Archive for: April, 2016

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan gayiga Ogadenia. […]

Halgamayaalku wixii Guul ah oy Cadowga ka gaadhaan, waxaa looga qorayaa Camal suuban! By: Xaaji M/Rashiid Suuratu Towbah, Aayada 120 aad- وَلَا يَنَالُونَ مِن عَدُوٍّ نَّيْلًا إِلَّا كُتِبَ لَهُم بِهِ عَمَلٌ صَالِحٌ

Halgamayaalku wixii Guul ah oy Cadowga ka gaadhaan, waxaa looga qorayaa Camal suuban! Bismillaah Alxamdu Lillaah- Dadkii la socday qaadaa dhiga Aayadaha Qur’aanka kariimka ah […]

Daawo: Waxa Markale Qabsaday Wasiirka Arrimaha Dibada ee Woyaanah oo Sweden Lagu Fashiliyay.

Daawo: Waxa Markale Qabsaday Wasiirka Arrimaha Dibada ee Woyaanah oo Sweden Lagu Fashiliyay.

Sida aad la socotaan waxa baryahan dambe sii badanaysa nacaybka looqabo masuuliinta dawlada Itoobiya ee ay kataliyaan Woyanahu: Halkan hoose kadaawo Wasiirka Arimaha Dibada ee […]

Dhagayso: Hees Wadani Ah oo uu Allifay Abwaan Cabdijabaar Indhacade.

Dhagayso: Hees Wadani Ah oo uu Allifay Abwaan Cabdijabaar Indhacade.

Waxaa soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA hees cusub oo uu soo allifay isla markaana uu ku luuqaynayo Al-Abwaan Cabdijabaar Indhacade oo kamid ah […]

Gobolka Gambella oo Mudaharaad Kadhacay Ciidan Badana Lasoo Dhoobay.

Gobolka Gambella oo Mudaharaad Kadhacay Ciidan Badana Lasoo Dhoobay.

Wararka ka imaanaya Gobolka Gambella ayaa sheegaya in dad badan oo horleh lagu laayay gobolkaas. Warku waxa uu intaas ku darayaa in dadkan hadda la […]

Duqa Magaalada London oo Cambaarayn Kulul Kala Dul Dhacay Madaxwayne Barack Obama.

Duqa Magaalada London oo Cambaarayn Kulul Kala Dul Dhacay Madaxwayne Barack Obama.

Duqa magaalada London Boris Johnson ayaa cambaareeyay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo booqasho ku jooga wadanka Ingiriiska inuu cadaawad gaar ah u hayo shacabka UK. Mr. […]

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo Muqdisho Dib Ugu Soolaabtay Kadib Socdaal uu Kutagay Turkiga & Ruushka.

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo Muqdisho Dib Ugu Soolaabtay Kadib Socdaal uu Kutagay Turkiga & Ruushka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa shalay dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu safaro shaqo ku kala bixiyey dalalka Turkiga iyo Ruushka. […]

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudiga Oo Nabad Ku Dhamaaday.

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudiga Oo Nabad Ku Dhamaaday.

Shalay oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 22 / 4 / 16 waxaa shirkoodii caadiga ahaa isugu yimid jaaliyada s.ogadeniy ee boqortooyada sucuudiga. Shirka […]

Daawo: Rug cadaa Soomaliyaha oo ka hadlay Shirkii maalinta xasuuqa Ogadeniya oo London lagu qabtay

Daawo: Rug cadaa Soomaliyaha oo ka hadlay Shirkii maalinta xasuuqa Ogadeniya oo  London lagu qabtay

  Cornel Cumar Saleebaan Cilmi oo ah Rug cadaa Soomaliyeed oo ka mid ahaa marti sharaftiii ka soo qayb gashay maalintii xasuuqa Ogadeniya oo London […]

Muxaadaro Aad muhiim U Ah oo Dhagaxlay Lagu Qabtay.

Muxaadaro Aad muhiim U Ah oo Dhagaxlay Lagu Qabtay.

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 22/4/16 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay muxaadaro aad muhiim u ah oo ay […]

Kilika Hararida oo qas siyaasadeed oo xoog badani ka taaganyahay.

Kilika Hararida oo qas siyaasadeed oo xoog badani ka taaganyahay.

Warar rasmi ah oo ONA soo gaadhaya ayaa sheegaya in u qas siyaasadeed oo xoogani u ka taaganyahay Kililka Hararida. Qasankan siyaasadeed ayaa baryahan danbe […]

Ururka Culimada Ogadenia Oo Xaflad Khatin Ah Kuqabtay Xagardheere.

Ururka Culimada Ogadenia Oo Xaflad Khatin Ah Kuqabtay Xagardheere.

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 22 / 4 / 16 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi ka soo dhamaaday xaflad khatin […]

Ruushka oo sheegay in Somalia uu Hub ka iibin doono haddii laga qaado Cuna-qabateynta Hubka

Ruushka oo sheegay in Somalia uu Hub ka iibin doono haddii laga qaado Cuna-qabateynta Hubka

Xukuumadda Ruushka, ayaa shaacisay inay Somalia hub ka iibinayso, haddii Qaramada Midoobay ay si rasmi ah uga qaado cunno-qabteynta hubka ah ee saaran. Afhayeen u […]

Qarax Kadhacay Warshad Shidaalka Lagu Sifeeyo oo Kutaala Dalka Mexico.

Qarax Kadhacay Warshad Shidaalka Lagu Sifeeyo oo Kutaala Dalka Mexico.

Sida ay sheegayaan warar laga helay saxaafada dalka Mexico, in ay Ugu yaraan 3 qof ku dhimatay qarax weyn oo Arbacadii ka dhacay Warshad weyn […]

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Maxamad Rashaad.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Maxamad Rashaad.

Waxaad hoos ka daawataan Muxaadaro aad u qiimo badan oon idiin soo xullay. Muxaadaradan ayaa ciiwaankeedu yahay * Hooyada Wanaagsan*. Waxaa Muxaadaradan soo jeedinaya Sheekh […]

Daawo: Khudbadihii Qaar Kamid Ah Qawmiyadaha Ethiopia Gumaysato Ay Ka Jeediyeen Xuska Maalintii Xasuuqa Ogadeniya ee London Lagu Qabtay

Daawo: Khudbadihii Qaar Kamid Ah Qawmiyadaha Ethiopia Gumaysato Ay Ka Jeediyeen Xuska Maalintii Xasuuqa Ogadeniya ee London Lagu Qabtay

Waxaad hoos ka daawataan mid kamid ah khudbadihii ay ka jeediyeen masuuliin kamid ah ururrada matala shucuubta ay Itoobiya gumaysato ee ku dhaqan magaalada London […]

Taxanaha Taariikhda Africa Iyo Gumaysigii Ree Yurub Q.2aad.

Taxanaha Taariikhda Africa Iyo Gumaysigii Ree Yurub Q.2aad.

Mudadii u dhaxaysay qarnigii 15aad ilaa horaantii qarnigii 19aad wadamada ree yurub wax wara oo la tilmaami karo kama aysan haysanin Africa, marka laga reebo […]

QM oo Shaacisay in Guddi loo Saaray Baadhista Mashaqadii Ka Dhacday Badda Mediterranean-ka

QM oo Shaacisay in Guddi loo Saaray Baadhista Mashaqadii Ka Dhacday Badda Mediterranean-ka

Haweenay u hadashay Hay’ada Qoxootiga Adduunka ee UNCHR ayaa shaaca ka qaaday in baadhitaanka tirada dadkii lasocday doonidii ku degtay Badda Mediterranean-ka iyo tirada ku dhimatay […]

Saxaafada Dalka Sweden oo Mudane Cabdullahi Xuseen Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeelatay.

Saxaafada Dalka Sweden oo Mudane Cabdullahi Xuseen Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeelatay.

Mudane Cabdulaahi Xuseen oo waraysi dheer oo meelo badan taabanaya siiyay warbaahin laga leeyahay wadanka Sweden aadna wax uga qorta xaalada Itoobiya. Waraysigan oo ku […]

11 U.S. Senators Condemn Human Rights Violations In Ethiopia.

11 U.S. Senators Condemn Human Rights Violations In Ethiopia.

Supporting respect for human rights and encouraging inclusive governance in Ethiopia. Whereas the first pillar of the 2012 United States Strategy Toward Sub-Saharan Africa is […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay