Archive for: April, 2016

Ururka OYSU Nairobi oo Xoghaye Cusub loo doortay.

Ururka OYSU Nairobi oo Xoghaye Cusub loo doortay.

Waxaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ka dhacay Shirweynahii Ururhoosaadka OYSU Nairobi kaasi oo lagu doortay Xoghaye Cusub oo Ururhoosaadkaasi hogaamin doona Inshaa Allaah […]

 
 

Taxanaha Taariikhda Africa Iyo Gumaysigii Ree Yurub Q.3aad.

Taxanaha Taariikhda Africa Iyo Gumaysigii Ree Yurub Q.3aad.

Taxanaha taariikhdii gumaysi ee Africa iyo ree Yurub (Qaybtii 3aad) Mudo markii laga soo wareegay shirkii qaybinta afrika ayuu boqorkii biljam dhulka maanta loo yaqaan […]

 
 

Shirkii Dhaqaale Abuurka ee Qowmiyadaha Kala Duwan ee Alberta & Drs, Cibaado oo Kaqayb Gashay .

Shirkii Dhaqaale Abuurka  ee Qowmiyadaha Kala Duwan ee Alberta & Drs, Cibaado oo Kaqayb Gashay .

Maalinimadii khamiista ahayd waxaa Shir muhiimad gaar ah u leh ururada qoomiyadaha kala duwan ee ku nool gobolka Alberta Lagu qabtay libareeriga ugu wayn magaalada […]

 
 

Daawo: Muuqaal Taariikhi Ah & Dabaal-Dagga Ciidanka Xooga Dalka Ogadenya.

Daawo: Muuqaal Taariikhi Ah & Dabaal-Dagga Ciidanka Xooga Dalka Ogadenya.

Waxaad hoos ka daawataan muuqaal hore oo taariikhi ah kaasoo muujinaya Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) oo dabaaldag samaynaya. Sida caadiga ah marka ay CWXO […]

 
 

Madaxwaynaha Koonfur Africa oo Lagu Soo Eedeeyay Inuu Ku Legleeyahay Musuqmaasuq.

Madaxwaynaha Koonfur Africa oo Lagu Soo Eedeeyay Inuu Ku Legleeyahay Musuqmaasuq.

Hogaamiyaha Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa qarka u saaran in dib loogu soo oogo eedeymo gaadhaya ku dhawaad 800 oo musuqmaasuq laxidhiidha, kuwaasi oo dacwad […]

 
 

Madaxwayne Ku Xigeenka Maraykanka oo Booqasho Kadis Ah Kutagay Magaalada Baqdaad ee Caasimada Wadanka Ciraaq.

Madaxwayne Ku Xigeenka Maraykanka oo Booqasho Kadis Ah Kutagay Magaalada Baqdaad ee Caasimada Wadanka Ciraaq.

Madaxweyne kuxigeenka Maraykanka Joe Biden ayaa Khamiistii booqasho aan horey loo shaacinin ku agay magaalada Baqdaad ee caasimada wadanka Ciraaq. Booqashada Mr. Biden ayaa ah tii […]

 
 

Muxaadaro Diini ah oo cusub:Samirka iyo is caawintu qiimaha ay u leeyihiin ummad halgamaysa

Muxaadaro Diini ah oo cusub:Samirka iyo is caawintu qiimaha ay u leeyihiin ummad halgamaysa

  Caalim kamid ah culimo awdiinka Ogadenya oo haatan ku sugan xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya aya shir ay jaaliyada Ogadenya ee halkas ka howl […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Gumaysiga Lagu Edbiyay.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Gumaysiga Lagu Edbiyay.

wararka naga soo gaadhaya jiida hore ay kudagaalamayaan Ciidanka Qalabka sida ee xoraynta ogadenia iyo kuwa gumaysiga Ethiopia ayaa sheegaya dagaalo ciidanka wayaanaha lagaga dilay […]

 
 

Deg Deg: Ciidan aad u tiro badan oo Itoobiyaan oo lagu dilay Waqooyiga Itoobiya.

Deg Deg: Ciidan aad u tiro badan oo Itoobiyaan oo lagu dilay Waqooyiga Itoobiya.

War deg deg ah oo hadda soo gaadhay war qabadka ONA ayaa sheegaya in Ciidan aad u tiro badan oo Itoobiyaan oo lagu dilay Waqooyiga […]

 
 

Nine-Year Jail Term for Human Rights Defender By Oakland Institute

Nine-Year Jail Term for Human Rights Defender  By Oakland Institute

This is the most arduous time for my family. The court’s verdict against my father is a sentence against the people of Gambella, who have […]

 
 

Ban oo Dhaliilay Sharciyada EU ee Qaxootiga

Ban oo Dhaliilay Sharciyada EU ee Qaxootiga

VIENA—Ban Ki moon waa marti sharafkii ugu horeeyey ee ajnabi ah ee khudbad ka jeediya kulan uu leeyahay baarlamaanka dalka Austria. Mr. Ban ayaa welwel […]

 
 

Gudoomiye Xil culus qaban doona oo Muqdisho lagu doortay..

Gudoomiye Xil culus qaban doona oo  Muqdisho lagu doortay..

Shirweynihii labaad ee Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaliyeed (ITUSS) oo Maalintii shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayna kaso qeyb galeen ergo ka kala socday ururada […]

 
 

Cabsida La Doonayo in Saldhig Looga Dhigo Ogolaanshaha Gumaysiga – Noora Afgaab.

Cabsida La Doonayo in Saldhig Looga Dhigo Ogolaanshaha Gumaysiga – Noora Afgaab.

Waxaan ku bilaabaynaa maqaalkeena maanta hadal dhaxagal ah oo laga hayo ninka loo aaneeyo inuu yahay caqliga ka dambeeyay inay shucuubta Yurub ka xoroobaan dulmigii […]

 
 

Daawo: Dhaanto Aad U Qiimo Badan & Kooxdii Danab ee Xidigaha Bariga Africa.

Daawo: Dhaanto Aad U Qiimo Badan & Kooxdii Danab ee Xidigaha Bariga Africa.

Kooxda Danab ee Xidigaha Bariga Africa ayaa kamid ah kooxa halgan Somalida Ogadenya ee kusoo caan baxay Suugaan Halgameedka. Hadaba dhaantadan hoose oo kamid ah […]

 
 

Daawo: Gabay Xigmad badan xanbaarsan oo u tiriyay abwaan Haybe Axmed Cabdi

Daawo: Gabay Xigmad badan xanbaarsan oo u tiriyay abwaan Haybe Axmed Cabdi

Hoos ka daawo Gabay xigmad badan xanbaarsan oo u abwaan Haybe ka tiriyay shirkii PAFD ee lagu qabtay magaalada Frankfurt ee wadanka Germany.    

 
 

Mudaharaadyo Waawayn Oo Gobolka Tigray Gilgilay & Xiisado Gobolkaas Kataagan.

Mudaharaadyo Waawayn Oo  Gobolka Tigray Gilgilay & Xiisado Gobolkaas Kataagan.

Waxaa shalay Arbacadii taariikhduna ay ku beegnayd 27/4/2016 ayaa Gobolka Tigray ee dhaca woqooyiga Ethiopia kadhacay mudaharaadyo aad uwaawayn oo socday mudo dheer. Mudaharaadkan oo […]

 
 

Ururka Midowga Afrika oo sharraxay Sababaha ay u dhimeen Mushaarkii Ciidamada AMISOM

Ururka Midowga Afrika oo sharraxay Sababaha ay u dhimeen Mushaarkii Ciidamada AMISOM

Ergayga Ururka Midowga Yurub ee Arrimaha Somalia Michele Cervone D’Urso, ayaa ka hadlay sababaha ay 20% uga dhimeen Mushaaraadkii ay siin jireen ciidamada Midowga Afrika […]

 
 

Wadan Belgium oo Ugacan Galiyay Wadanka Faransiiska Saalax Cabdisalaam.

Paris shooting suspect, Salah Abdeslam, and suspected accomplice, Hamza Attou, are seen at a petrol station on a motorway between Paris and Brussels, in Trith-Saint-Leger, France in this still image taken from a November 14, 2015 video provided by BFMTV on January 11, 2016.  REUTERS/BFMTV via Reuters TV ATTENTION EDITORS - THIS PICTURE WAS PROVIDED BY A THIRD PARTY. REUTERS IS UNABLE TO INDEPENDENTLY VERIFY THE AUTHENTICITY, CONTENT, LOCATION OR DATE OF THIS IMAGE. FOR EDITORIAL USE ONLY. NOT FOR SALE FOR MARKETING OR ADVERTISING CAMPAIGNS. THIS PICTURE IS DISTRIBUTED EXACTLY AS RECEIVED BY REUTERS, AS A SERVICE TO CLIENTS. NO RESALES. NO ARCHIVE. FRANCE OUT. NO COMMERCIAL OR EDITORIAL SALES IN FRANCE. BELGIUM OUT. NO COMMERCIAL OR EDITORIAL SALES IN BELGIUM

Dowlada Belgium ayaa ku wareejisay wadanka Faransiiska, eedaysane Saalax Cabdisalaam oo kamid ahaa kooxdii weerarka ka gaysatay magaalada Paris dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay.   Saalax […]

 
 

Daawo:Abwaanad Rooda Afjano oo Gabay katirisay Tahriibta iyo waxa keenay.

Daawo:Abwaanad Rooda Afjano oo Gabay katirisay Tahriibta iyo waxa keenay.

 

 
 

Dadka Kujira Jeel-ogaadeen Oo Xaalad Adag Lasoo Daristay.

Dadka Kujira Jeel-ogaadeen Oo Xaalad Adag Lasoo Daristay.

Wararka naga soo magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa sheegaya dhibaatooyin cusub oo lasoo darsay dadka maxaabiista ah ee ku jira Jeel-ogaadeen. Warkan oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay