Archive for: April, 2016

Liberia oo Markale Lagu Arkay Cudurka Dilaaga Ah ee Ebola & Haweenay U Dhimatay Cudurkaas.

MONROVIA, LIBERIA - AUGUST 17:  A Liberian burial team wearing protective clothing retrieves the body of a 60-year-old Ebola victim from his home on August 17, 2014 near Monrovia, Liberia. The epidemic has killed more than 1,000 people in four African countries, and Liberia now has had more deaths than any other country.  (Photo by John Moore/Getty Images)

Masuuliinta caafimaadka ee dalka Liberia ayaa sheegaya in qof dumar ah ay u dhimatay cudurka Ebola, bil kaddib markii cudurkaasi la sheegay inuu ka dhammaaday […]

 
 

Shirkii Faraca Horseed ee Magaalada Riyaad Oo Si heer sare ah u qabsoomay.

Shirkii Faraca Horseed ee Magaalada Riyaad Oo Si heer sare ah u qabsoomay.

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 1/4/16 waxaa magaalada Riyaad ee Caasimada Wadanka Boqortooyada Sucuudiga ka qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee Faraca Horseed […]

 
 

OYSU-Yeman oo u qabsoomay shir heer sare ah magaalada Sanca.

OYSU-Yeman oo u qabsoomay shir heer sare ah magaalada Sanca.

    Ururka Dhalinyarada Ardayda Somalida Ogadenia OYSU Ee Wadanka Yeman Gaar ahaan Magala madaxda dalkaas ee Sanco ayaa kulankoodii cadiga ahaa ee todobaadka kagana […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi.

Waxaad hoos ka daawataan Muxaadaro aad u qiimo badan oon idiin soo xullay todobaadkan. Muxaadaradan ayaa ciiwaankeedu yahay * Jacaylka Alle & Rasuulka*. Waxaa Muxaadaradan […]

 
 

Daawo: Abaarta Ba’an & macaluusha ka jirta Itoobiya

Daawo: Abaarta Ba’an & macaluusha ka jirta Itoobiya

Sida aynu la wada socono Itoobiya ayaa sheegata in ay dhinaca dhaqaalaha ku horumartay hasa yeeshe, waxaa cadaatay in aysan waxba ka jirin sheegashada ay […]

 
 

EU Parliament Resolution On Eritrea: Misinformation or Political Bias?

EU Parliament Resolution On Eritrea: Misinformation or Political Bias?

By Ministry of Foreign Affairs, The European Parliament’s resolution on Eritrea (2016/25999(RSP)) is appalling for its gratuitous, and grossly distorted, depiction of facts and events […]

 
 

Maxkamada Sare ee Koonfur Africa oo Go’aan Ka Gaadhay Dacwad Kadhan Ahayd Madaxwaynaha Dalka.

Maxkamada Sare ee Koonfur Africa oo Go’aan Ka Gaadhay Dacwad Kadhan Ahayd Madaxwaynaha Dalka.

Maxkamada sare ee wadanka Koonfur Afrika ayaa go’aan ka gaadhay dacwad ka dhan ah Madaxweyne Jacob Zuma oo la xidhiidha lacagta dowladda oo lagu bixiyay […]

 
 

Maraykanka oo Qorshaynaya In Maxaabiis Horleh Laga Siidaayo Jeelka Guantanamo.

Maraykanka oo Qorshaynaya In Maxaabiis Horleh Laga Siidaayo Jeelka Guantanamo.

Masuuliin ka tirsan Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka (Pentagon) oo saxaafada xog siiyey ayaa sheegay in dhawaan koox horleh oo ka tirsan maxaabiista ku xidhan Xabsiga […]

 
 

Dad Ku Dhintay Qarax Ismiidaamin Ah oo Gaalkacayo Ka Dhacay.

Dad Ku Dhintay Qarax Ismiidaamin Ah oo Gaalkacayo Ka Dhacay.

5 qof ayaa ku geeriyootay weerar is-miidaamin ah oo ka dhacay banaanka hore ee Hotelka Uunlaaye Mehered ku taaley oo shaaha laga cabo. Ururka Al-Shabaab ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay