Archive for: April, 2016

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

wararka ka imaanaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka gumaysigu ku hayaan dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan wadanka […]

 
 

Daawo: Ilays TV oo waraysi la yeeshay mudane Cadaani Hirmooge

Daawo: Ilays TV oo waraysi la yeeshay  mudane Cadaani Hirmooge
 
 

Daawo: Wax qabadka sanadkii 2015ka ee Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Norway

Daawo: Wax qabadka sanadkii 2015ka ee Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Norway
 
 

FOUR MISSING OROMO FEDERALIST CONGRESS MEMBERS, CO-DEFENDANTS APPEAR IN COURT

FOUR MISSING OROMO FEDERALIST CONGRESS MEMBERS, CO-DEFENDANTS APPEAR IN COURT

Twenty two defendants, including four missing senior members of the opposition Oromo Federalist Congress (OFC) have appeared at the Federal High Court 19th Criminal Bench […]

 
 

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka South Sudan oo Magaalada JUBA ku laabtay

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka South Sudan oo Magaalada JUBA ku laabtay

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka South Sudan oo Maanta Magaalada JUBA ku laabtay (SAWIRRO) 0 0 Google +0 0 Talaado, Abriil 26, 2016 (HOL) — Hoggaamiyaha Mucaaradka […]

 
 

Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Soomaliya oo ka badbaadiey dil

Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Soomaliya oo ka badbaadiey dil

Qarax iyo rasaas is-xigta ayaa laga maqley degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, waxaana wararka ka soo baxayaaa sheegayaan in la weeraray guri uu deganaa Xildhibaan […]

 
 

Shirkii bilah ahaa oo jaaliyada Edmonton uqabsoomay Dr cibaado xirsi mahad kal qayb gashay.

Shirkii bilah ahaa oo jaaliyada Edmonton uqabsoomay Dr cibaado xirsi mahad kal qayb gashay.

Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton ayaa maalinimadii axada isugu timid shirkeedii bilaha ahaa ,waxaa shirka goob joog ahaa Dr cibaado xirsi oo ka mid […]

 
 

Saraakiil Sare oo ka tirsanaa ciidanka Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay ogow sababta

Saraakiil  Sare oo ka tirsanaa ciidanka Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay ogow sababta

  War naga soo gaadhay  Wasaarada Gaashandhiga ee Itoobiya  ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay  laba saraakiil  oo sare ka tirsanaa ciidanka Itoobiya. Saraakiishan sare […]

 
 

Dhac, Xidhay Iyo Jidh-dil Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.

Dhac, Xidhay Iyo Jidh-dil Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ( JWXO ) ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan oo ay ciidanka […]

 
 

More violence forecast in Ethiopia’s Gambella as death toll rises

More violence forecast in Ethiopia’s Gambella as death toll rises

Escalation of violence in Gambella needs to be addressed, experts. The most recent violence was sparked by an NGO vehicle with an Ethiopian driver running […]

 
 

Sacuudiga oo isbadalo ku samaynaya dhaqaalihiisa

Sacuudiga oo isbadalo ku samaynaya dhaqaalihiisa

Dowladda Sacuudiga ayaa ansixisay qorshe isbadalo wayn lagu samaynayo oo loogu tala galay in lagu casriyeeyo, dhowr noocna looga dhigo dhaqaalaha Sacuudiga. Qorshaha ayaa ah […]

 
 

Cruz Iyo Kasich Oo U Heshiiyey Trump

Cruz Iyo Kasich Oo U Heshiiyey Trump

Labadan musharax ayaa isla gartay in John Kasich uusan olole doorasho ka sameyn gobolka Indiana, halka Cruz uusan ka ololeyn doonin gobollada Oregon iyo New […]

 
 

Kulan dastuurka Soomaaliya looga hadlaayo oo Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey

Kulan dastuurka Soomaaliya looga hadlaayo oo Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey

  Guddiga dib-u-eegista Dastuurka Federaalka Soomaaliya ayaa shalay  soo gebagebeeyey kulan maalintii shalay ka furmey magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlaayey dib u eeegista dastuurka. […]

 
 

Ilays Tv 26 April 2016 ” Waraysi Af-hayeenka Ururka ONLF + China Vs USA”…

Ilays Tv 26 April 2016 ” Waraysi Af-hayeenka Ururka ONLF + China Vs USA”…
 
 

Deg Deg: Mudaharaadayaal cadhaysan oo dhagxiyey baabuur Madaxweynaha Gambella.

Deg Deg: Mudaharaadayaal  cadhaysan  oo dhagxiyey baabuur Madaxweynaha Gambella.

Wrarka ka imaanaya Gobolka Gambella ayaa sheegaya in dad badan oo horleh lagu laayay gobolkaas. Warku waxa uu intaas ku darayaa in dadkan hadda la […]

 
 

Waraysi Ilaystv la yeelatay gudoomiyaha H. A. bulshada iyo Adeega dadwaynaha Mudane Ahmed Yasin Sh

Waraysi Ilaystv la yeelatay gudoomiyaha H. A. bulshada iyo Adeega dadwaynaha  Mudane Ahmed Yasin Sh

Daawo: waraysi Ilaystv layeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada iyo Adeega Dadwaynaha Mudane Ahmed-yasin Sh Ibrahim. Waraysigan oo ka jawaabaya su aalo badan oo ay dadwaynu […]

 
 

Shirkii Bilaha Ahaa Ee OYSU Ifo oo Sifiican Uqabsoomay.

Shirkii Bilaha Ahaa Ee OYSU Ifo oo Sifiican Uqabsoomay.

SHIRKII BILLAHA AHAA EE OYSU IFO OO MAANTA SIFIICAN UQABSOOMAY Maanta oo ahayd maalin Axad ah taariikhduna kubegnayd  24/04/2016  waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka […]

 
 

Ethiopia Charges Prominent Opposition Member Bekele Gerba, Others with Terrorism

Ethiopia Charges Prominent Opposition Member Bekele Gerba, Others with Terrorism

by Mahlet Fasil (Addis Standard) — Prosecutors have today charged 22 individuals, including prominent opposition member Bekele Gerba (pictured), first secretary general of the opposition Oromo […]

 
 

Wadanka Norway oo Ku Dhawaaqay Inay Qaxootiga Aan Daganaanshaha Haysanin Dib U Celin Doonto.

Wadanka Norway oo Ku Dhawaaqay Inay Qaxootiga Aan Daganaanshaha Haysanin Dib U Celin Doonto.

Horaantii bishan April, 2016 ayaa Wasiirada Arimaha Soogalootiga wadanka Norwey haweenayda lagu magaacabo Sylvi Listhaug soo rogtay go’aan cusub oo ah in dadka qaxootiga ah ee magangalyada […]

 
 

Hogaamiyaha Jarmalka oo Booqatay Xeryaha Qaxootiga Suuriya ee Kusugan Dalka Turkiga.

Hogaamiyaha Jarmalka oo Booqatay Xeryaha Qaxootiga Suuriya ee Kusugan Dalka Turkiga.

Hogaamiyaha dalka Jarmalka haweenayda lagu magacaabo Angela Merkel oo booqasho kutagtay dalka Turkiga ayaa booqatay xeryaha qaxootiga ee ku yaal koonfurta dalka Turkiga. Socdaalka Merkel ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay