Archive for: April, 2016

Faah-faahin ku saabsan Heshiiskii Dowaldda Federaalka iyo Puntland oo si rasmi ah loo saxiixay -akhri heshiiska

Faah-faahin ku saabsan Heshiiskii Dowaldda Federaalka iyo Puntland oo si rasmi ah loo saxiixay -akhri heshiiska

Waxaa xalay oo Axad ahayd qalinka lagu duugey Heshiiska Garoowe, kaas oo wada hadalkiisu socdey muddo todobaad ah, isla markaana maanta dib uga dhacay xiligii […]

 
 

TPLF Fought to Liberate Tigray Not Ethiopia

TPLF Fought to Liberate Tigray Not Ethiopia

When the ethnic apartheid rebels of the Tigray People’s Liberation Front (TPLF) went into the bush, they were motivated to do so in order to […]

 
 

Garoonka Brussels ee Looyaqaano ”Zeventem” oo Dib Loofuray.

Garoonka Brussels ee Looyaqaano ”Zeventem” oo Dib Loofuray.

Masuuliyiinta garoonka Brussels waxay sheegeen in saddex diyaaradood ay ka kici doonaan garoonka ooy aadi doonaan saddex goobood oo qaaradda Yurub ku yaala. Garoonka Zeventem […]

 
 

Madaxwaynaha Turkiga oo Ka Cadhooday Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwayne Obama.

Madaxwaynaha Turkiga oo Ka Cadhooday Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwayne Obama.

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dhayib Erdogan, ayaa sheegay in uu ka cadhooday hadalka Madaxweyne Obama ee uu ku sheegay in ay sii baaba’ayso xoriyadda saxaafadda ee […]

 
 

Dad Shacab Ah oo Meelo Ogadenia Kamid ah Lagu Dhibaateeyay.

Dad Shacab Ah oo Meelo Ogadenia Kamid ah Lagu Dhibaateeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Nogob iyo Jarar ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku […]

 
 

Petition Intended to Stop the Killings of Oromo Women and Children

Petition Intended to Stop the Killings of Oromo Women and Children

We are saddened to the wide spread killings and imprisonments in Oromia. The killings and imprisonments are unjust and we believe that you are also […]

 
 

ETHIOPIA IS FACING DANGER: IT IS UP TO CHILDREN TO RESCUE HER

ETHIOPIA IS FACING DANGER: IT IS UP TO CHILDREN TO RESCUE HER

That Ethiopia is at the cross-road is becoming clearer and clearer by the day. We are witnessing mass uprisings by citizens all over the country […]

 
 

Afar Qof oo Maleeshiyaan Ah oo Dabley Hubaysan Ay Qafaasheen.

Afar Qof oo Maleeshiyaan Ah oo Dabley Hubaysan Ay Qafaasheen.

4-qof oo u dhashay dalka Maleeshiya ayaa laga qafaashay biyaha u dhaxeeya Maleeshiya iyo Filibiin, halkaasoo caan ku ah hawlgalalda kooxo islaamiyiin ah. Dadkani ayaa lagu […]

 
 

Dagaal Dhexmaray Ciidanka Azerbayjan & Dagaal Yahanka Nagorno Karabakh.

Dagaal Dhexmaray Ciidanka Azerbayjan & Dagaal Yahanka Nagorno Karabakh.

Dagaal culus ayaa dhex maray ciidammada waddanka Azerbayjan iyo kuwa gooni u goosadka ee gobolka Nagorno Karabakh. Azerbayjan ayaa sheegtay in ciidammadeeda qalabka sida ay […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inay Duqayn Ku Dileen Mid Kamid Ah Madaxda Al-Shabaab.

Maraykanka oo Sheegay Inay Duqayn Ku Dileen Mid Kamid Ah Madaxda Al-Shabaab.

Wasaarada Difaaca ee Maraykanka ayaa xaqiijisay in Xassan Cali Dhoore oo ka tirsanaa hogaanka kooxda Al Shabaab ay la beegsadeen duqeyn diyaaradaha Drone ka ah loo […]

 
 

Daawo: Filimkii Argagaxa Casaa Ee laga Mataley Xasuuqa ka Dhaca Ethiopia..

Daawo: Filimkii Argagaxa Casaa Ee laga Mataley Xasuuqa ka Dhaca Ethiopia..
 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Birqod Dad Badan Ku Xidh Xidhay.

Ciidanka Gumaysiga oo Birqod Dad Badan Ku Xidh Xidhay.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan oo ay ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan Birqod […]

 
 

Madaxda Isbahaysiga PAFD oo shir jaraaid si wadajir ah ugu qabtay magaalada Asmara

Madaxda Isbahaysiga PAFD oo shir jaraaid si wadajir ah ugu qabtay magaalada Asmara

Madaxda isbahaysiga cusub ee PAFD ayaa shir jaraaid ku qabtay caasimada wadanka Eritrea ee Asmara,kadib markay soo gabagabeeyeen shir maalmihii lasoo dhaafay uga socday halkaasi. […]

 
 

Ilays Tv 02 April 2016 ” Warar iyo Barnaamijyo kala Duwan…”

Ilays Tv 02 April 2016 ” Warar iyo Barnaamijyo kala Duwan…”
 
 

Deg Deg: Wafti Kasocda Midawga Yurub oo La Kulmay Xisbiyada Mucaardka Itoobiya.

Deg Deg: Wafti Kasocda Midawga Yurub oo La Kulmay Xisbiyada Mucaardka Itoobiya.

War hadda magaaalda Addis Ababa naga soo gaadhay ayaa sheegaya in uu la kulmay wafti balaadhan oo ka socda midowga Yurub ururada mucaaradka Itoobiya.  Warkan […]

 
 

Gobollada Shabeelle iyo Jarar oo Wayaanaha Cashir Loogu Dhigay.

Gobollada Shabeelle iyo Jarar oo Wayaanaha Cashir Loogu Dhigay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Shabeelle iyo Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa ka warbixinaya 2 dagaal oo ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu naafeeyay. Warkan oon kahelay wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ee ONA […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Oo Dad Shacab ah Kulaayay Ogadenia.

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Oo Dad Shacab ah Kulaayay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu jeelasha magaalada kudileen dad shacab ah oo ugardaduubnaa qaarna […]

 
 

Daawo: Heesta Shidaalka Ogadenya ” Ruuxii Shanta Saaraa Wuu Shalaytoon”.

Daawo: Heesta Shidaalka Ogadenya ” Ruuxii Shanta Saaraa Wuu Shalaytoon”.

Shacabka Ogadenya meel kasta oo ay joogaan yar iyo weynba waxay wacad iyo sharad ku galeen inay difaacaan dalkooda iyo kheyraadkiisa wax kasta haku qaadatee. […]

 
 

Eedaymo Loosoo Jeediyay Ciidanka Faransiiska ee Nabad Ilaalinta U Jooga Dalka Afrikada Dhexe.

Eedaymo Loosoo Jeediyay Ciidanka Faransiiska ee Nabad Ilaalinta U Jooga Dalka Afrikada Dhexe.

Wadanka Faransiiska ayaa ballan qaaday inay faah faahin buuxda ka bixiso eedaymaha loosoo jeediyay ciidamada nabad ilaalinta ee ka jooga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe in ay […]

 
 

Amnesty oo Turkiga Ku Eedaysay Dib U Celinta Qaxootiga Turkiga.

Amnesty oo Turkiga Ku Eedaysay Dib U Celinta Qaxootiga Turkiga.

Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee loo yaqaano Amnesty International ayaa sheegtay in Turkiga uu kummanaan qaxooti Suuriya ah uu ku khasbay in ay dib dalkooda ugu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay