland and how Woyane’s barbaric army forces are killing the unarmed civilians […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo si wayn looga xusay xerada qoxootiga ee Dhagaxlay

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo si wayn looga xusay xerada qoxootiga ee Dhagaxlay

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 20/3/16 waxaa xerada Qoxootiga Dhagaxlay ee Deegaanka Dhadhaab lagu qabtay munaasabad aad ubalaadhan oo lagu xusayay maalinta […]

 
 

Daawo & Dhagayso: Gabay cusub oo Abwaan Khadar Colaad ku cabiray….

Daawo & Dhagayso: Gabay cusub oo Abwaan Khadar Colaad ku cabiray….

Abwaanka weyn ee ree Ogadenya Abwaan Khadar Colaad ayaa gabay cusub ka tiriyey xaalada gumaysiga ee murugsan,wuxuuna Abwaanku rajo wanaagsan ka muujiyey sida ay usoo […]

 
 

Daawo: Muuqaal Kamid Ah Kacdoonka Gobolka Oromiya Kasocda.

Daawo: Muuqaal Kamid Ah Kacdoonka Gobolka Oromiya Kasocda.

Shacabka Oromiya ayaa wali siiwada kacdoonkii ay kaga soo horjeedeen Taliska Woyaanaha ee gabalkiisu dhacay. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya gobolka Oromiya wuxuu […]

 
 

Diyaarad Rakaab ooy Lahayd Shirka Fly-Bubai Ayaa Ruushka Ku Burburtay.

Diyaarad Rakaab ooy Lahayd Shirka Fly-Bubai Ayaa Ruushka Ku Burburtay.

Diyaarad kasoo duushay magaalada Dubai ee Isutagga Imaaradka Carabta, ayaa burburtay xilli ay doonaysay inay ku degto garoon diyaaradeed oo ku yaalla magaalo katirsan dalka Ruushka, […]

 
 

Hay’ada Amnest International oo Midawga Yurub Ku Dhaliishay Arimaha Qaxootiga.

Migrants queue to continue their journey north at a newly built registration and transit center near Gevgelija, Macedonia August 23, 2015. More than 5,000 migrants crossed into Serbia on Sunday, resuming a journey to western Europe after an overwhelmed Macedonia gave up its attempts to stem the flow of mainly Syrian refugees by force. Macedonia laid on buses and trains to carry them north after days of havoc caused by the closure of its southern frontier by security forces, who used stun grenades and tear gas in an attempt to keep them out. REUTERS/Ognen Teofilovski  - RTX1PBJB

Amnesty International ayaa ku eedaysay masuuliinta Yurub inaysan u midaysnayn arrinta ku saabsan heshiiska muhaajiriinta dib loogu celinayo dalka Turkiga. Hay’addan u doodda xuquuqda aadanaha ayaa […]

 
 

Qarax Is-miidaamin Ah oo Kadhacay Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga.

Qarax Is-miidaamin Ah oo Kadhacay Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga.

Qof ayaa isku qarxiyay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto oo ku taala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxa qaraxan kudhintay ugu yaraan afar qof, […]

 
 

Baliqabriyaale Oo Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Loogu Awood Sheegtay.

Baliqabriyaale Oo Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Loogu Awood Sheegtay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa kawarbixinaya dagaaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Faraca Horseed Ee Magaalada Riyaad Ee Wadanka Sucuudiga Oo Kulmay.

Faraca Horseed Ee Magaalada Riyaad Ee Wadanka Sucuudiga Oo Kulmay.
 
 

Maalinta Xasuuqa Shacabka Ogaadeeniya oo looga Baroor diiqidoono Wadanka UK

Maalinta Xasuuqa Shacabka Ogaadeeniya oo looga Baroor diiqidoono Wadanka UK

Maalinta loo suntay in ay tahay maalinta Xasuuqa Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya ayaa ka dhici doonta qadanka UK waxaana lagu soo bandhigi doonaa Dacatiyada iyo gaboodfalada […]

 
 

Daawo: Heesta Todobaadka oo Fariin Gaar Ah Xambaarsan.

Daawo: Heesta Todobaadka oo Fariin Gaar Ah Xambaarsan.

Bahda ONA waxay idiin soo gudbinaysaa todobaadkan hees wadani ah oo fariin halgan iyo shucuur wadaniyadeed xambaarsan. Heestan oo midheheeda ay kamid yihiin * Diidi […]

 
 

Shirkii Billaha Ahaa Ee Faraca Muftaaxul-Xoriyo oo Guul Kuqabsoomay.

Shirkii Billaha Ahaa Ee Faraca Muftaaxul-Xoriyo oo Guul Kuqabsoomay.

Shalay oo Jumco ahayd taariikhduna ku beegnayd 18-03-2016 waxaa shirkoodii caadiga ee billaha ahaa isugu yimid xubnaha faraca miftaxul-Xorriyo ee jaaliyada Somalida Ogadenia ee Bariga-Africa […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Canada K Dhacay ee Gumaysiga Lagaga Soo Horjeeday.

Daawo: Mudaaharaadkii Canada K Dhacay ee Gumaysiga Lagaga Soo Horjeeday.

Jaaliyaadka Oromiya iyo Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Canada ayaa banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo Taliska Woyaanaha ku qabtay Gobolka Alberta ee dalka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay