Archive for: April, 2016

Deg Deg: Dagaal Xalay ka Dhacay Tuulada Dalaad Ee Gobolka Qoraxay

Deg Deg: Dagaal Xalay ka Dhacay Tuulada Dalaad Ee Gobolka Qoraxay

War deg deg ah oo saaka aroornimadii hore nagasoo gaadhay gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in xalay lagu miray ciidamo kuwa gumaysiga Ethiopia ah oo kusugnaa […]

 
 

Qaar kamid ah Magacyada Qoosaskii ku Halaagsamay Musiibadii Daadadka Magaalada Jigjiga

Qaar kamid ah Magacyada Qoosaskii ku Halaagsamay Musiibadii Daadadka Magaalada Jigjiga

Warar hor dhac ah ayaa kasoo baxaya musiibadii naxdinta lahayd ee Dadka,Duunyada iyo Hantiduba ku halaagsameen ee ka dhalatay daadadkii kusoo rogmaday magaalada Jigjiga ee […]

 
 

Saraakiil Sare oo Ka Baxsaday Ciidamada Itoobiya.

Saraakiil Sare oo Ka Baxsaday Ciidamada Itoobiya.

War deg deg ah oo hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in uu is afgaran waagii  ka dhex taagnaa Hoggaaminta ururka TPLF gaar ahaan ciidamada […]

 
 

Taliyaha Xoogga Dalka Soomaliya oo Qaabbilay Wakiilka Masar ee Arrimaha Afrika.

Taliyaha Xoogga Dalka Soomaliya oo Qaabbilay Wakiilka Masar ee Arrimaha Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal Maxamed Aadan Axmed ayaa magaalada Muqdisho ku qaabbilay, wakiilka Masar ee arrimaha Afrika. Kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda […]

 
 

Maxkamada ICC oo laashay Dacwadii loo haystay Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto

Maxkamada ICC oo laashay Dacwadii loo haystay Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto

Maxkamadda dambiyada Caalamiga ah ee ICC ayaa ku dhawaaqday shalay inay laashay dacwaddii loo haystay Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto, taasoo la xiriirtay Xad-gudubyo […]

 
 

Daawo: Gabay Cusub oo Uu Tiryay Abwaan Haybe Axmed Cabdi.

Daawo: Gabay Cusub oo Uu Tiryay Abwaan Haybe Axmed Cabdi.

Gabay cusub oo u tiryay Abwaan Haybe Axmed Cabdi ee daawasho wacan.

 
 

TPLF FAMINE POLITICS AND WAITING GAME TO DECLARE FAMINE IN ETHIOPIA

TPLF FAMINE POLITICS AND WAITING GAME TO DECLARE FAMINE IN ETHIOPIA

As a public health response to disaster specialist, I can easily see clear early warning signs for famine. Famine is not coming as a surprise. […]

 
 

Ogaysiis Muhiim ah oo ku socda dhagaystayaasha Idaacada codka dadwaynaha Soomaaliyeed

Ogaysiis Muhiim ah oo ku socda dhagaystayaasha Idaacada codka dadwaynaha Soomaaliyeed

  Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dhagaystayaasha Idaacada codka dadwaynaha Soomaaliyeed, in wakhtiyadii ay idaacadu soogali jirtay, uu isbadal ku imandoono laga bilaabo 6da bisha aFraad […]

 
 

Daawo: Xafladii Lagu Soo Gabagabeeyay Shirwaynihii Isbahaysiga PAFD

Daawo: Xafladii Lagu Soo Gabagabeeyay Shirwaynihii Isbahaysiga PAFD

Daawo: Gabagabadii  Xafladii shirwaynahii Isbahaysiga PAFD.  oo ay ka dhaanteeynayaan Qoomiyadahii isbahaysiga samaystay ee Oromo, Ogaden, Ganbeela, Siidaamo iyoBishanguul.

 
 

Ilays Tv 05 April 2016 “Daad Dad Farabadan ku Qaaday Ogaadeeniya iyo Barnaamijyo kala Duwan”…

Ilays Tv 05 April 2016 “Daad Dad Farabadan ku Qaaday Ogaadeeniya iyo Barnaamijyo kala Duwan”…
 
 

Dad Shacab Ah oo Ogadenia Dhaawac Iyo Xidhay Loogu Gaystay.

Dad Shacab Ah oo Ogadenia Dhaawac Iyo Xidhay Loogu Gaystay.

Wararka ka imaanaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin aad u badan oo ay ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee aan Waxba galabsanin ee ku […]

 
 

Daawo: Sawiradii ugu danbeeyay ee kacdoonka Oromia oo wali sii socda.

Daawo: Sawiradii ugu danbeeyay ee kacdoonka Oromia oo wali sii socda.

Daawo sawiradii ugu danbeeyay ee aan maanta ka helo  kacdoonka Oromia oo wali sii socda, walow ay Itoobiya isku dayeen  in ay isgaadhsiintii oo dhan […]

 
 

Eritrea: The only African country Producing Intraocular Lenses

Eritrea: The only African country Producing Intraocular Lenses

As 600,000 Africans goes blind every year as a result of Cataract, demands for intraocular lenses produced by the only Intraocular Lens Laboratory on the […]

 
 

Daawo: Kambaniga H & M oo lagu edyay in u ka qayb qaatay dhul booka ka socda Itoobiya

Daawo: Kambaniga H & M oo lagu edyay in u ka qayb qaatay dhul booka ka socda Itoobiya

TV4 oo laga leeyahay wadanka Sweden ayaa kasoo diyaariyay warbixin ku saabsan in åt Shirkada wayn ee dharka ka ganacsada ee looyaqaano H & M […]

 
 

Human Rights Watch oo Suuriya Ku Cambeeraysay Inay U Diiday Gargaar Lagaadhsiin Lahaa Dadka Tabaalaysan

Human Rights Watch oo Suuriya Ku Cambeeraysay Inay U Diiday Gargaar Lagaadhsiin Lahaa Dadka Tabaalaysan

Hay’adda xuquuqda aadamaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawladda Suuriya aysan ka dhabaynin ballanqaadkeedii ahaa inay ogolaan doonto in gargaraka Qaramada Midoobay […]

 
 

Giriiga oo Bilaabay Dib U Celinta Qaxootiga Kaga Imaanaya Dhinaca Turkiga.

Giriiga oo Bilaabay Dib U Celinta Qaxootiga Kaga Imaanaya Dhinaca Turkiga.

Giriiga iyo Midowga Yurub ayaa billaabay inay muhaajiriinta ka daad gureeyaan jasiiradaha Lesbos iyo Chios, ayagoo u diraya dalka Turkiga.  Masaafurinta dadkan ayaa qayb ka […]

 
 

Deg Deg: Daad Qaaday Xaafado Katirsan Magaalada Jigjiga & Dad Badan Ooy Waxyeelo Kasoo Gaadhay.

Deg Deg: Daad Qaaday Xaafado Katirsan Magaalada Jigjiga & Dad Badan Ooy Waxyeelo Kasoo Gaadhay.

  War deg deg ah oo hadda ONA  soo gaadhay ayaa sheegaya in xaafado katirsan magaalada Jigjiga uu daad qaaday,  halkaasoo khasaaro laxaad leh uu gaystay, […]

 
 

Dad Haraad Ugu Dhintay Ogadenia iyo Xoolo Abaarta Ku lee’atay.

Dad Haraad Ugu Dhintay Ogadenia iyo Xoolo Abaarta Ku lee’atay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya biyo iyo baad la’aan kajirta meelo badan oo wadanka ogadenia ka mid ah, warkan oo aan kahelay […]

 
 

Gudiga Abaabulka Dhadhaab Oo Dhalinta Soomaaliwayn Lakulmay.

Gudiga Abaabulka Dhadhaab Oo Dhalinta Soomaaliwayn Lakulmay.

Gudida Abaabulka ogadenia ee xeryaha dadaab oo maanta lakulmay ururka dhalinyada soomaaliyeed ee xerada ifo Shalay oo Axad ahayd taariikhduna kubeegnayd 03/04/2016 waxaa xerada qoxootiga […]

 
 

Deg Deg: Saraakiil Badan oo ka tirsanaa qaybta 24aad ee ciidanka Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay.

Deg Deg: Saraakiil Badan oo ka tirsanaa qaybta 24aad ee ciidanka Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay.

War naga soo gaadhay gobolka Tigrega ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay saraakiil badan oo ka tirsanaa qaybta 24aad ee ciidanka Itoobiya. Xidhaygan saraakiisha ciidanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay